Page 1 of 1
Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Fri Dec 15, 2017 6:28 pm
by LeJusticier
Awalba waan ogaa in MBC madhanyahay aragtidiisana tahay mid gaaban oo maxali ah.
Markaan arkay liiska golaha wasiirada oo aan ka waayey kuwii xashiishka ahaa(Cukuse, M. Hashi, Hebel Marehan, X.toosiye, Cadaani etc) waan ku diirsaday. Laakiinse waxaan ogaaday teamka uu hada meesha keenay 80% inay yihiin xaabo.
Muuse aragtidiisa gaabani waxay tustay laba shay:
A) U abaalgud HJ
B) Dad xaabo ah oo kuu guulwadeeya, aqoona kuugu faanin isku xeer.
Muuse aragtidiisu ma aha miduu arkayo caqabadaha wadanka horyaal, sida kaabayaasha dhaqaale iyo siduu usoo jiidan lahaa dhamaan bulsho waynta reer Somaliland.
Markaa awalba waan ogaa inuu madhanyahay laakiinse inuu sidaas teneg u yahay ma ogayn waana sababta aan usoo qabsaday maahmaahda banaadiriga(ninkii isagoo suuqa maraya mooday inay dhuuso hayso ee markuu sii daayayna xaar ku noqotay)
5 sanoo kale oo khasaare ah iga dheh.
The good news: I have nothing to regret, I didn't waste my energy any of those flawed candidates.
LeJ
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Fri Dec 15, 2017 8:00 pm
by KingWaslawi
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Fri Dec 15, 2017 8:28 pm
by LeJusticier
I am disappointed.
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Sat Dec 16, 2017 4:18 am
by AwRastaale
I think Muse did the HY a favor and made the hidden war on them very clear. For awhile things were blurry and everyone said shut the fok up your paranoid Isaaq is one.
That’s not the case sadly and good on Muse for bringing the war behind the curtains into the open and public space.
Today Faqash who contributed zero and were on the side of the enemy have more weight and stalk than the sons of Lixle, Mohamed Ali, Haragwafi and the others.
This is a fear and an attempt to appease external enemies to part take in the culling and suppression of HY.
He tried to keep Eidagale aside by bribing them with Finance minister but it’s only a case of the red bull (saci casa).
Eidagale knows it and thus not moved by his game.
Let’s not pretend when even the likes of me see things for what they are.
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Sat Dec 16, 2017 11:37 am
by kaliil
Ninkan iyo muuse saaxiib berigaa muuse iyo siilaanyo is khilaafeena muuse ayuu la saftay oo isagaa u fududeeyay qaraxyadii shaanida Markii isaga la xidhayna muusaa soo daayay.jago fiican baa la siiyay oo wasaarada gaadiidka,horumarinta wadooyinka iyo wasaarada duulista iyo hawada oo ls isku daray baa loo magacaabay
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Sat Dec 16, 2017 11:45 am
by KingWaslawi
kaliil wrote: Sat Dec 16, 2017 11:37 am
Ninkan iyo muuse saaxiib berigaa muuse iyo siilaanyo is khilaafeena muuse ayuu la saftay oo isagaa u fududeeyay qaraxyadii shaanida Markii isaga la xidhayna muusaa soo daayay.jago fiican baa la siiyay oo wasaarada gaadiidka,horumarinta wadooyinka iyo wasaarada duulista iyo hawada oo ls isku daray baa loo magacaabay
Meesha looma dooran inuu qof abaal ugu gudo xil qaran, takale qof anbiile ah oo max-kamad xukuntay, fal qaran dumisnimo ahna lagu helay, sidee xil loogu dhiibi karaa?
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Sat Dec 16, 2017 11:52 am
by kaliil
Kingwaslawi sxb meeshu waa africa
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Sat Dec 16, 2017 12:21 pm
by theyuusuf143
AwRastaale wrote: Sat Dec 16, 2017 4:18 am
I think Muse did the HY a favor and made the hidden war on them very clear. For awhile things were blurry and everyone said shut the fok up your paranoid Isaaq is one.
That’s not the case sadly and good on Muse for bringing the war behind the curtains into the open and public space.
Today Faqash who contributed zero and were on the side of the enemy have more weight and stalk than the sons of Lixle, Mohamed Ali, Haragwafi and the others.
This is a fear and an attempt to appease external enemies to part take in the culling and suppression of HY.
He tried to keep Eidagale aside by bribing them with Finance minister but it’s only a case of the red bull (saci casa).
Eidagale knows it and thus not moved by his game.
Let’s not pretend when even the likes of me see things for what they are.
sxb there is no hiden war on habar yonis, but there is lack of competence from habaryonis leadership. for some reason habaryonis always bring their fools forward. while other isaaqs choose their candidates very carefully. you knew cirro can not defeat muuse. and he will never will. they should stop crying like oromo bitchs and bring tough men. why dont you bring duur instead of cirro.
Re: Waxaan dhuuso moodayey ayaa xaar igu noqday(Banaadiri Maahmaah)
Posted: Sat Dec 16, 2017 12:33 pm
by theyuusuf143
LeJusticier wrote: Fri Dec 15, 2017 6:28 pm
Awalba waan ogaa in MBC madhanyahay aragtidiisana tahay mid gaaban oo maxali ah.
Markaan arkay liiska golaha wasiirada oo aan ka waayey kuwii xashiishka ahaa(Cukuse, M. Hashi, Hebel Marehan, X.toosiye, Cadaani etc) waan ku diirsaday. Laakiinse waxaan ogaaday teamka uu hada meesha keenay 80% inay yihiin xaabo.
Muuse aragtidiisa gaabani waxay tustay laba shay:
A) U abaalgud HJ
B) Dad xaabo ah oo kuu guulwadeeya, aqoona kuugu faanin isku xeer.
Muuse aragtidiisu ma aha miduu arkayo caqabadaha wadanka horyaal, sida kaabayaasha dhaqaale iyo siduu usoo jiidan lahaa dhamaan bulsho waynta reer Somaliland.
Markaa awalba waan ogaa inuu madhanyahay laakiinse inuu sidaas teneg u yahay ma ogayn waana sababta aan usoo qabsaday maahmaahda banaadiriga(ninkii isagoo suuqa maraya mooday inay dhuuso hayso ee markuu sii daayayna xaar ku noqotay)
5 sanoo kale oo khasaare ah iga dheh.
The good news: I have nothing to regret, I didn't waste my energy any of those flawed candidates.
LeJ
Mujaahidku isagaa ragiisa xushay ee looma soo xulin. arintaasi waa mid aan ku bogaadinayo. go,aan qadhaadh buu qaatay maadaama ay badnaayeen qamuumurta lasoo shaqaysay dawladii hore ee tana hunguraynayey. weliba commandoska reer daahir hadaanu nahay amnigaa nlaoo dhiibay cida ku safaada ilaahayba hana cadaabo hadaanaan gacan birra ku qaban.
