Breaking: The game has begun Rasaas oo laga maqlaaya Tukaraq caawa

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Breaking: The game has begun Rasaas oo laga maqlaaya Tukaraq caawa

Post by grandpakhalif »

Xiisad colaadeed ayaa waxa ay caawa ka taagan tahay deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool, kadib markii ciidamo cusub oo ka tirsan Puntland ay galabta gaareen deegaank.

Deegaanka ayaa la soo sheegayaa in caawa laga maqlaayo rasaas aan badneyn oo labada dhinac ay isku dareensiinayaan inay ku jiraan heegan buuxa.

Ciidamada maamulka Puntland ee galabta la geeyay deegaanka Tukaraq ayaa la soo sheegayaa in dhufeysyo ay ka sameysteen jiida dagaalka isla markaana caawa ku siqeen goobaha ay ku sugan yihiin ciidamada Somaliland.

Ciidamada Somaliland ayaa ridaaya rasaasta ugu badan ee caawa sida goosgooska ah looga maqlaayo jiida Tukaraq.

Mid kamid ah dadka deegaanka oo laga wareysanaayay xaalada cusub ee caawa ayaa yiri ‘’Caawa cabsi ayaan dareemeynaa mararka qaar rasaas ayaa dhaceysa dadku waxa ay yihiin kuwo soo jeeda oo aan caawa hoyad ku waajibin’’

‘’Haa wey jirtaa in maanta ciidamo badan ay soo gaaren tukaraq dadka horay ayay u barakaceyn anaga manaqaan meel aan aadno’’

Sidoo kale, dadka deegaanka ayaa soo sheegaya in ciidamada Puntland ee maanta la geeyay Tukaraq ay yihiin kuwa aad u hubeysan, halka Somaliland ay isbedel ku sameysay ciidamadii ka joogay jiida dagaalka.

Ma cadad sida uu caawa noqon doono xaalka waxaana jira cabsi saa’id ah oo laga qabo inuu dhaco dagaal toos ah.

Caasimada Online
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Breaking: The game has begun Rasaas oo laga maqlaaya Tukaraq caawa

Post by grandpakhalif »

The final troopa have arrived from Qardho yesterday and the attack is tonight. Jeegaanta are finished. No wonder Muse Bixi was begging for peace


Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32782
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Breaking: The game has begun Rasaas oo laga maqlaaya Tukaraq caawa

Post by Khalid Ali »

Grandpa how much u wanna bet your darood brothers will not fire a bullet.
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17692
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Breaking: The game has begun Rasaas oo laga maqlaaya Tukaraq caawa

Post by theyuusuf143 »

He can't bet because deep down he knows his MJ cousins are pussies plus they have less resources compare to somaliland. Even in terms of mobilising all somalilanders are are sending gifts to the army every day while puntlanders are talking none sense on television. In terms of qabyaalad we are better qabilists than MJs when ever they cry yaa daaroodaay we gonna cry too yaa irir samaale aheey. Wax kasta oo ay isku dayaan anaga kaga horayna. Gaalada anaga kaga horayna oo xuduud caalamiya weeye wuxu islamka anaga kaga horayna. Xitaa amxaarada iyo kikuuyadu anaga bay nala aragti yihiin. Majeerteen ku cidlay ku madhanayan. Jaamac siyaad na guuto dhan oo qaybta 7aad la yidhaahdo baa loo qalabeeyey cidiyahay ku dagaalamayaan yagoo keliya baaba ku filan pintland.
xisaabiye1
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 354
Joined: Wed Jun 21, 2017 10:14 pm

Re: Breaking: The game has begun Rasaas oo laga maqlaaya Tukaraq caawa

Post by xisaabiye1 »

This thread.."they're attacking tonight.." :russ: :dead:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”