Page 1 of 1

Warsangali quest for statehood

Posted: Sun Feb 11, 2018 1:49 am
by xiimaaya
Saraakiil ka socda wasrada Gashaandhiga ee Dowlada Federaalka Somalia ayaa soo gaadhay Gobolka Sanaag
AllhadaaftimoFebruary 8, 2018Uncategorized

Saraakiil ka socday wasarada Gashaandhiga dowlada Federaalka Somalia iyo Xoogga dalka Somalia oo ay weheliyaan qaar ka mid ah Saraakiisha Ciidanka daraawiishta Puntland ayaa soo gaadhay Gobolka Sanaag

Waxa halkaas ku soo dhoweeyey Taliyaha Qaybta 9 aad ee Ciidanka Darawiishta Gobolka Sanaag Col Cabdillahi Cumar Cashuur Ujeedadad Socdaalkoodu waxa ay ku saabsanayd sidii loo 10 gellin lahaa ciidamada ku sugan Gobolka

Safarkooda waxa ku weheliyay qaar ka mid ah Shaqaalaha Salaama Bank oo iyagu xogta ciidamada qaadaayey si Account loogu furo mushaharkoodu ku soo dhaco

Markii ay shaqadoodii soo dhamaysteen waxa Qasriga uu ka deganyahay Magalada Badhan ku qaabillay Suldaanka Guud Suldaan Saciid Suldaan Cabdisalaam waxan goob joog ka ahaa Gudomiyaha Gobolka Sanaag M Ciyoon

Re: Warsangali quest for statehood

Posted: Sun Feb 11, 2018 5:09 am
by mahoka
No state for useless gaajo fish mongers

Re: Warsangali quest for statehood

Posted: Sun Feb 11, 2018 5:21 am
by xiimaaya
mahoka wrote: Sun Feb 11, 2018 5:09 am No state for useless gaajo fish mongers

Oromo let jeegan speak for you are not worth it habar jirmis..

Re: Warsangali quest for statehood

Posted: Sun Feb 11, 2018 6:06 am
by theyuusuf143
Horta federal halkaa inaga dhig , riyo haday dib leeyihiin dabadooday ku qarsan lahaayeene . Puntland na nin kaa neceb forum kanba masoo galo. Markaa xaaladaadadu waa iska bariga dhexe. Cid aad ku tiirsato oo federalka ka liidataa ma jirto , Puntland yadu meesha waa iska iman kartaa maadamay kalluunka nala quudiso laaakin federal kaas waad eedi maxaa igu wataa ka danbayn doona.

Re: Warsangali quest for statehood

Posted: Sun Feb 11, 2018 8:09 am
by AbdiCushite
Wasakhgeli are f-king delusional 😂 Badhan only has 20,000 residents 😂 these losers are so desperate. How do you control 1 Tuulo on the outskirts of Sanaag with 20k residents and try to claim all of Sanaag off that 😂 you're worse than monkeys

Re: Warsangali quest for statehood

Posted: Sun Feb 11, 2018 12:05 pm
by mahoka
xiimaaya wrote: Sun Feb 11, 2018 5:21 am
mahoka wrote: Sun Feb 11, 2018 5:09 am No state for useless gaajo fish mongers

Oromo let jeegan speak for you are not worth it habar jirmis..
Jeegan also speak for langaab fish mongers

Re: Warsangali quest for statehood

Posted: Sat Feb 17, 2018 1:52 am
by Xildiiid
Wasakhgeli Dofaar