Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

wadnahadhiiga
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 499
Joined: Thu Jun 22, 2017 4:07 am

Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by wadnahadhiiga »

an independent review indicated that during Hassan sheek maxamuuds government over 5,406 jobs created yearly
whereas Current Etheipian puppet goverment Underemployment and job losses are in high skyrocket 2017 2018.

http://ceelhuur.com/faallo-maxaa-ka-run ... o-abuurka/


Waxaa aan wada ognahay in Dhalinyada Soomaaliyeed ay yihiin kuwa saameyta ugu badan ay ku reebtey deganaansho la’aanta siyaasadda, dagaalada, abaaraha iyo dhibaatooyinka kale oo horseedey dhaqaale burbur muddo dheer ah taas oo saameyn daran ku yeelatey suuqa shaqada.

Bulshada Soomaaliya 73% waa faqiir halka 43% oo ka mid ah ay ku adag tahay nolosha. Waxaa intaas sii dheer in ka badan 70% da’ ahaan ka yer yihiin 30 jir oo macnaheedu tahay in dhalinyarada ay ka badan tahay dadka waaweyn. Warbixinta xagga Horumarka ee Aadanaha ee Soomaalia (Somalia Human Development Report) ee 2012 waxay leedahay in ka badan 54% dadka shaqeyn kara Soomaliya (Active Population) waa shaqo la’aan! Waxay kaloo cadeynaysaa warbixinta in da’ yarta u dhaxaysa 14-29 ay 67% ay yihiin shaqo la’aan. Sidoo kale in ka badan 40% dhalinta shaqo la’aanta ah waa shaqo doon! Shan sano ka dib war-bixinta oo ay xasilooni daro siyaasadeed iyo amni xumo sii jirto islamarkaana dhowr kun oo arday ay jaamacadaha sanad walba ka qalin jebiyaan maxaa la filan karaa? Jawaabtu waxaa ay tahay in tobanaan kun oo dhalinyaro ah ay shaqo la’aan yihiin.

Bilowgii sanadka 2017 oo ku asteysanaa ololihii doorashada madaxweynaha oo uu ku guuleystey Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo waxaan aniga iyo xildhibaanada kaleba dhageysaney khubadaha murashixiin ka badan 20 waxayna ku beegnayd 4-5 Febraayo. Musharax kasta waxaa uu khubadiisa iyo qorshayaasiisa ku darey waxa uu ka damacsan yahay shaqo abuurka dhalinyarada.

Musharaxiintaas waxaa ku jirey Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo oo ay xildhibaanda 229 intooda badan u garteen inuu oofin karo balan qaadyadaas oo aniga ahaan shaqo abuurka u arkayey inay muhiim gaar ah leedahay maadaama aan si gaar ah uga warqabey dhibaatada dhalinyarada ay ku hayso shaqo la’aanta.

Madaxweyne Farmaajo waxaa uu Barnaamijkiisa u dhiibey xukuumad uu madax uga dhigay Mudane Xasan Cali Kheyre asagoo soo diyaariyey qorshe oo ugu magac-darey “Nabad iyo Nolol” lehna 10 Yool oo aan ka xusi karo Kobcinta Dhaqaalaha oo ay ka mid tahay shaqo abuurka.
Waxaa ka soo wareegatey sanad doorashadii madaxweynaha balse ma aragno wax weyn in laga qabtey arrimaha dhalinyarada gaar ahaan shaqo abuurka. Hase-yeeshee anagoo aan weli ku deg-degin dhaliil arinkaas ku saabsan maadaama ay hal sano un jirto Xukuumadda ayaa waxaa aad u tiro batey sheegashada Xukuumadda Kheyre ee ku aadan inay wax weyn ka qabteen arrimaha Shaqo abuurka. Waxaa uu Raysul-wasaaraha dhowr jeer sheegey in Xukuumadiisu ay abuurtey in ka badan 5,000 oo shaqo. Qaar kale oo taageerayaashiisa ahna waxayba ka dhigeen ilaa 15,000 oo shaqo in la abuurey! Balse waxaa la waayey wax la taaban karo oo horumar ah inay Xukuumadda ka sameysey arinkan. Waxaan baarey in Xukuumadda ay qoratey wax shaqaale ah, balse waxaan ogaadey in hal qof oo shaqaale cusub ah oo galey liiska shaqaalaha dawladda Soomaaliya aaney jirin. Waxaana daliil fudud u ah miisaaniyadda la meel mariyey sanadkan 2018 in aaney ku jirin wax shaqaale cusub ah.

Basle waxaa jira Barnaamijka loo yaqaan “Capacity Injection” oo uu maalgeliyo Bankiga Adduunka oo ay Xukuumaddii Xasan Sheekh heshiis la gashey inuu shaqaaleysiiyey ilaa 100 qof oo nidaam tartan ah loo marey. Sidoo kale ma haayo war-bixin la isku halayn karo oo ka hadlaysa tirada shaqooyinka ay abuureen shirdaha gaarka loo leeyahay iyo hay’adaha gargaarka.

Marka aan dib u milicsano sanadihii hore, sanad kasta shaqaalaha dawlada koror ayay sameynayeen marka laga reebo sanadkii 2017. Wadarta guud oo ay dawladu mushaarka siiso waa 5,406 oo la shaqaaleysiiyey Xukuumaddii Madaxweyne Xasan Sheekh iyo kuwii ka horeeyey. Tusaale, sanadkii 2016 waxaa la shaqaaleysiiyey 834 oo 658 ay rag yihiin halka 176 ay gabdho yihiin sida lagu sheegey warbixinta Guddiga Shaqaalaha Rayidka ah ee Dawladda.




Current Ethiopian puppet government forget about creating jobs rather corruption use of money to get rid of politicians and Dismissing Government employees become the norm practice of the Ethiopian puppet Somali government past year government job losses in high skyrocket where staffs are dismissed and salaries taken from that month and next month.

Ethiopian poppet government dismisses government employee to take advantage and take their next salaries which International communities pays mos this practice become the norm the Ethiopian putter government last victims of this bold practice are from Ministry of Commerce and Labor

http://www.marqaati.com/2018/01/wasiir- ... ganacsiga/


Wasiirka Wasaarada Ganacsiga xukuumadda Soomaaliya Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo la hadal haayo in xilka wasaaradaasi laga qaadayo ayaa shaqo joojin ku sameeyay ilaa iyo 14 kamid ah wakiilada Ganacsi ee xarumaha Safaaradaha Soomaaliya ay ku leedahay waddamada dibadda.



Image
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by xiimaaya »

Nobody cares 😂
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by original dervish »

Look how these people are becoming civilized......who would have thought from stealing Mogadishu's electricity wires from beneath the roads, they are now concerned about unemployment.

In a year or two they will be complaining about s.a.t scores.......#farmaajostaywinning :D :som: :up:
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by Mustafee101 »

Like if xaraan ku naax people know how to work lmao ridiculous
User avatar
Publicopinion
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 967
Joined: Mon Jun 12, 2017 4:29 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by Publicopinion »

If jowhar.com is not reporting them disregard it.
User avatar
mahoka
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8700
Joined: Wed May 27, 2015 7:57 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by mahoka »

original dervish wrote: Sun Feb 11, 2018 2:02 am Look how these people are becoming civilized......who would have thought from stealing Mogadishu's electricity wires from beneath the roads, they are now concerned about unemployment.

In a year or two they will be complaining about s.a.t scores.......#farmaajostaywinning :D :som: :up:


It’s rime for your folk to move forward too, from dying from measles and shuban to being worried about corporate tax in las canood, let aabo biixi take the shuban away :stylin:
User avatar
FarhanYare
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19029
Joined: Fri Jun 17, 2011 10:06 pm
Location: Location:Location

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by FarhanYare »

Mustafee101 wrote: Sun Feb 11, 2018 2:13 am Like if xaraan ku naax people know how to work lmao ridiculous
Rich coming from a descendent of a booliqaran. :|
AbdiCushite
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 971
Joined: Mon Dec 25, 2017 6:45 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by AbdiCushite »

Everything is worse under Failmaajo. Security is the worst it's ever been. Al Shabab is eating good again. Unemployment/job losses are skyrocketing.
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by original dervish »

Have you been to Hargeisa lately......Xamar or Tahrib are the only options. :)
User avatar
Adali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10587
Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by Adali »

Mustafee101 wrote: Sun Feb 11, 2018 2:13 am Like if xaraan ku naax people know how to work lmao ridiculous
:lol: :lol:
AbdiCushite
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 971
Joined: Mon Dec 25, 2017 6:45 pm

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by AbdiCushite »

original dervish wrote: Sun Feb 11, 2018 8:32 am Have you been to Hargeisa lately......Xamar or Tahrib are the only options. :)
Clearly you've never been to Hargeisa. There's thousands of xamari refugees escaping the violence down south , and soon the violence in PunaniLand. tahrib is something that effects not just all Somali's , but a lot of Africans in general. Leave it to a dumb doofar like you to use tahrib which your own cousins die in as a way to insult other Somali's.

Are you going to use drought as a insult next like majority of Somali's don't suffer from that too? Lame person you are @Original Oppressed.
User avatar
Mustafee101
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2222
Joined: Sat Jan 07, 2012 10:10 pm
Location: Hangool iyo Gedweyne

Re: Underemployment and job losses in high skyrocket Mogadishu 2017 2018

Post by Mustafee101 »

FarhanYare wrote: Sun Feb 11, 2018 6:52 am
Mustafee101 wrote: Sun Feb 11, 2018 2:13 am Like if xaraan ku naax people know how to work lmao ridiculous
Rich coming from a descendent of a booliqaran. :|
Nice try Mooryaan boy, my parents never lived in Wadajir. They were middle class people who spent most of their time working in Hargeysa, Kismaayo, Luuq, Beledweyne, Shalaanbood and Abdiaziz neighborhood and moved to Qatar before the civil war began. And as for “Booli Qaran,” it was an upper classs neighborhood where the elites of Somalia resided due to their amassed legitimate wealth. It was the Beverly Hills of Somalia. And you could find all the Somali qabiils and non-Somalis like the Italians and Indians alike.

Now, I bet your parents looted farms from an old Biyomaal lady in Janaale and land from the Geledi people in Afgooye :umad:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”