Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Post by KingWaslawi »

Image
:blessed:

Image
Last edited by KingWaslawi on Tue Jun 26, 2018 5:55 pm, edited 1 time in total.
User avatar
KingWaslawi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5295
Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(

Re: Where are the haters

Post by KingWaslawi »

:lawd:

Image
Image
Image
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Post by Khalid Ali »

We are keeping on building brick by brick.well.by wall. We are getting there inshallah
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Post by theyuusuf143 »

Alla hargeisa habeenkii qurux badana markay iidoor ku kabadhada siraataan , maalintiina qaadirada xumaa omos baa ka kacaya. Honestly markad masalaha joogto habeen kii waxaad mooda in nebi khadar ku soo degey down town ka iftiinka kasoo kaahaya . Halkas baan Ciidagalaha kula qayili jiray the eidagaless are cool every thing you say they gonna respond "Dhega " I was like "Jaw" waar nimanku dhega badana. :lol:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Post by Khalid Ali »

I think the pictures are not hargeysa but burco.
Yes ciidagalle are good folks to chill with cabdi ciise iyo abokor muse sheekooyinka kagasheeekayaan. Halka star agtisan market fadhisan jiray. The old stories the shaah the sheeko it's amazing. Marbaan tu rer gobdoon ah shukaansaday ala naagtasi qurux badnaydee oo cadayde. Walahi dhiigi nabi maxammad inay leedahay waad garanaynyse dhal qurusheed. Ciidagale wa gob waxwalba gobonimaday ka raacan runtana washeegaan runta lama gabbadan. Waxay ka xanaqaan uun marked kutidhahdid ciidagalle.mee ciismuse iyo ciigaalweydi loool..
User avatar
MujahidAishah
Posts: 16995
Joined: Thu Dec 16, 2010 5:32 pm
Location: Garisadi Guryosamo Goljano ku nool

Re: Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Post by MujahidAishah »

Khalid Ali wrote: Tue Jun 26, 2018 6:36 pm I think the pictures are not hargeysa but burco.
Yes ciidagalle are good folks to chill with cabdi ciise iyo abokor muse sheekooyinka kagasheeekayaan. Halka star agtisan market fadhisan jiray. The old stories the shaah the sheeko it's amazing. Marbaan tu rer gobdoon ah shukaansaday ala naagtasi qurux badnaydee oo cadayde. Walahi dhiigi nabi maxammad inay leedahay waad garanaynyse dhal qurusheed. Ciidagale wa gob waxwalba gobonimaday ka raacan runtana washeegaan runta lama gabbadan. Waxay ka xanaqaan uun marked kutidhahdid ciidagalle.mee ciismuse iyo ciigaalweydi loool..


Khalid it’s Hargeysa do you not see the old qaran tower and isgooysa saldhiga dhex plus it says Hargeysa I’m the top right hand corner :lol:
BigBreak
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6320
Joined: Fri Oct 05, 2012 11:31 am

Re: Kabadhe Iidoor/Iidoor Money

Post by BigBreak »

I love abokar muuse they have my maternal grandmother amongst its members
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”