Response to the thread "why al shabaab doesnt attack somaliland"
Posted: Sun Jun 03, 2018 10:15 pm
Largest online Somali community!
http://somalinet.com/forums/
I think you are paranoid im not BoholMuseyusuf wrote: Mon Jun 04, 2018 8:40 am Cool story Puntland agent Bohol.
Everyone knows Somaliland doesn’t fund terrorism, including UK and US
https://www.google.com/amp/s/www.politi ... d-way/amp/
Nin Fiqishini ah oo Garowe jooga aya waxa uu la soo hadlay inabtigi oo HY oo Dubai Deegan. waxu yidhi:dhusomacaan wrote: Mon Jun 04, 2018 10:50 amIm not BoholMuseyusuf wrote: Mon Jun 04, 2018 8:40 am Cool story Puntland agent Bohol.
Everyone knows Somaliland doesn’t fund terrorism, including UK and US
https://www.google.com/amp/s/www.politi ... d-way/amp/![]()
Stop crying sxb the evidence is right there Infront of you all you idoors are terrorist![]()
So I am not really surprised that you guys might think us to be terrorists and any other nightmare you can think off.'waryahee inabti subaxnimadi waxa anu ku wabariisanay 250 tikiniko iyo gadiid dagal oo ku socda fruntiga Tukaraq. Magalada waxa laga dareemayey farxiid iyo hami ay ku beertay raajoda guul ee ciidanka loo rajaynayay. Aniguna waan naaxay oo waxan is idhi nimanki Somaliland maantay uu dhamatay. walee kuwani Tukaraq iska daayo Hargeisa ka cashaynayan caawa."
isagoo sii wata " Malinta labadi meel wada tagaanba mobilebay hayeen oo dagaalki aya la iska waraysanyeen. Geelinki dambe aya jawigi magaladuba mar qhuda is beedeshay. Waxa magalad soo buux dafiyay gadiid sida mayd iyo dawaac. Meel lakala digo aya lawayay. Baroor iyo ooyhin aya magaladi is qabsatay."
waxa uu ku dhameyeey hadalkisi " War waxa nimanki aan ooga meesh uu galay ee sida uu layeey wa maxay oo maxay ahyeen"