Huge explosion in afgooye. Failmaajo fled to qatar to beg Arabs

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Huge explosion in afgooye. Failmaajo fled to qatar to beg Arabs

Post by Khalid Ali »

Qarax ismiidaamin ah oo ka dhacay degmada Afgooye
May 22, 2018 - By: Mohamed Jeenyo

Facebook
Tweet
Degmada Afgooye ee gobolka Shabeellaha Hoose wararka ka imaanaya ayaa sheegaya in qarax ismiidaamin ah oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay lala beegsaday kolonyo ciidan oo marayey kantaroolka Baar Ismaaciil.

Wararka waxa ay intaasi ku darayaan in uu jiro khasaare ka dhashay qaraxa, oo ahaa mid aad u xooggan, isla markaana laga maqlay guud ahaan degmada Afgooye.

kolonyada ciidan ee la weeraray ayaa ahaa ciidamo uu tababaray Mareykanka oo la sheegay in ay ka yimaadeen dhanka garoonka Balli-doogle, halkaasoo saldhig ay ku leeyihiin.

Ururka Al-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyada weerarka ismiidaaminta ah, kaasi oo ka dhacay degmada Afgooye.

Gaariga waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay ayaa waxaa ka xeynayay sida la sheegay qof naftii hure ah oo beegsaday kolonyada ciidanka.

Horseed Media 2018
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”