Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by Khalid Ali »

I thinks this is the way to find closer especlly with our kin the hy if we named cigaal after hargeysa surely I suggest in order to thicken the bond between somalilanders and especially with in isaaq. Because the unity of isaaq is what kills our enemies anigu I am gacanyare I might say suberriya and stuff like that to play xplayas alter ego. But rabul kacba waniga sidi carabta u dhaartay ninka habaryoonis neceb baan kasi necebahay cid kasta


If there is no hy
Walahi isaaq lama arkeen in the1980s.
Maxammad cali
Lixle
Haragwaafi
Madaxdiin
Col libaaxe
Axmed mire
Aduraxmaan tuur
Abdislaan turki


Iyo qaar kalo badan

Xaji muse farax igare.
The killer of sayid siigeyste.

The Lord's of burco
Cawad khuurshe
Iyo ina amaan.



It's funny I agree more with hy on snet them with most sacad muse. I agree the most with xplaya we don't share the same faith he believes in budha but I respect his faith I know him for a long time. He is pure pan isaaqist I agree the most with Hawdian. Because he is smart thinks outside the box and is also pure isaaqist.
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by cheifaqilbari »

Khalid, waxan nhy ul iyo diirkey .imise mujs yo geesi baa dhimtey waxa weeyan inn dalkeena ilasano. somaliland waxey kutmey qimo aad u qaale ah, dheeg ummadeena. . even think maanta marka arko dadkeena oo dorasho galiya iyo qoorta xor ah kor u taagya wa mahad allah.
hada hy amanted, kkk amaanta wa inan kusi kudbino raga geesiyaashe aoo ah HJ iyo carab, cidan ganle , cise muse,samaroon Zuberia,kk .


hadu muse cadaal ku daqo dalka , taas ba inu filan. dalkeena ba inu filan.cidna ma ina dex gali karto.

muse sugeyna maanta dowalidsa waxa ka hadey 5 cisho. :clap:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by Khalid Ali »

Horta walaal I am against the notion. That there is an conspiracy to withhold hy from the top seat. The allince was purely based on who can we get voted from. But never to exlude hy from the gentlemen club.

Muse will do cadalaad if not we will get rid of him 2022

I hope that we can all eat the fruits of the country.

That land our grandfather's fought for

.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by AwRastaale »

Gacanyare

It’s noble idea but Lixle is bigger than HY. Isaaq oo dhan ba ku faana. Wa 007ki reerka ee gurigi Morgan xata jabsaday.

In my book he was the ultimate special agent along with Abdillahi Askar iyo ina Kodbuur.

These are forever living legends.

I don’t know if Berbera airport is the right place to name after him.

But surely there has to be something grand named after libaax Lixle—-the ultimate SNM.

Warka kale aad sheegtay wa gobonimo.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by Khalid Ali »

Yes lixle is bigger than hy he was an isaaq hero.

But we need either build massive status in hargeysa for him in beerta xoriyasda. Or in Berbera or in maidh.
cheifaqilbari
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1927
Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by cheifaqilbari »

AwRaasta iyo khalid, rag odyaal baa thay oo wax garad ah . laakin maanta anig dorashadan waxey iga so baxdey mid dadka ku xaman jireey ahmed silaanyo oo odey in badan uso shaqeeyey dalkan. taasni waxa weeyn ino odeyu qabiil ka dhamaan kana weynaan . hadey maanta dalko labo xisbi u kala jaro oo labo isbheysi la saameyo , qatar teeda ledhy waa in lagu so celiyo dalkan daqriig saxda ahey oo ah.isku tansuul dulqaad , kala dambeeym , cadaaalad , walaltimo , deenta asalka ahed iyo firkike asaasakey dalkan oo ah abduRaman tuur, xaji MAx.ibrahim cigaal iyo hogaanki dhexe ee uururka xoreeyda ee Somaliyed SNM. hadi taasi lagu soo nqonin . dagaal daqso loo geli kara waayo ummadeena cadalad daro iyo dowlad dhibta bey soo arkeey 100 sano ila gumeysi ingriiksa illa dagaalki faqash. maanta hadey waxgarad iyo culumada dalkan farag galin oo talo adag la siin muse. illah ba og hagey ku dhamantoo.
ogow dagaal sokeeye waa siyasadu oo meel kala laga wado, politics continue on another way.
dadkeena dhalinyarda ma aha maanta leysku daro.
afweyne waxu ku faani jirey koofid cas. maalin la xoreyey kofiyad caasta villa koonfura baa meydkooda qumkood logi joo weyey.



