New solution to sicir bararka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
AlXaaj
Posts: 27
Joined: Sat Apr 15, 2017 6:35 am

New solution to sicir bararka

Post by AlXaaj »

http://burcoonline.com/articles/69804/D ... arka-Dalka


Looks good. Waa go'aamo adag oo muuqda. Laakin yaa sarrifaya lacagta haddi aanay sarrifi karin Dahabshiil, Telesom etc.? Ma sariflayaasha oo kaliya ayaa sarrifi kara? Haddi edahab ama Zaad qof lacag loogu soo diro sidee ayuu lacagtaa ula soo baxayaa?

Haddi aan loo ogolaan doonin edahab, zaad wax ka yar 100 $ waxay la macno tahay in la joojiyo adeegyadaas ilayn dadka badana kolay lacag inta ka yar ayay isticmilaan markay isticmaalayaan xaadka ama eedahab.

Summerka haddi Alle ka dhigo dalkii ayaan ku socdaa, waxaan is lahaa zaad lacaag doora aad ku sii qaadatid. Laakin haddi aan la tago dalkii lacag badan oo zaad, ma la ii sarifayaa? Yacnihi 1000 dolllar oo cash ah ma la ii siin kara? Ma rabo iyado la sarrifay ee iyado oo dollar ah.
Bal iiga soo jawaaba qolyiihina dalka jooga ama arrimaha u war haya.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: New solution to sicir bararka

Post by theyuusuf143 »

I think waxan u malaynaya lacag 100 dollar ka yarba suuqa ma wareegi doonto. Markad cash badan hayso waxa kuu sarifaya baanka JSL . Waxan filaya marka xawaalada ama xarumaha Zaadka tagto waxa lagu siinaya Somaliland shillings cash ah ama yadoo zaad ah . Dollar badan oo danbe dadka caadiga ahi ma arkayan haduu qorshahan hirgalo.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: New solution to sicir bararka

Post by theyuusuf143 »

1000 dollar zaadka waad ku kaydsan karta laakiin wax 100 ka yar cid kale uma diri kartid waxna kuma iibsan kartid .
User avatar
abdikarim86
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12077
Joined: Sun Sep 14, 2008 7:21 am
Location: Bristol

Re: New solution to sicir bararka

Post by abdikarim86 »

We shall see if it works - I hope the SL Government is successful.
The Isaaq oligarchs are a powerful and greedy bunch who will try everything in order to resist this.
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: New solution to sicir bararka

Post by LiquidHYDROGEN »

I would also make it illegal to use the dollar except in rare circumstances such as foreign exchange. You'd be surprised how much the dollar circulates compared to the shilling.
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: New solution to sicir bararka

Post by MujahidAishah »

This has been tried under the silaanyo govt but the ppl reject based on dadka miyiga baan ku caawina..

Zaad and edahab should be ku iibiso iyo ku diir only using the SL shilling not this 100$ rubbish yaa 100 arka sl..

The head of the national bank also said that sl shilling will only be used to top up and for savings

Step in the right direction zaad waa inkar qaabe
TheLoFather
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5352
Joined: Wed Apr 14, 2010 11:49 am
Location: No Shelter Is Safer Than Piety

Re: New solution to sicir bararka

Post by TheLoFather »

I think as a long term solution to the sixir barar and volatility of the currency, Somaliland government should scrap and get rid off the Shilling all together and replace it with brand new currency with its own unique name just like Eritrea has done - replacing the Bir with Nakfa. Make note Eritrea made the change at a time when it was at much weaker economic level than today's Somaliland. The Nakfa is now one of Africa's most stable currencies having higher value than the Ethiopian Birr in terms of exchange rates against the US dollar with 1 dollar buying 15 Nakfa compared with 27 Birr to the dollar.

With strong will and conviction Somaliland can do the same.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”