who's going back to somaliland this year
Posted: Sun Mar 04, 2018 6:51 pm
anyone looking to go thete for holiday, work, or to see family
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
Adigu sanad walba miyaanad tegin meesha?dadka wadanka waxbadan ka maqnaa ayaa aad loo shaxaadaa laakiin dadka soo noqnoqda waa la iska daayaa oo waxa la yidhaahdaa sanadkii hore waakii joogay oo wax ma hayo koleyMujahidAishah wrote: Mon Mar 05, 2018 9:53 am Not until wadaanka barwaaqo nooqato abaar iyo sixir baarar plus shaaxad layskuma imaankaro![]()
Bow yaa 10 kun sanad walba haya.. I go every 2-3 years lkn annu magalaa ila dhalaatay iyo magalaa baan is naqana marka meeshu lacag fara badan baa loo bahanayeykaliil wrote: Mon Mar 05, 2018 10:14 amAdigu sanad walba miyaanad tegin meesha?dadka wadanka waxbadan ka maqnaa ayaa aad loo shaxaadaa laakiin dadka soo noqnoqda waa la iska daayaa oo waxa la yidhaahdaa sanadkii hore waakii joogay oo wax ma hayo koleyMujahidAishah wrote: Mon Mar 05, 2018 9:53 am Not until wadaanka barwaaqo nooqato abaar iyo sixir baarar plus shaaxad layskuma imaankaro![]()
Anigu intan borama iska tagaan arday ama askari sheegta , hadana Hargeisan underground ka galaa,hadana berbera baan idhaahda container Dawo ahbaan sugaya. Markaan xoogaa soo baashaalo baan burco iyo tolka qabtaa , hadaad markiiba straight away aad xaafidiina u tagtid hawlo kala kugu furmaya wakkti aad naftaada ka waashaba heli maysid .MujahidAishah wrote: Mon Mar 05, 2018 10:37 amBow yaa 10 kun sanad walba haya.. I go every 2-3 years lkn annu magalaa ila dhalaatay iyo magalaa baan is naqana marka meeshu lacag fara badan baa loo bahanayeykaliil wrote: Mon Mar 05, 2018 10:14 amAdigu sanad walba miyaanad tegin meesha?dadka wadanka waxbadan ka maqnaa ayaa aad loo shaxaadaa laakiin dadka soo noqnoqda waa la iska daayaa oo waxa la yidhaahdaa sanadkii hore waakii joogay oo wax ma hayo koleyMujahidAishah wrote: Mon Mar 05, 2018 9:53 am Not until wadaanka barwaaqo nooqato abaar iyo sixir baarar plus shaaxad layskuma imaankaro![]()
Thanks NubianQueen, Enjoy yoursNubianQueen wrote: Sun Mar 04, 2018 10:26 pm I will be in Rome, Italy.
But enjoy, and I hope you have a nice day. Xoxo![]()
inshallah it rains goodGubanOgoHawdJSL wrote: Mon Mar 05, 2018 5:11 am Im still here and the rainy season has began before yesterday a early start this year looks like barwaaqo insha allah
If I was single I would do that but lkn markad caruur is daba qaab leedahiin xafad iyo reerkaa lama daafo..theyuusuf143 wrote: Mon Mar 05, 2018 11:10 amAnigu intan borama iska tagaan arday ama askari sheegta , hadana Hargeisan underground ka galaa,hadana berbera baan idhaahda container Dawo ahbaan sugaya. Markaan xoogaa soo baashaalo baan burco iyo tolka qabtaa , hadaad markiiba straight away aad xaafidiina u tagtid hawlo kala kugu furmaya wakkti aad naftaada ka waashaba heli maysid .MujahidAishah wrote: Mon Mar 05, 2018 10:37 amBow yaa 10 kun sanad walba haya.. I go every 2-3 years lkn annu magalaa ila dhalaatay iyo magalaa baan is naqana marka meeshu lacag fara badan baa loo bahanayeykaliil wrote: Mon Mar 05, 2018 10:14 am
Adigu sanad walba miyaanad tegin meesha?dadka wadanka waxbadan ka maqnaa ayaa aad loo shaxaadaa laakiin dadka soo noqnoqda waa la iska daayaa oo waxa la yidhaahdaa sanadkii hore waakii joogay oo wax ma hayo koley