Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Moderator: Moderators
- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
-
- SomaliNetizen
- Posts: 971
- Joined: Mon Dec 25, 2017 6:45 pm
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Buddha is lucky he wasn't jailed for spreading fake news after the election 
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
he got a point there , it absloutly disguesting Biixi saying as a president i talked to Cirro about the Dararweyn unrest. why?? is Cirro some how the cheif of these tribes or the the aducator.
Thew country is divided and its in a war . Biixi needs to unite the folks and jail all tribal cheifs. They are dividing the entire country.
Thew country is divided and its in a war . Biixi needs to unite the folks and jail all tribal cheifs. They are dividing the entire country.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Aniga waxay ila tahay cirro wuu ku khaldanyahay inuu sidaa u hadlo.xisbi qaran ayuu hogaaminayaa markaa hadii la yidhi kaalay ka tashano arintan soo korodhay inuu sidaa u jawaabo maaha. Mucaarid iyo muxaaxidba dalka masuuliyad baa inaga saaran.wasiirka arimaha gudaha maxamed kaahin dhex kama aha colaada ceelafweyn markaa ina isaga lagu eego maaha e waxa fiican ina muuse iyo xisbiyada mucaaridku shiraan oo colaada ceelafweyn goaamo adag kasoo saaraan.
- AwRastaale
- SomaliNet Super
- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
I agree with Kaliil.
Irro is the leader of a national party and as former speaker has extensive influence on the ground. He doesn’t need to be the interior minister to take a role in this issue or others.
He is dikhead for thinking so shallow.
Even Bihi can invite me and I don’t need to be in politics at all.
This one is L for Irro.
Wa inay danta guud qusaysa oo uu so boda markiba no matter who invites him.
Wu saxsan yahay hadi Muse waydiyey fikirka iyo la tashiiga lamaha kala duwan ee bulsho weynta SL.
In this topic you have 4 HY guys with different views (Marodi, X, Kaliil n myself).
Wixi Muse ku saxsan yahayna wa la sinaya wixi uu ku khaldan yahayna wa lo qabanaya. The same goes for public figure including Irro.
Wa mahadsan tihin.

- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
I think cirro is right , he is not the minister of interior. Muse should call kaahin not cirro. It seems muuse is afraid of habaryonis criticism. The government should brutally crackdown those two little clans without consulting any one.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Maxamed kaahin waa qabyaaliste weyn oo weligii la yaqaanay labada reerna uma garnaqikaro oo muuse wuu ogyahay. Weji uu sacad yoonis ama hy ku hor fadhiisto male sidaas ayuu muuse cirro ulasoo hadlayna.maalin dhowayd burco waxa lagu qabtay gaadhi waaraad ah oo hub iyo rasaas ka buuxaan oo nin suldaan hj ah leeyahay oo watay una waday dararweyne.suldaankii iyo gaadhigii waxa sii daayay gudoomiyaha maxkamada burco oo amar ka haysta maxamed kaahin.markii hy maqleen ina suldaankii iyo gaadhigii lasii daayay ayay ku dhaarteen inay maalinta ku xigta 7 gaadhi oo hub iyo rasaas ah dirayaan oo rag hubaysana raacinayaan si meesha loo wado loogu hubsado hadii suldaanka iyo gaadhiga isla galabtaa lasoo qabanwaayo. Ragii suldaanka sii daayay intay isku dhex yaaceen ayay mar 2aad suldaanka iyo gaadhigiisa soo xidheen.imika hadana waxa la sheegayaa ina suldaankii lasii daayay laakiin hubkii iyo gaadhigii la hayo.
Maxamed kaahinka noocaas ah waxba ma xalin karo.dawladii siilaanyo rag ku jiray ayaa colaada hurinayay tan imikana imikana qaar ku jira ayaa walaaqaya.colaadan xalinteedu way sahlantahay hadii daacad laga yahay.
Maxamed kaahinka noocaas ah waxba ma xalin karo.dawladii siilaanyo rag ku jiray ayaa colaada hurinayay tan imikana imikana qaar ku jira ayaa walaaqaya.colaadan xalinteedu way sahlantahay hadii daacad laga yahay.
- Maroodijex
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1167
- Joined: Wed Mar 09, 2005 8:48 pm
- Location: BRAVE HEART - Salaxley & Qoolbuulale
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Kaliil
Waa sidaa aad sheegtay, Walee Beesha Sacad Yoonis yaanay ku kaliyaysan dagaalka Habarxabuusho u dhantay. Waxaan 100% huba in Habarxabuusho kooda sheekha ah iyo kooda shaydaanka ah labaduba ka midaysanyihiin.
Wixii lacag iyo taakulo ah ee beesha Sacad Yoonis iyo ragba waa in beesha Garxajis la garab istaagto.
Correct me if I am wrong, Sacad Yoonis iyo Biciide ma sina abtirsi ahaan. Biciide wuxu u dhigma abtirsi ahaan Ismaciil Carre oo Sheekh Isaxaaq 5 oday ayu ka tirsadaan. Halka Sacad Yoonis Sheekh Isaxaaq ka tirsadaa dhawr iyo toban oday.

