Ugaska 16'aad,17'aad, 18'aad iyo 19'aad Beleweynta Ciise

Qaybta reer Jabuuti

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods

Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2673
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Ugaska 16'aad,17'aad, 18'aad iyo 19'aad Beleweynta Ciise

Post by Jabuutawi »

Ogaas Rooble sanadku markii uu ahaa 1884kii oo deganaa meelo u dhaxaysa magaaladda Dire Dhebe iyo magaaladda Harar ee Dalka Itoopiya.
Sawirka waxaa sawiray ogaaska iyo caskariga dul joogga Dalmareeno u dhashay dalka Austariya oo ka soo kicitimay magaaladda Saylac sanadku markuu ahaa 1884 kii.

In 1884 an Austrian came to visit Ugas Cabdi Barre Roble, 17th Ugas of Ciise, in a place between Dire Dhabe and Harar. Here is a pic of him and one of his entourage. AUN to both men in this picture.
Image

Prior to Ugas Cabdi, ugaska 16'aad, Ugas Wacays Roble, was imprisoned in Harar by Abyssinians and died in prison as a political prisoner. AUN.

We all know Ugaska 18'aad, Ugas Hassan Hersi, who reigned for over 60 years, from mid 1930's to 1994. AUN. Haile Selassie used to pay respect to him. Haile Selaisse knew who the royalty was in Soomali-Galbeed.
Image


And of course Ugas Mustafe Mahamed Ibrahim, his coronation happened 2010 in Zeila as we all know. He is ugaska 19'aad.
Image
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Ugaska 16'aad,17'aad, 18'aad iyo 19'aad Beleweynta Ciise

Post by theyuusuf143 »

dhamaw adiguna ugaasaw allaa garabkaaga joogee xilkaa dhumucda leh ee aad qaaday fudayd iyo dhayal ha moodin. cali seenyo.

aamiin.
Jabuutawi
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2673
Joined: Fri Apr 04, 2014 1:33 am
Location: Federal Republic of Soomali-Galbeed Capital of Dira Dhabe

Re: Ugaska 16'aad,17'aad, 18'aad iyo 19'aad Beleweynta Ciise

Post by Jabuutawi »

:up:
Who is Cali (Ali) Seenyo?

I will make you honorary Wardiq, after all that weird dude, Xildiid, is adamant that Wardiq are Habar Jeclo. Talk about shopping for numbers. Do you have anything backing his assertion? His only proof is Ugas Hassan Hersi said so . When, where, in what context? TBD :lol:

First Ugas was an orphan kid named Ugas Maal. This was the aftermath of the burbuur that ensued Adal. Elderly Issa council met for 40 years to set up Xeerka Ciise.
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Djibouti - General Discussions”