Here is Wadani party, they were against the DP, military base but not anymore all because Wanlawein opened their mouths.
Xisbiga mucaaradka ah ee Waddani ayaa dhaliilay hadalkii shalay ka soo yeedhay Dawladda Federaalka Soomaaliya ee ay kaga soo horjeesteen heshiiska Dekedda Berbera.
Xoghayaha Guud ee Waddani Maxamed Cabdilaahi Uurcadde waxa uu sheegay in heshiiskan ay taageersan yihiin shacabka Somaliland , Goleyaashooda, xukuumaddooda oo aanay jirin meel uga bannaan Soomaaliya.
”27 sanno haddii aad naga xishoon waydeen hadda laga bilaabo waad naga baqan doontaan” Uur-cadde.
Hassan Galaydh
HCTV,Hargeysa


