Page 1 of 1

DAMN THESE CARABS!!!!

Posted: Mon Nov 28, 2005 11:36 am
by xoogSADE14
http://www.allwadani.com/news%20desk_copy(97).htm

Caruur Soomaaliyeed oo ku dhimatay Wadanka Yaman kadib Cunto kasoomid ay sameeyeen.

[Allwadani Nov28, 2005]: Warar laga helayo Dad Soomaaliyeed ee kusugan Wadanka Yaman oo lasoo xiriiray Xafiiska Allwadani ee Muqdisho ayaa sheegaya in Waddankaasi ay ku geeriyoodeen 2-caruur oo Soomaali ah oo kamid ahaa qaxooti Soomaaliyeed oo aad u fara badan oo kusugnaa wadankaasi.

Dhimashada 2-dani caruur ayaa timid kadib markii ay kudayadeen dad iyaga kawaaweyn oo kasameeyay wadanka Yaman Cunto Kasoomid iyagoo doonaya in Hey’adaha qaxootiga ay wax u qabtaan lakin ay ku hungoobeen.

Soomaali aad u fara badan oo qaxooti ah ayaa hordhooban sida wararka aanu ku heleyno Xarunta Hey’adda Qaramada Midoobay qaxootiga u qaabilsan UNHCR ee Wadanka Yaman waxayna codsanayaan in loo aqoonsado qaxooti lana dejiyo meelo ku haboon.

23-kii isla bishan ayay aheyd markii ay gabar Soomaaliyeed ku dhaawacan Rasaas ka dhacday xarunta UNHCR ee Sanca, waxayna rasaastu timid kadib markii dhalinyaro Qaxooti Soomaaliyeed ah ay iskudayeen in ay Xoog ku galaan xarunta UNHCR lakin Askartii halkaa ilaalineysay ay rasaas ku fureen si ay u kala furdaamiyaan.

Ma ahan markii ugu horeysay oo Qaxooti Soomaaliyeed ay ku geeriyoodaan wadan aan koodii aheyn iyagoo markaa raadinaya nolol kawanaagsan midkii ay dalkooda ku heysteen tiiyoo loogu badalayo in ladilo ama ladhaawaco.

Waxaa isweydiin mudan Shacabkani Soomaaliyeed ee Sidaasi ugu dhiban Qurbaha ayna ku qasbeen arrintaasi Hoggaamiye kooxeedyada iminka wasiirada iyo xildhibaanada Noqday bal in ay wax dib u hagaajin karaan iyo inkale inkastoo rajada Shacabka ay kusii jeedo mid aan wanaagsaneyn.

Posted: Mon Nov 28, 2005 11:41 am
by *zabah
habarta cun.. leave my peeps alone...

yemen meel somali uga roon majirte.. Rolling Eyes Laughing Laughing

Posted: Mon Nov 28, 2005 11:48 am
by xoogSADE14
give me 20 years with a stable government and i promise you i'll have yemen on its knees for what they've done and continue to do to our citizens and for occupying our islands Cool

Posted: Mon Nov 28, 2005 11:51 am
by *zabah
I'll fuck you up before you reach to that level... Smile

Posted: Mon Nov 28, 2005 11:52 am
by xoogSADE14
^ i would mind if you f*** me up right now Laughing

Posted: Mon Nov 28, 2005 12:24 pm
by *zabah
you mean

you wouldn't... Shocked

Posted: Mon Nov 28, 2005 12:30 pm
by xoogSADE14
^ Laughing Laughing Laughing

never been turned down before Laughing Laughing

anyways i meant "i wouldn't" marka waxba ha ooyin abaayadiis Wink

Posted: Mon Nov 28, 2005 2:22 pm
by xoogSADE14
cubeed

horta inaanan dameerada jeceleeyn shaki kuma jiro oo waxa meesha wada dhoobana eey kuli ayaga wada yihiin. laakinse am always against harming women and children sxb Evil or Very Mad Twisted Evil

hada bal adiga set the record straight and tell me whats really going down in your country Cool

Posted: Mon Nov 28, 2005 2:34 pm
by xoogSADE14
now that i've heard both sides of the story, the military tribunal lead by Col. xoogSADE shall take a brief recess and come back with its ruling in about 30 mins Cool

Posted: Mon Nov 28, 2005 4:56 pm
by AbdiWahab252
Military Court ku laha ?

Xoog & Cubeed , I thought u being the sons of Jaberti Ismail, the illegal Yemeni immigrant, would have faired better in Yemen.

I guess there has been No WELCOME HOME for Ilmo Jabeerti

Posted: Mon Nov 28, 2005 5:04 pm
by xoogSADE14
AW

one cubeed isn't darood

two everybody knows an overwhelming majority of the refugees in yemen are hawiyes. cause darood refugees came to the west through utanga and the likes Arrow

and three intaa ka baxday baryahaan, ma cismaan caato baad beeraha daroogada u ilaalineeysay Laughing Laughing

Posted: Mon Nov 28, 2005 5:05 pm
by AbdiWahab252
^^^ Xaar, Hawiyes in Yemen ! Laughing

That will be the day.

So I hear Barre is facing a power struggle from another Marexan puppet picked by the Cayr

Posted: Mon Nov 28, 2005 5:07 pm
by xoogSADE14
^ really Laughing Laughing Laughing Laughing

oooooohhhh we're scared Laughing Laughing Laughing Laughing

you want something spectacular Confused watch what happens in 2-3 weeks unless a miracle intervenes Wink

Posted: Mon Nov 28, 2005 5:10 pm
by AbdiWahab252
^^^ Xoog, its about time the Marexans & Cayr clashed.

Posted: Mon Nov 28, 2005 6:02 pm
by xoogSADE14
AW

your ceyr bros won't fight us, they still remember what happened in Gedo and they're in no mood to see that happenening again Arrow

one the other hand Ina Salaad Booy oo markiisii horeba aan anaga agoon ka dhignay, dadkuna ku xantaan inuu wecel mareexaan ah yahay, haduu dadaan ogahay soo sir sirto walahi qasaaro weeyb baa mooryaan co. soo gaari doonta Cool