Xulka Soomaaliya oo galabta haddii ay badiyaan u soo bixi do

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Xulka Soomaaliya oo galabta haddii ay badiyaan u soo bixi do

Post by biiqaaye »

Xulka Soomaaliya oo galabta haddii ay badiyaan u soo bixi doonto semi-final-ka



Xiddigaha xulka Soomaaliya ee ka qeybgalaya tartanka Bariga iyo Bartamaha ee ka soconaya dalka Ruwanda oo 3 dhibcood ku hor kacaya group-kooda B oo ay kula jiraan xulalka Jabuuti, Itoobiya, Uganda & Suudaan, ayaa galabta kulanka ay la yeelan doonaan xulka Suudaan haddii ay badiyaan, waxey u saamixi doontaa inay u soo tallaabaan ciyaaraha semi-final-ka, waxaana kulankaan uu sheegay tababare Geelle in si weyn ay xulka Soomaaliya ugu xisaabtami doonaan, isla markaana ay ciyaar adag oo ku dhisan farsamo iyo adkaysi ay kala hortagi doonaan xulka Suudaan oo kulankaan ay u tahay kii ugu horreeyay.


Xiddigaha xulka Soomaaliya oo sanadkaan ka duwan sidii ay ahaan jireen xilliyadii hore, isla markaana ay isugu jiraan ciyaartoydu kuwo ka yimid dalka gudihiisa iyo dibaddiisaba, ayaa lagu wadaa kulanka galabta in la safo xiddigaha ugu kulul xulka Soomaaliya, maadaama dalka Suudaan uu ka mid yahay dalalka ugu adag ee ka qeybgalaya tartankaan.


“Kubaddu waa cad iyo madow, waxaana ka filaynaa xiddigaha xulka Soomaaliya inay galabta la soo shir tagaan ciyaar ay natiijadeeda farxad galiso shacabka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan” ayuu yiri taageero ku sugan magaalada Muqdisho oo lagu magacaabo Max’ed Cali Sugaal, wuxuuna intaasi ku daray in bahda isboortiga ee ku dhaqan Muqdisho ay soo dhaweeyeen guushii Soomaaliya ay ka gaareen kulankii Jabuuti iyo goolkii qatinka ee uu ciyaartaasi ka dhaliyay Max’ed Nuur Shaarkeey oo ka mid ah weeraryahannada uu la soo shir tagay tababare Cabdi Faarax Cali Geelle.


Waxaa diyaariyay: Axmed Max’ed Cabdulle (Uurdoox).

Email: uurdoox48@hotmail.com

Ku noqo beejka

dayniilecom @hotmail.com
User avatar
yasmin507
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1917
Joined: Mon Jul 18, 2005 12:25 pm
Location: Kismayo Beach

Post by yasmin507 »

i can't believe i read all that. Rolling Eyes
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Post by DR-YALAXOOW »

sxb waa nalaga badiyey galabta SUDAN 4 SOMALIA 1,, si fiican ay noogu qabeeyeen sorry waa ka xumahay


SOMALIA 1 SUDAN 4,, laakiiin NEXT GAME UGANDA HADAAN KA BADINO WALI rajada semi final waa nooshahay macalinka biiqaaye salaan sare
User avatar
@Mooryaanka85
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 510
Joined: Fri Aug 26, 2005 7:25 am
Location: Huriwaa.

Post by @Mooryaanka85 »

sudan aa ku tumatay xul ku sheega uganda oo reer ugali ah hadey is helaan 10 goal ka yar hadii lagu sii sagootiyo nasiib ey leyihiin.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Biiqaaye , nin waalan inaad tahay baa kugu cad .
Bal miyaad xogaa yara sugtid , reer john garang wacdarahay idiinku dhigeen baad qarsan lahaydee. Laughing
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Post by biiqaaye »

Dr Yalaxoow

Salaan sare ugaas. sxb bad luck, dhib maleh amxaarada aan ku dhibco badsaneenaa.

Ina Baxar....Suudaan boolo aan u heestay laakiin they proved me wrong sxb.
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

can you fcking stop about this mooyan collection Very Happy
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

^

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing
intellex
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6226
Joined: Thu Mar 24, 2005 10:33 am
Location: behind you

Post by intellex »

war xoog ina adeeroo ilaahaan ku dhaariyay do believe they represent alll somalis?
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Post by xoogSADE14 »

all somalis Confused i bet you they don't even represent all hawiyes Exclamation just iljeex mooryaans Laughing Laughing
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Post by DR-YALAXOOW »

of course SOMALI NATIONAL FOOTBALL TEAM THEY CAN represent SOMALIA

ma football ayaa laga ciyaaraa bunaaniland iyo qaldaanland WAX AAN KA AHEEYN JAAD laguma haayo meelahaas

xul qaran waxaa laga xulaa kooxaha football ee ka jira mogadishu shabeelada hoose iyo dhawaaxigooga

xulka qaranka somalia waa dadaaleen si fiican calanka buluuga ayeyna
matalayaan.

xulka qaranka SOMALIA waa dadaaleen 2003 waxay ka guuleysteen XULKA ETHIOPIA 2 AND 0

XITAAA IS REEBREENLA WORLD CUP GHANA waxay somaliya uga badisey kaliya SOMALIA 0 GHANA 2..


SXB GHANA OO U SOO BAXDEY WORLD CUP AYAA 2 IYO EBER KALIYA nooga badisey SOMALIA XULKA QARANKA SOMALIA .


marka UGANDA WAA KA BADIN KARNAA you will see inshalah waana guuleysaneynaa.
User avatar
B_A_D_O_W
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 401
Joined: Tue Jun 21, 2005 3:18 pm
Location: The Valley of The Kings

Post by B_A_D_O_W »

MA hawiya football yaqaan........sangudhudhi yiintaa miyaad dirtaan.
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13991
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Post by DR-YALAXOOW »

sawirka xulka qaranka SOMALIA WAA majorty waa HAWIYE


CIYAARTOOYDA 9 KA MID AH WAA HAWIYE 3 KALIYA ayaa ka ah jareer weyne sawirkooda fiiri WAA SOMALIA oo la ciyaareysa CAMEROON

CIYAARTOOYDA KU DHEX JIRA CIYAARTOYDA SOMALIA WAA laacibka reer KAMEROON EE CAANKA AH song

sawirkaan fiiri xulka SOMALIA



http://robertstevenwilliams.com/images/ ... h-ghan.jpg
User avatar
biiqaaye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1374
Joined: Wed Sep 22, 2004 2:59 am
Location: Baar Ubax, Bakaaraha ii Black Sea

Post by biiqaaye »

nice photo sxb.
User avatar
QansaGabeyle
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14164
Joined: Wed Feb 27, 2002 7:00 pm
Location: Beled Xawo, Somalia
Contact:

Post by QansaGabeyle »

Damn even somali jareers are skinny. Shocked
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”