Page 1 of 1
JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Sat Jul 07, 2018 4:50 am
by bashe19
Magaalasa Lasacnaaood caasimada gobolka sool ayaa maanta waxaa laga dareemaya baqdin xoogan oo soo food saartay maleeshiyada snm.
Wadooyink waaweyn iyo goobaha hal bowlayaasha ah ee Magaalada ayaa lagu arkaayay maleeshiyaad kamid ah kuwa snm oo la soo dhoobay.
Maleeshiyaadkan oo ah kuwa ay Jeegaantu ula baxday RRU ayaa isgooskaysta oo magaalada ah la dhigay.
Xiligan ay maleeshiyaadku soo buux faadhiyen Magaalada Laascaanood ayaa ah xili uu ku sugan yahay Taliska Goojacade Taliyaha Guud ee maleeshiyaadka booliska snm.
Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Sat Jul 07, 2018 5:06 am
by Maroodijex
Dhulous Habar Xabuusho si fiican u wasa.
Anagu inta kale ayaan wasayna.

Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Sun Jul 08, 2018 4:25 am
by bashe19
Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Mon Jul 09, 2018 5:12 am
by bashe19
Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Mon Jul 09, 2018 5:13 am
by original dervish
They know they're done.......s/l is about to fall apart.
After 30 years of f*@k all.....it's begin to unravel.

Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Mon Jul 09, 2018 5:42 am
by Khalid Ali
It's been 11 years guys we have gained only more land qurjilles are hiding in garowe. There aren't even any qurjilles left on somalier because they feel ashamed and defeated by the mighty sadaat nation. Only this tranny dervish baaa ka soo hadhay. January mujaahid muse biixi captured tukaraq since then. Jabartis no where to be seen
Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Mon Jul 09, 2018 5:45 am
by original dervish
Khalid.......all the bad news has made you emotional.

Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Tue Jul 10, 2018 5:27 am
by bashe19
WAR DEG DEG AH-Dhawaqa Hubka Culus oo Laga Maqlayo Tukaraq iyo Dagaal Goos Goos ah oo Ka Dhacay.
July 8, 2018
War deg deg ah oo hadda naga soo gaarey furimaha dagaalka ee Tukaraq ayaa sheegaya in halkaasi laga maqlay dhawaqa hubka culus iyo rasaas goos goos ah oo ay isdhaafsanayeen ciidamada Puntland iyo Soomaaliland ee ku sugan halkaasi.
Wararka qaar ayaa sheegaya in dagaal goos goos ah oo aan xoogganayn uu dhexmaray ciidamo sahan ah oo ka kala tirsanaa Puntland iyo Soomaaliland oo isku horfadhiya deegaamadaasi.
Hubka culus noocyadiisa kala duwan iyo madaafiic cul culus ayaa laga maqlayey gudaha deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool, ilaa hadda majirto cid ka hadashay haddii uu jiro khasaare ka dhashay dagaalkaasi iyo cidda ka dambaysay.

Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Tue Jul 10, 2018 6:01 am
by Khalid Ali
Od we have defeated qurjille military politically socially you report to me. Dameer aan saaranahay dhuusadisu.maxay iga tari. Xudun awrboogays and tukaraq are all ugaadhyhan settlements today it's owned by the sadaat nation and SNM flag flies high.
Re: JEEGAANTA LEAVING LAS-ANO. SCARY, SCARY AND SCARY
Posted: Tue Jul 10, 2018 8:55 am
by original dervish
Khalid don't kid yourself.....s/l is falling apart.
