Page 1 of 1

Nimcaan Hilaac is Coming

Posted: Mon Dec 04, 2017 6:27 pm
by MujahidAishah
Back home :blessed:

I knew nimcaan was on he’s back when I saw him on RTD and hamda asma bk and that nacas axmed zaki went to Djibouti..

Laabsalax miskinka got kicked out of geeska war ninku laf xuma

Nimcaan C/Raxman Hassan HIlaac good to have you back inabti :up:

Ps:

Aw Rasta huuno informing on anshax he is hayaaay :lawd:

Re: Nimcaan Hilaac is Coming

Posted: Tue Dec 05, 2017 7:11 am
by AwRastaale
Loooooool Aishah adigu sanad kastaba nin bad ku haysta dee

Anshax is MIA.

Ti Hamda Queen won’t answer her snaps iyadan jar nahaye.

Nimcan miyu so ilko beelay sidi Yurub Geenyo? Inar bahasha cambuuladu waba dhagax oo mala ti Jabuuti ee aad sheegi jirten baba la qatay (forgot its weird name)..


Konfuur heeso ma yalan dee adoo niikiya mooye. Of course he needs to return to the suugan.

Re: Nimcaan Hilaac is Coming

Posted: Tue Dec 05, 2017 3:39 pm
by MujahidAishah
Indr kaan arko hodan baan ku sheega

Lkn Anshax wlhi waa :diddy: especially in this video had me like :damn: who this niiga




War xamda wey dhimaatay tuu love oo aan aqaan bey sxb la noqotay marka aun xamda :meles:

Nimcaan naftiisa buu uu yaab with all the qarxas marka wlc home inabti baan leeyahay :bless:

Haricot haa cayayen kuwan xafadaha hargeysa lugu iibo ha moodin kaa Djibouti was xeer sare

Re: Nimcaan Hilaac is Coming

Posted: Wed Dec 06, 2017 9:49 am
by X.Playa
I guess all his Hargeysa groupies knickers is getting wet including Aworomo and his sisters

Re: Nimcaan Hilaac is Coming

Posted: Thu Dec 07, 2017 11:12 pm
by xiimaaya
Most of their songs makes u puke. No talent assholes.

Waar wuxu ma sheeko baa mise waa Hees.

Re: Nimcaan Hilaac is Coming

Posted: Fri Dec 08, 2017 7:33 am
by Alphamale1
xiimaaya wrote: Thu Dec 07, 2017 11:12 pm Most of their songs makes u puke. No talent assholes.

Waar wuxu ma sheeko baa mise waa Hees.

They are basically Karaoke singers