With His Rebels Trapped: Warlord Muuse Biixi Said He Will Withdrawn From Tukaraq: Puntland Says leave All Harti Land!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

With His Rebels Trapped: Warlord Muuse Biixi Said He Will Withdrawn From Tukaraq: Puntland Says leave All Harti Land!

Post by knet »

MUUSE BIIXI OO SHEEGAY IN MADAXWEYNE GAAS KALA HADLAY XIISADDA TUKARAQ

Image

Madaxweynaha Somaliland, Muuse Biixi Cabdi oo maanta mar kale ka hadlay xiisadda colaadeed ee ka jirta degaanka Tukaraq ee gobolka Sool ayaa sheegay in madaxweynaha Puntland ay ka wada-hadleen sidii loo joojin lahaa dagaalka, balse nabaddii laga qaadan waayey.

Biixi ayaa sheegay in ciidamada Somaliland ay horay u tegi jireen degaanka Tukaraq ee gobolka Sool,islamarkaana aanay wax dhibaato ah ka imaan jirin,laakiin haatan la siyaasadeeyay arrinta dagaalka dhalisay,sida uu hadalka u dhigay.

Ciidamada Somaliland ee Tukaraq la wareegay bishii Jennaayo ee sannadkaan,ayuu sheegay in halkaasi u doonteen biyo,maadaama ay jiilaal dheer ahayd oo kuleyl darani jiray,isagoo tilmaamay in marnaba aysan ciidankiisu dhib u wadin dadka degaanka.

Madaxweynaha Somaliland ayaa sidoo kale dowladda Soomaaliya ku eedeeyay in ay dabada ka riixayso xiisadda u dhexaysa Puntland iyo Somaliland ee ka aloosan gobolka Sool,gaar ahaanna degaanka Tukaraq.

Muuse Biixi ayaa sheegay in xukuumadda Soomaaliya ay doonayso xoog in ay ku qabsato Somaliland,si ay caalamka in Somaliland tahay gobol hoostaga magaaalada Muqdisho oo ay ka taliso dowladda Federaalka Soomaaliya.

“Puntland iyo Somaliland isma hayaan. Waa laba deris ah,waa dad isku mid ah wax allaaale iyo wax ay isku qabsadaan ma jirto. Waxaa weeye siyaasad dowladda Muqdisho ay soo go’ysay oo ay doonayso in ay ku xaqiijiso ama ay hir-geliso,in ay tahay dowlad ka talisa Somaliland in aanay jirin wax la yiraahdo qaran Somaliland uu yahay gobol ay Xamar ka taliso”,ayuu yiri madaxweyne Biixi.

http://puntlandpost.net/2018/05/26/muus ... a-tukaraq/
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: With His Rebels Trapped: Warlord Muuse Biixi Said He Will Withdrawn From Tukaraq: Puntland Says leave All Harti Land

Post by AwRastaale »

The usual naago Majerteen suuro.

All month you were saying you took over Tukaraq, you killed 9000...what happened?

Colonel Muse Bihi karbaashed MJ same way he karbaashed Barre.

Soon or later he is going to occupy Garowe.
Saeedlfc
Posts: 134
Joined: Sun Jun 11, 2017 9:35 pm

Re: With His Rebels Trapped: Warlord Muuse Biixi Said He Will Withdrawn From Tukaraq: Puntland Says leave All Harti Land

Post by Saeedlfc »

Both sides just keep talking, what's the truth?
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”