Page 1 of 1

Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Sun Dec 17, 2017 1:24 pm
by bashe19
Heesta Shamis waxa miraheeda iskaleh AUN abwan Xasan Ciise Cali Kuuriya one of Beesha SADE Uurmidig.






Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Sun Dec 17, 2017 1:29 pm
by bashe19
Heestan Fahra mire Weheliye waxa curiyey AUN Xasan Ciise Cali kuuriya Uurmidig SADE





Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Sun Dec 17, 2017 1:46 pm
by bashe19
Cadoy maalin baa layiri Khadra Dahir waa erayadii ama maskaxdii Xasan Cali Ciise Kuuriya SADE Uurmidig-





Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Sun Dec 17, 2017 3:02 pm
by bashe19
Mid kamid ah barnaamijyadii uu qabtay halkaan ka daawo- AUN Xasan Ciise Cali Kuuriya.




Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Mon Dec 18, 2017 2:07 am
by BestPlaya
A.U.N

Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Mon Dec 18, 2017 2:57 am
by barbarossa
Did it ever occur to you that the marxuum would have preferred to be referred to as abwaan Somaaliyeed rather than mid beeleed? Think about it.

AUN marxuumka, eheladiisa, saaxiibadiis iyo umadda Soomaaliyeed oo dhanna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Mon Dec 18, 2017 11:13 am
by bashe19
Adeer waa runtaa same how, laakin Somali ba hore u tidhi "Geel jire geela waa wadajiraa, waana kala jiraa" taa macnaheeda waxaa weeye, Waa runtaa oo Abwaan soomaali oo idil ka dhintay buu ahaa,; haddana

Abwaan Beesha daarood ka dhintay weeye, haddana
" " Mareexaan ka dhintay weeye, hadana
" " Uurmidig ka dhintay weeye, hadana
" " Edegsoor ka dhintay weeye, hadana
" " Daa'uud ka dhintay weeye , hadana
" " Cabdile Bicir, ta mahubo.



:dj:












barbarossa wrote: Mon Dec 18, 2017 2:57 am Did it ever occur to you that the marxuum would have preferred to be referred to as abwaan Somaaliyeed rather than mid beeleed? Think about it.

AUN marxuumka, eheladiisa, saaxiibadiis iyo umadda Soomaaliyeed oo dhanna samir iyo iimaan ha ka siiyo.

Re: Abwaaka wayn Xasan Ciise Cali Kuriya AUN

Posted: Mon Dec 18, 2017 11:29 am
by Adali
bashe19 wrote: Sun Dec 17, 2017 1:24 pm Heesta Shamis waxa miraheeda iskaleh AUN abwan Xasan Ciise Cali Kuuriya one of Beesha SADE Uurmidig.





AUN, this is one of my favourite songs.