ha la qaato taqriid tusalo oo markasta laga fuugoda magacyada
jeegan vs isbaheysi , mara olool vs militia iyo wax laga so qud bey.

maanta waxa weeyan musuqmaasuq mesha ugu xum beey joogta, waliba wasiro dalka ka baxsadey ba la sheegaya , shaqali dowlada wa bila mushaar, mayarki waa mid xum oo qablyad casimada u wada. dowladai silaanyo . muse wuu didey lacag deyn ku warisiso. waxban baa leysku qasey. tansi dadku dahn wey ogyeen.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by gobdoon »

Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.
SuldaanMaplesyrup
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1823
Joined: Sun Mar 13, 2016 10:32 am

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by SuldaanMaplesyrup »

gobdoon wrote: Sat Dec 09, 2017 9:19 pm Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.
Why are you always calaacaling in SL topics?
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by Khalid Ali »

gobdoon wrote: Sat Dec 09, 2017 9:19 pm Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.


Waxay ku jihadeen a bisexual mullah called sayid siigeyste. It was our obligation to remove this filth from the holy sadaat nation.

And we also removed the big atheist gaal siyad bare.
Who believed in sadexda ilaaah eeh shuucyada.
Marx Lenin Carl. We removed him.

We made him run
User avatar
DalJecel60
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1767
Joined: Sun Nov 27, 2016 3:19 pm

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by DalJecel60 »

gobdoon wrote: Sat Dec 09, 2017 9:19 pm Too many fake mujaahids alla maxa ereyga khalad laga fahmey oo yay ku jihaadeen goorma bayse jihaadka galeen pussies.
Let them have this , gobdoon. :eat:
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by gobdoon »

Fact is things like Mujaahid is fairy tales you tell each other and its all talk and no action
Jabhadi la oran jiray SNM wax guul ah iyo halgan ay dawlad ku riday ma jirin dawladii wadanka ka jirtay oo dad badan oo Isaaq ah ku jireen ayada iskeed u dhacday marka guusha iyo mujahidiinta aad sheegaysan mexey tahay.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by theyuusuf143 »

cid la raali gelinayaa ma jirto, habaryonisna lama kufsan ee ee xisbi ay ku badnaayeen uunbaa si xor iyo xalaala looga badiyey, cid dacwad ka furatayna ma jirto, markaa hortaa in doorashadii aynu wada arkaynay iin loo yeelo oo karaamada komishanka meel looga dhacaa waa xaaraan. waxa la yidhi dumaal nin ka baqay kama ilma dhalo. isaaqu waa inay marwalba runta isu sheegaan xitaa hadii badhkeen ka xanaaqayo.

hadii aan usoo noqdo mujaahidiinta, karaamadoodu kuma xidhna ciday ka dhasheen ee waa mid innagu wada waajiba inaynu dhowrno. meesha ugu haboon ee lixle loogu magac dari karaa waa airport ka cusub ee imaaraadku ka dhisi doono berbera, kaas haloogu magacdaro lihle international airport.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by Khalid Ali »

It's time to do that
Mujahid lixle was our strongest man.
Ina bixii bah muslimo should consider this
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by Khalid Ali »

Waryaaa inabiixyoow son forget to name berbera bah muslimo iyo bah galaad Walaalo maalintay tallo cadaato. Mujahid lixle was our greatest man
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: Muse should name berbera airport after mujahid lixle

Post by X.Playa »

theyuusuf143 wrote: Sun Dec 10, 2017 4:53 am cid la raali gelinayaa ma jirto, habaryonisna lama kufsan ee ee xisbi ay ku badnaayeen uunbaa si xor iyo xalaala looga badiyey, cid dacwad ka furatayna ma jirto, markaa hortaa in doorashadii aynu wada arkaynay iin loo yeelo oo karaamada komishanka meel looga dhacaa waa xaaraan. waxa la yidhi dumaal nin ka baqay kama ilma dhalo. isaaqu waa inay marwalba runta isu sheegaan xitaa hadii badhkeen ka xanaaqayo.

hadii aan usoo noqdo mujaahidiinta, karaamadoodu kuma xidhna ciday ka dhasheen ee waa mid innagu wada waajiba inaynu dhowrno. meesha ugu haboon ee lixle loogu magac dari karaa waa airport ka cusub ee imaaraadku ka dhisi doono berbera, kaas haloogu magacdaro lihle international airport.
horta kaagan yar ee reer daahir maxay futadu faq faq ku tidhahdaa markaad habar yoonis maqashid?? what does lixle has to do with current parties and election?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”