Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by knet »

DEG DEG+DHEGAYSO-Dhawaqa Hubka Culus oo Saaka Tukaraq Laga Maqlay iyo Ciidamo Farabadan oo Saaka Gaaraya.
:som: :som: :som: :som: :som:

http://puntlandnews.net/2018/06/26/deg- ... a-gaaraya/

Wararkii ugu dambeeyey ee aanu ka helayno gobolka Sool gaar ahaan deegaanka Tukaraq ayaa sheegaya in halkaasi ay saaka ka taagan tahay xiisad dagaal oo u dhexaysa maamulada Puntland iyo Soomaaliland oo dhowr jeer ku dagaalamay deegaankaasi.

Goob joogayaal ku sugan Tukaraq ayaa sheegaya in subaxnimadii hore ee saaka dhawaqa hubka culus laga maqlayey furimaha dagaalka ayna rumaysan yihiin inay is waydaarsanayeen ciidamada ku sugan furimaha dagaalka ee Tukaraq.

Marba marka ka dambaysa waxaa Tukaraq ku sii qulqulaya ciidamo hubaysan waxaana lafilayaa inay gaaraan ciidamo katirsan kuwa Puntland oo kayimid qaybo kamid ah gobolada Bari ee Puntland, xilli ay saddexdii maalmood ee ugu dambeeyey gaareen ciidamo gaashaaman.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA
Dhanka kalena wararka ay helayso shabakadda wararka Puntlandnews ayaa sheegaya in ciidamo aad u tirabadan kuna gaashaaman gaadiidka dagaalka ay saacadaha soo socda ku wajahan yihiin Tukaraq.

http://puntlandnews.net/2018/06/26/deg- ... a-gaaraya/
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by knet »

DHEGAYSO-Wasiirada Amniga iyo Arrimaha Gudaha Puntland oo Gaarey Tukaraq Ciidankana Khudbad u Jeediyey.

Wasiirka wasaaradda amniga dowladda Puntland Axmed Cabdullaahi Yuusuf Dowlad iyo wasiirka wasaaradda arrimaha gudaha dowladda Puntland Cabdullaahi Cali Xirsi (Tima-cadde) oo xubno ka ah gudiga difaaca Puntland ayaa booqday furimaha dagaalka.

Tima-cadde iyo Dowlad ayaa la kulmay saraakiisha ciidamada waxaana ay khudbad u jeediyeen cutubyo katirsan ciidamada difaaca ee dowladda Puntland oo farisiimo kuleh duleedka Tukaraq qaybna ka ah howlgalka xoraynta gobolka Sool.

HALKAAN RIIX SI AAD U DHEGAYSATO CODKA

http://puntlandnews.net/2018/06/26/dheg ... -jeediyey/
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by knet »

PUNTLAND OO CIIDAMO KAYD AH KU DAABULAYSA DEEGAANKA TUKARAQ EE GOBOLKA SOOL



Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool waxaa maanta gaarey ciidamo hor leh oo masuuliyiin ka tirsan Xukuumadda Puntland ay sheegeen inay yihiin ciidanka Kaydka Kumaandoosta ee Dowladda Puntland, Kuwaas oo la sheegay ujeedada ay halkaas u tageen inay la xidhiidho ka qeybgalka dagaalka Puntland kula jidho Somaliland.



Taliyaha la dagaalanka Argagixisada Puntland General Muxuyadiin Awmuuse, Wasiirka Amniga iyo Wasiirka Arrimaha Gudaha Puntland ayaa kusoo dhaweeyay ciidanka maanta gaarey Aaga Tukaraq oo ay horey fariisimo ugu lahaayeen ciidamo farabadan oo ka tirsan Dowladda Puntland.

Xiisada colaadeed ee u dhaxaysa Puntland iyo Somaliland ayaa u muuqata mid sii xoogeysanaysa marba marka kasii dambeysa, wallow dhawr mar oo horre la sheegay in lagu guuldareystay jawi wada hadal qorshuhu ahaa in laga dhex abuuro labada dhinac.

Dagaalo culus oo labo goor oo horre deegaanka Tukaraq ku dhexmarey Puntland iyo Somaliland ayaa sababay dhimashada dad kor u dhaafaya boqol qof oo ah askarta labada dhinac.

http://puntlandpost.net/2018/06/25/punt ... olka-sool/
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by Khalid Ali »

No such thing happend we still have to see a move from mamuulka naagaha majeeerteen
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by theyuusuf143 »

Maalinta majeerteen xoog wax iiga qaado markay ugu yar tahay isku day dil baan naftayda ku samaynaya . Waa nin naagtiisu legeday oo kale. Kkkk Maskax daydu maba qaadan karto majeerteen baa xoog wax kaaga qaadi kara laakiin wixii caqli laygu dhaafo taas ma sheegin.
User avatar
Django
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4779
Joined: Mon Dec 14, 2015 10:52 am

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by Django »

At least it's not Ramadan.
KingMX
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 355
Joined: Sat Jun 09, 2018 8:53 pm

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by KingMX »

Django wrote: Wed Jun 27, 2018 1:33 am At least it's not Ramadan.
somalis have no shame whli :lol:
knet
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2071
Joined: Fri Mar 28, 2014 2:53 pm

Re: Breaking News: Puntland Re-Starts The Karbash, Somaliweyn On The Move Against The Traitors!!!

Post by knet »

theyuusuf143 wrote: Tue Jun 26, 2018 8:53 am Maalinta majeerteen xoog wax iiga qaado markay ugu yar tahay isku day dil baan naftayda ku samaynaya . Waa nin naagtiisu legeday oo kale. Kkkk Maskax daydu maba qaadan karto majeerteen baa xoog wax kaaga qaadi kara laakiin wixii caqli laygu dhaafo taas ma sheegin.
At lease we won't pay other clans to hold land and town for us to claim. MJs are kings and you a Queen whore don't ever forget! :ugeek:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”