Calanka Somal iyo shanta ha ka sasin

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Calanka Somal iyo shanta ha ka sasin

Post by gobdoon »

AUN Guduuda Carwo qof geesiyad ah Somalinimadu ku weyn tahay oo ku faanta calanka buluuga ah ee iyadu gar daadisay
Borogaram aan fiirsaday oo laga so duubay intayan xijaaban iyo sida ay somalida ugu ducaysay in ilaahay isu keeno oo is jecladan
Waxay tiri intay xanuunsanaysay dadka caawinay somalinimo bay wax ku tareen qabiilkuna waxay tiri wa sheydan somalidu caabudo
Coldoona wuxu yiri maxa looga sasaya somaliweyn iyo calanka oo ay u socota caga juglaynta Hargeysa ka socota oo qofku uusan xor u ahayn fikirkiisa.
gobdoon
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6005
Joined: Sun May 27, 2001 7:00 pm
Location: LONDON,U,K

Re: Calanka Somal iyo shanta ha ka sasin

Post by gobdoon »

Dadka Hargeysa ku nool xata caburin iyo cabsi bay ku noolyihiin oo waxayan kooxda meesha ka amar ku taaglaysa ogolayn ma samayn kara
Taas ba ku muujinaysa in dadki DabCasar tageerayasha u aha oo soo dhoweeyey oo ay ku jiran dhalin yarada ayrboorka jooga ay u hadli la yihiin oo u odhan wayeen ninkan miskiinka ah ha la si daayo.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”