Page 1 of 1

500 JL forces enroute to Tukuraq stopped by Ethiopia

Posted: Sun May 20, 2018 8:45 am
by grandpakhalif
Kismaayo (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii 17 May.
Sida ilo sirdoon lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen weriye Maxamuud Walaaleeye, Ciidan tiradooda gaadhayso shan boqol oo askari oo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), gurmad ahaan ugu tallogalay inay ku biiraan maleeshiyaadka Maamulka Puntland u diyaarsanayo inay weeraro dheeraad ah ku soo qaadaan Jamhuuriyada Somaliland ayey is-hortaagtay xukuumada Itoobiya.

puntland_jubalandCiidanka oo qorshahoodu ahaa inay xuduudka Itoobiya soo dhexmaraan, si ay u soo gaadhaan deegaanada Puntland ayaa baaqday, ka dib markii amar ka soo baxay xukuumada Federaalka Itoobiya lagaga hor-istaagay inay dhexmaraan dalka Itoobiya.
Dhinaca kale,jiritaanka xogaha warkan ayey sidoo kale xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xukuumada Itoobiya.
Qorshaha ciidamada Gurmadka ee hogaamiyaha maamulka Jubaland u qorsheeyey inuu u diro Puntland ee dhicisoobay, oo dhinaca kale sii xoojinaya tuhunadii laga qabay in Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Maxamed Cabdillahi Farmaajo dabada ka riixayo daandaansiga weerarada Puntland ee Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) doraad iclaamiyey dagaal hor-leh oo ay ku soo qaadaan Jamhuuriyada Somaliland, wallow guuldaro balaadhan kala kulmeen weerar 15May ku soo qaadeen ciidamada Qaranka JSL ee jooga deegaanka Tuke-raq.

Share this:
Tweet
WhatsApp
Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

kkkkkk iidoor are funny they claim everything tolayeey yaaa darood ba midowday :damn:

Re: 500 JL forces enroute to Tukuraq stopped by Ethiopia

Posted: Sun May 20, 2018 9:28 am
by BigBreak
its so funny grandpa for you to be so full of cuqdad when you are a marehan. the reality is that there is no such thing as darod and the biggest threat to both marehan and the nation of Somalia is kablalax

Viva Somaliland

Re: 500 JL forces enroute to Tukuraq stopped by Ethiopia

Posted: Sun May 20, 2018 1:15 pm
by Khalid Ali
There is no jubbaland there are ogaden who band over for kikiyu. Those ogaden we will rape them alshabaab are our side thendoorstep of kismayo

Re: 500 JL forces enroute to Tukuraq stopped by Ethiopia

Posted: Sun May 20, 2018 2:16 pm
by theyuusuf143
Lool riyhu haday dib leeyihin dabadooda bay Ku qarsan lahayen.

Re: 500 JL forces enroute to Tukuraq stopped by Ethiopia

Posted: Sun May 20, 2018 2:24 pm
by TeeriReturns
grandpakhalif wrote: Sun May 20, 2018 8:45 am Kismaayo (SLpost)- Xukuumada Itoobiya ayaa la xaqiijiyey inay hor-istaagtay ciidamo gurmad ah oo Madaxweynaha Maamul-goboleedka Jubaland Axmed madoobe u qorsheeyey inay tagaan Puntland, Arbacadii 17 May.
Sida ilo sirdoon lagu kalsoon yahay u xaqiijiyeen weriye Maxamuud Walaaleeye, Ciidan tiradooda gaadhayso shan boqol oo askari oo Madaxweyne Axmed Maxamed Islaam (Madoobe), gurmad ahaan ugu tallogalay inay ku biiraan maleeshiyaadka Maamulka Puntland u diyaarsanayo inay weeraro dheeraad ah ku soo qaadaan Jamhuuriyada Somaliland ayey is-hortaagtay xukuumada Itoobiya.

puntland_jubalandCiidanka oo qorshahoodu ahaa inay xuduudka Itoobiya soo dhexmaraan, si ay u soo gaadhaan deegaanada Puntland ayaa baaqday, ka dib markii amar ka soo baxay xukuumada Federaalka Itoobiya lagaga hor-istaagay inay dhexmaraan dalka Itoobiya.
Dhinaca kale,jiritaanka xogaha warkan ayey sidoo kale xaqiijiyeen saraakiil ka tirsan xukuumada Itoobiya.
Qorshaha ciidamada Gurmadka ee hogaamiyaha maamulka Jubaland u qorsheeyey inuu u diro Puntland ee dhicisoobay, oo dhinaca kale sii xoojinaya tuhunadii laga qabay in Madaxweynaha Soomaaliya Mr. Maxamed Cabdillahi Farmaajo dabada ka riixayo daandaansiga weerarada Puntland ee Somaliland ayaa ku soo beegmaya xilli hogaamiyaha Puntland Dr. Cabdiweli Maxamed Cali (Gaas) doraad iclaamiyey dagaal hor-leh oo ay ku soo qaadaan Jamhuuriyada Somaliland, wallow guuldaro balaadhan kala kulmeen weerar 15May ku soo qaadeen ciidamada Qaranka JSL ee jooga deegaanka Tuke-raq.

Share this:
Tweet
WhatsApp
Fikraddaada kaga Dhiibo FACEBOOK

kkkkkk iidoor are funny they claim everything tolayeey yaaa darood ba midowday :damn:

is this how low somaliland has hit ?

:dead:

Re: 500 JL forces enroute to Tukuraq stopped by Ethiopia

Posted: Sun May 20, 2018 2:31 pm
by FarhanYare
Lmaooo.. Daroodnimo is not dead after all. wixii hiil meesha ugu tago hala garaaco si xuun baan leeyahay :clap: