Soomaaliya Oo 30 Sano Kadib Laga Dhoofinayo Kalluunka.
June 23, 2018
Share on Facebook Tweet on Twitter
Soomaaliya ayaa waxaa ay dib u bilowday dhoofinta kaluunka 30 sano kadib burburkii xukuumaddii dhexe ee Soomaaliya.
Ganacsatada gudaha Soomaaliya ayaa bilaabay in ay malayga u dhoofiyaan dalka aan dariska nahay ee Kenya, arrintan ayaa timid kadib markii ay yaraatay burcad badeeddii xeebaha.
Ganacsatada Kismaayo ayaa warbaahinta u sheegay in daggaallada sokeeye iyo warshado la’aan ay markii hore ka hor istaageen dhoofinta balse hadda ay heleen warshado cusub, qaboojiyeyaal iyo qalabkii loo baahnaa si ay malayga u dhoofiyaan.
Soomaaliya oo malayga caan ku ah ayaa waxaa ka mid ah noocyada laga helo biyaheeda Kingfish iyo tuna, taasi oo haddii dib loo bilaabo suuq fiican yeelan-doonta.
Kenya waxaa ay bilowday dhowaan inay malayga ka keensato dalal dibedda ah sida dalka Shiinaha, kadib markii ay kaafin waayeen baahida Kalluun ee dalkeeda ka jira kuwa uga yimaada xeebteeda iyo harada Victoria. Ganacsatada Soomaalida ayaa helay fursad qaali ah oo malayga ku geyn karaan gudaha Kenya.
Goobjoog Business
SOMALIA AND FISH EXPORT " exciting"
Moderator: Moderators
Re: SOMALIA AND FISH EXPORT " exciting"
Say masha alah
and smile

and smile

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 10 Replies
- 1267 Views
-
Last post by Faant
-
- 12 Replies
- 575 Views
-
Last post by Ashlee
-
- 2 Replies
- 477 Views
-
Last post by Jamac_Yare
-
- 4 Replies
- 1078 Views
-
Last post by Canuck2
-
- 121 Replies
- 100013 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 504 Views
-
Last post by newsbot
-
- 31 Replies
- 5041 Views
-
Last post by arabmtu
-
- 0 Replies
- 846 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 1 Replies
- 636 Views
-
Last post by knet
-
- 0 Replies
- 590 Views
-
Last post by newsbot