Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

The imagery is old, they haven't updated for three years. :lol: :lol:
Image
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by X.Playa »

somalidu magac shisheeye iyo af shisheeye jeclaa. waxan aad uga naxaa marka jaahil sida Faysal Cali Dhurwaa oo kale 4tii eriba lama ingiriisi ah ku dara .

Waxa kaloon la yaabaa dukaan kaste ama meherad kaste ama iskuul kaste ama dhakhtar ama wasaarad, waxa af Carabi loogu qoro magacyadooda?? Carabtan dalka dagta baan arki waayay ama umadan af carabiga ku hadasha ee dalka dagan.

magacayadii soomaalida ahaa xataa imika la diid.

waxan ku qosli jiray 60 jir Faysal la yidhaahdo... weligay ma arag faysal cali waraabe ka hor, imika waxa soo baxay, zakariya, nucmaan, caydaruus, cadnaan , fawsi loool iyo nin la yidhaahdo Najax.

waar umadan yaa toosiya oo wax u sheega, walee meel xun bay ku socdaane,
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

How about this xaafad - Xaafadda Plaza - it didn't even exists 10 yeras ago - Afka qalaad :meles:

Image
Image
Image
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Xaafadda - Sheffield - Ex Aktoobar - fock the foreign names
Image
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by X.Playa »

October ta lafteedu waa tii kacaankii afweyne Oct 21 . waa magac nijaas ah.

Hargaysaa ka daran oo xaafad kaste mid reerkooda ah oo laba qori ka riday SNM ugu magac daray. weligay ma maqal Maxamuud Haybe , how can he deserve an entire section of Hargaysa when Maxamed Cali and Lixle don't even have an street named after them. waa qabyaalad hoose oo qudhun ah,

Maxamuud Haybe , hebel Dhagax , Hebel Shiine , hebel Koodbuur,. waa magacayo qabyaalad cad ah oo badalay magacyadii taariikhdiga ahaa , Iftin , Guryasamo, juun, etc.

bal ka waran qof ajnabi ah , magacayadan wada terrorist ka ah yaaba ku dhawaaqi kara.
Last edited by X.Playa on Wed Dec 06, 2017 1:29 pm, edited 1 time in total.
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by TheLoFather »

X.Playa wrote: Wed Dec 06, 2017 1:11 pm somalidu magac shisheeye iyo af shisheeye jeclaa. waxan aad uga naxaa marka jaahil sida Faysal Cali Dhurwaa oo kale 4tii eriba lama ingiriisi ah ku dara .

Waxa kaloon la yaabaa dukaan kaste ama meherad kaste ama iskuul kaste ama dhakhtar ama wasaarad, waxa af Carabi loogu qoro magacyadooda?? Carabtan dalka dagta baan arki waayay ama umadan af carabiga ku hadasha ee dalka dagan.

magacayadii soomaalida ahaa xataa imika la diid.

waxan ku qosli jiray 60 jir Faysal la yidhaahdo... weligay ma arag faysal cali waraabe ka hor, imika waxa soo baxay, zakariya, nucmaan, caydaruus, cadnaan , fawsi loool iyo nin la yidhaahdo Najax.

waar umadan yaa toosiya oo wax u sheega, walee meel xun bay ku socdaane,
Actually in Hargeisa (from what I have seen during my recent visit late 2016) the vast majority of private and public institutions and establishment displayes their signage and front displays in English with many having English names or combination of English and Somali.
But I totally agree Somalis love very much everything foreign it is as if iney ciilbaxnimo katahey oo ilbaxnimo ey latahey jeceylka wax kastoo shisheeye ah ama shisheeye leeyahey.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by X.Playa »

Jamaacada Camuud meel kaste waxa ku qoran af Carabi ilaa xafiiska madaxweynaa jaamacada. waxan is idhi jin Carab ah ayaa somaliland ku nool oo af Carabiga akhrista.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Xaafadda Caqiibo - Good Somali name
Image
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by X.Playa »

waar meesha dhir iskaga beera , halkan ayaabay siigadii iga soo gaadhay sawirada kaliya. at least Burco have better city zoning and planning . Hargaysa waxa la moodaa caasimad nin waalani dhisay , complete madness in color , design .

somalidu ma taqaan wax la yidhaahdo " harmony" waa in midabada iyo design ku insha bani aadamka soo dhaweeyaan. daar dhan oo green , brown and yellow . my god.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Xaafadda Abu Dabay - Abu Dhabi - another foreign name
Image
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Haddii dhir fiican lagu beero, Burco waxay noqon lahayd, heersare, waddooyinka waxaad moodaa qaar Wadamadd galbeedka nalooga keenay. ilaahay baan ugu shukriyaa markaan burco gaadhi ku dhex wato- waxaad dareemaysaa nafis iyo debec anaan saayida.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Xaafadda Jarmalka - more foreign names
Image
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Tuurta tuurwaa -
Image
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by kaliil »

Anigu dhawr goor oo burco booqasho ku tegey waan ka helay.wadooyin waaweyn ayay leeyihiin,magaaladu jawi fiican ayay leedahay,maceeshada iyo wax waliba hargeysa way ka jabanyihiin dadka degena dad daacada oo qalbi fiican ayay u badanyihiin.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Burco - Xaafadda - Kandahaar!!

Post by KingWaslawi »

Xaafadda London - London :lol:
Image
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”