Page 1 of 1

Calool Baahan!

Posted: Sun Jul 08, 2018 3:22 am
by Timiro1999
Somalidu waxay tidhaahdaa "inkastuu dur-dur iyo dabaal galo doofaarku abidkii ma daahirto"
Taa waxaan uga socdaa reero waxa jira si kasta oo ay wax dheerad ah u helaan oo ay dadka ka sed badsadaan hadana waa kuwii uun.
Waxba uma tarto waxaasi ilayn waa xaarane, calool baahan iyo iimaan la'aan ayay ka sii qaadan.
Bal link kan fur adigaa yaabiye


http://hadhwanaag.ca/detail.aspx?id=223951

Re: Calool Baahan!

Posted: Sun Jul 08, 2018 5:11 am
by CaliBurco
That is shocking, but not something I wouldn't expect.