Page 1 of 1

Sidee Loo cidhib tiri karaa QABYAALADA ?

Posted: Sat Apr 21, 2018 12:14 pm
by DhaladSomali
Waxaynu wada ognahay in marba marka ka dambeysa dhibaatada dadkeena haysata kasii darayaan siina xoogeeysanayaan taasna ay sabab u tahay Qabyaaladu saameeyseyna jacaylki . Hadaba suaasha is weydiinta leh ayaa ah Sidee loo cidhib tiri karaa Qabyaalada si dadkeenu u walaaloobaan yaase horseed u noqon kara baabi'inteeda ?

FIKIRKAAGU WAA MUHIIM

Re: Sidee Loo cidhib tiri karaa QABYAALADA ?

Posted: Sun Apr 22, 2018 7:36 am
by Khalid Ali
Daroodka reerka layidha halaga saaro geyga somaliyeed oo dadkooda hala daadgureyo oo hala dedjiyo itoobiya siiba gobolka oromada. Waxanu soo ogaanay daroodka iyo oromadu inay isir wadaagan. Markaynu taa sameyno. Somali way iska heshiinaysa. Laakin dad aan somali ahayn baa inugu dhexnool. Maalintay aynu arinta iyada ku dhaqaaqno ayey wax kala hagaagayaan inshallah bi idmillah

Re: Sidee Loo cidhib tiri karaa QABYAALADA ?

Posted: Sun Apr 22, 2018 7:40 am
by FarhanYare
adigu maxaad ku taali leheed (original poster)?

Re: Sidee Loo cidhib tiri karaa QABYAALADA ?

Posted: Mon Apr 23, 2018 12:36 pm
by TheLoFather
DhaladSomali wrote: Sat Apr 21, 2018 12:14 pm Waxaynu wada ognahay in marba marka ka dambeysa dhibaatada dadkeena haysata kasii darayaan siina xoogeeysanayaan taasna ay sabab u tahay Qabyaaladu saameeyseyna jacaylki . Hadaba suaasha is weydiinta leh ayaa ah Sidee loo cidhib tiri karaa Qabyaalada si dadkeenu u walaaloobaan yaase horseed u noqon kara baabi'inteeda ?

FIKIRKAAGU WAA MUHIIM
Qofna fikirkiisu mihiim maaha ee ficil baa la rabaa!...

Ficilkaagu waa muhiim!!!!