Sales men mise Siyasiyiin
Posted: Sat Dec 23, 2017 3:18 am
Some so called politicians in Somalia waxay isu bedelen waxa af Hingiriisiga lagu yiraahdo SALES MEN oo waxay samaynayan ayago dawladi baal maraya bay dawlado shisheeye lacag ka qaadanayan dawladahas oo ka raba in dano ayaga gaar u ah ay ka fushadan dalka iyo dadka somaliya
Marka nimankan wa in la dabo galo oo baaritan lagu sameeyo waana waajib somalidu meel ay joogtaba inay xil iska saarto oo daba gasho nimanka noocas ah waxayna isticmalan shaati qabiil oo ay ku gabanaya iyo Barlaman daciif ah oo aan lahayn ilko uu wax ku qaniino
TRAITORS AMONG US MUST BE EXPOSED AND SHOWN THE EXIT AND SOME OF THEM SENT BACK TO FOREIGN COUNTRIES WHICH THEY HOLD PASSPORT OF.