Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
fadhiyaa
Isniin,, April, 16, 2018 (HOL) - Madaxweynaha maamulka Puntland oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay in tababarayaal u dhashay dalka Imaaaraadka lagu qashqashaaday garoonka diyaaradaha Boosaaso.
Gaas oo ka hadlayay xiriirkooda Imaaraadka ayaa sheegay in uu yahay mid qiimo gaar ah ugu fadhiya, isaga oo sheegay in aysan jirin dowlad uga wanaagsan oo ay xiriir la yeelan lahaayeen.
‘’Imaaraadka waxaa ay noo tababareen Kumannaan ciidamo ah oo ka howlgala Barriga iyo Badda, dhinaca kalana ka qeybqaata howlgalada la dagaalka Argagixisada iyo Burcad baddeeda’’ ayuu yiri Gaas.
Wuxuu sheegay in xiriirka ganacsi ee Soomaaliya ugu wanaagsan uu la leeyahay dalka Iskutaga Imaaaraadka Carabta, isaga oo sheegay in inta badan shixnadaha ganacsi ee dalka yimaada ee ka soo galaan dhinaca isku taga Imaaraadka.
‘’Imaaraadka Xiriirkoodu waan mid qiimo gaar ah noogu fadhiya, waa xiriir ku saleysan hormar iyo ganacsi iyo Amni ayuu yiri’’ Cabdiwali Maxamed Cali Gaas.
Madaxweynaha Puntland ayaa ka codsaday Imaaraadka Carabta inay joogaan oo ay sii wadaan tababarka iyo taageerada ay siiyo cidamada, islamarkaana ay sii laba jibaaraan.
Shir ka jaraa’id ee madaxweynaha dowlad gobolleedka Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa imanaya kaddib markii uu Imaaraadku ku dhawaaqay in ay joojiyeen dhamaanba tababaradii ay siin jireen ciidamada dowladda Soomaaliya oo ay ka mid yihiin kuwa Puntland.
Madaxweynaha Puntland ayaa ka codsaday Imaaraadka Carabta ay sii wadaan shaqeyntii ay la laahaayeen Soomaaliya iyo taageerada ay siiyo cidamada, isla markaana ay sii laba jibaaraan.
Xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka ayaa u muuqda mid sii xumaanaya tan iyo wixii ka danbeeyay markii ay dowladda Soomaaliya gacanta ku dhigtay $9 milion iyo 600 oo Kun oo dollar oo lagu siday diyaarad laga leeyahay dalka Iskutaga Imaaaraadka gudaha garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho Axadii todobaad hore.
C/raxmaan Diini, Hiiraan Online

-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Your hoping beyond hope.......your trying too hard.
Somalia will prevail against all her enemies......foreign and domestic insha'llah.
Somalia will prevail against all her enemies......foreign and domestic insha'llah.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Od it's over majeeerteen have given the middle finger to failmaajo. Isaid it before majeeerteen will never swallow their pride and follow failmaajo blindly because of daroodnimo. We know they rejected afweyne ssdf sodaf majeerteen maintain their own foreign policy and uae helps them they just said fuck you to kheyrlaawe and failmaajo ilma goita and affarqooble are in trouble abdishkur and the habargedir is also free to travel. It's been a good week. How's your kastuumo doing
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
I don't have to say anything.........just watch the moves the Farmaajo govt is making.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Because you have nothing to say. Qurjillle marmar amuusnantu ku quruxbadanyahay it's between majeeerteeniya and ilma goita. I don't see any moves failmaajo is making. Other than begging the Saudis to stop the Emirates. What other cards does failmaajo have. Bal nosheeg your an expert on what happens inside the amisom bunker in Mogadishu
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Your beginning to look increasingly pathetic sxb........Somalia is doing just fine alhamdulilah!
Carry on with your iidoor secessionism.....nobody really cares.

Carry on with your iidoor secessionism.....nobody really cares.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Fine how is It doing fine the biggest federal state just defied failmaajo on foreign policy and you pretend everything's is oke Why do you darood love to lie all the time. Tell us something new failmaajo is back in its disbu maxa uga so qabsoomay Saudi Arabia
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
I don't need to tell you anything......just watch the major moves Farmaajo govt is making.
Your too desperate.....be patient......good things come to those whom wait.

Your too desperate.....be patient......good things come to those whom wait.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Lol your a clueless qurjile aniga siyaasada xamar iga sheekeynmeysid. Your uncle failmaajo the biggest storm baa sugayaa. No amount of blue flags can save him. Unless you want to stick your head in your ass And pretend everything is going as plan loool
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Yeah yeah......how many times have you told us this iidoor inspired bullshit?
This flag flies high and proud all over the world....while your dirty little rag is unknown.

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Why are you getting angry galmudug puntland jubbaland and southwest have alll their seprate flags the flag means nothing xaarkan iska Marissa when I take a dump. Qurjile you say nothing but you still talk nin hadlyaaa oo hadana waxba sheegij baad tahay lol. Tell us hows the kastuumo resistance going against the evil yet mighty iidoor since you refused to talk about majeeerteen and their relations with failmaajo. To bad there are no mjs left on somalinet only lady nas the rest.might be busy plotting against failmaajo and preparing the aroos of idris elba....
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Haha I told you, to all the dhaboyaco lovers, these people are snakes never associate with them, anigu Darood xitaa mala sheegti kuwan.
As for the sacsac muse hybrid scum, keep up the calaacal you are not recognized.
As for the sacsac muse hybrid scum, keep up the calaacal you are not recognized.
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
why are you too scared to attack the rest of us isaaqAdali wrote: Mon Apr 16, 2018 11:24 am Haha I told you, to all the dhaboyaco lovers, these people are snakes never associate with them, anigu Darood xitaa mala sheegti kuwan.
As for the sacsac muse hybrid scum, keep up the calaacal you are not recognized.
- Adali
- SomaliNet Super

- Posts: 10587
- Joined: Fri Dec 09, 2011 4:04 pm
- Location: Throw me to the hyenas and I will return laughing as the pack leader.
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
Ask yourself, why do you want me to insult you for no reason ?BigBreak wrote: Mon Apr 16, 2018 11:51 amwhy are you too scared to attack the rest of us isaaqAdali wrote: Mon Apr 16, 2018 11:24 am Haha I told you, to all the dhaboyaco lovers, these people are snakes never associate with them, anigu Darood xitaa mala sheegti kuwan.
As for the sacsac muse hybrid scum, keep up the calaacal you are not recognized.we insult all jebertis and unlike you guys all isaaq is united
-
original dervish
- SomaliNet Super

- Posts: 29468
- Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm
Re: Majeerteeniya cabdi cawar says UAE will remain our ally failmaajo can screw him self
He may ask you to spit on him next. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 486 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 193 Views
-
Last post by AyanTu
-
- 14 Replies
- 900 Views
-
Last post by Megatron
-
- 11 Replies
- 970 Views
-
Last post by razer
-
- 24 Replies
- 1542 Views
-
Last post by Raganimo
-
- 3 Replies
- 496 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 6 Replies
- 976 Views
-
Last post by lali99
-
- 2 Replies
- 1984 Views
-
Last post by zingii
-
- 2 Replies
- 1296 Views
-
Last post by theyuusuf143