The hj broke the cease fire and agreement for the 3rd time.theyuusuf143 wrote: Sat Jan 27, 2018 11:58 am I think cirro is right , he is not the minister of interior. Muse should call kaahin not cirro. It seems muuse is afraid of habaryonis criticism. The government should brutally crackdown those two little clans without consulting any one.
Biixi should have just enforced the law. Why should he be consulting Ciiro?
Are we tribes or government. ?
His cousin Ramaax arrested hj enforcement with ammunition in Burro.
All that and Biixi instead of prosecuting those who broke the 3rd agreement., he is asking Ciiro to talk to talk to hy.
That's absolutely bitch politics. Then Kaahin comes in as interior minister instead of prosecuting the hj baho he talks Luke a clan chief and issues a peace baaq.
Are you kidding me maryo alool?
Its seems you are begging for civil war.
- Ben Dover
- SomaliNet Super
- Posts: 5259
- Joined: Fri Mar 25, 2005 8:08 pm
- Location: getrichathome.co.uk
- Contact:
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Maroodijex wrote: Sat Jan 27, 2018 7:39 pm Correct me if I am wrong, Sacad Yoonis iyo Biciide ma sina abtirsi ahaan. Biciide wuxu u dhigma abtirsi ahaan Ismaciil Carre oo Sheekh Isaxaaq 5 oday ayu ka tirsadaan. Halka Sacad Yoonis Sheekh Isaxaaq ka tirsadaa dhawr iyo toban oday.

Jaahil.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Ilaahban kugu dhaarshee hada ma waxa kaa dhaadhacsan ninka weyn ee mujahidka ahbaa lakala safanaya laba jufood oo habar lamaana , adigu ma lakala safan lahayd hadaad booskiisa joogi lahayd ? Meesha wax lala kala saftaa ma jiraaane dhirbaaxo kulul iyo gacan dawladeed in la saaro uunba dadkan masakinta ah dhiigoda lagu kala badbadin karaa. Maxamed kaahin is our minister of interior, not clan chief, waa in lagu amraa oo weliba lagu saacidaa inuu dadkaas wax ka qabto ama meesha hayska casilo.kaliil wrote: Sat Jan 27, 2018 3:40 pm Maxamed kaahin waa qabyaaliste weyn oo weligii la yaqaanay labada reerna uma garnaqikaro oo muuse wuu ogyahay. Weji uu sacad yoonis ama hy ku hor fadhiisto male sidaas ayuu muuse cirro ulasoo hadlayna.maalin dhowayd burco waxa lagu qabtay gaadhi waaraad ah oo hub iyo rasaas ka buuxaan oo nin suldaan hj ah leeyahay oo watay una waday dararweyne.suldaankii iyo gaadhigii waxa sii daayay gudoomiyaha maxkamada burco oo amar ka haysta maxamed kaahin.markii hy maqleen ina suldaankii iyo gaadhigii lasii daayay ayay ku dhaarteen inay maalinta ku xigta 7 gaadhi oo hub iyo rasaas ah dirayaan oo rag hubaysana raacinayaan si meesha loo wado loogu hubsado hadii suldaanka iyo gaadhiga isla galabtaa lasoo qabanwaayo. Ragii suldaanka sii daayay intay isku dhex yaaceen ayay mar 2aad suldaanka iyo gaadhigiisa soo xidheen.imika hadana waxa la sheegayaa ina suldaankii lasii daayay laakiin hubkii iyo gaadhigii la hayo.
Maxamed kaahinka noocaas ah waxba ma xalin karo.dawladii siilaanyo rag ku jiray ayaa colaada hurinayay tan imikana imikana qaar ku jira ayaa walaaqaya.colaadan xalinteedu way sahlantahay hadii daacad laga yahay.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17680
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Cirro to Muse Cabdi Dameer "Don't get confused, I am not your minister of interior"
Isku si uunbaynu wax waalnaa. Dadkan waa in gacan dawladeed lagaga shaqeeya oo hubka xoog looga qaadaa tuulooyinkay isku haystana cagta la mariyaX.Playa wrote: Sun Jan 28, 2018 8:10 amThe hj broke the cease fire and agreement for the 3rd time.theyuusuf143 wrote: Sat Jan 27, 2018 11:58 am I think cirro is right , he is not the minister of interior. Muse should call kaahin not cirro. It seems muuse is afraid of habaryonis criticism. The government should brutally crackdown those two little clans without consulting any one.
Biixi should have just enforced the law. Why should he be consulting Ciiro?
Are we tribes or government. ?
His cousin Ramaax arrested hj enforcement with ammunition in Burro.
All that and Biixi instead of prosecuting those who broke the 3rd agreement., he is asking Ciiro to talk to talk to hy.
That's absolutely bitch politics. Then Kaahin comes in as interior minister instead of prosecuting the hj baho he talks Luke a clan chief and issues a peace baaq.
Are you kidding me maryo alool?
Its seems you are begging for civil war.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 284 Views
-
Last post by Maroodijex
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 21 Replies
- 2451 Views
-
Last post by AlpArsalan
-
- 0 Replies
- 1157 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 6 Replies
- 901 Views
-
Last post by kanadiid90
-
- 8 Replies
- 1173 Views
-
Last post by ImamAhmed
-
- 9 Replies
- 1647 Views
-
Last post by ZubeirAwal
-
- 17 Replies
- 2500 Views
-
Last post by Corruption1
-
- 0 Replies
- 630 Views
-
Last post by Harti55
-
- 7 Replies
- 1307 Views
-
Last post by sahal80