Majeerteenia colonel gagaale and his militia plus tiknikos defect to Somaliland tukaraq

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Majeerteenia colonel gagaale and his militia plus tiknikos defect to Somaliland tukaraq

Post by Khalid Ali »

War hadda soo dhacay:Ciidamo iyo Tikniko uu hogaaminayo Korneyl Gaagaale oo Somaliland u galay(Maxaa ku kalifay:Sirta waa lagu hayaa
6 minutes ago





War hadda soo dhacay:Ciidamo uu hogaaminayo Korneyl Gaagaale oo Kooxda Dhulbahante u cayaara kana tirsanaa Ciidamadda Puntland ee jiidda Tukaraq oo la baxsaday Gawaari Tikniko ah iyo Ciidan.
Korneylkan ayaa ka carooday 6-Bil ka badan inuusan geeddo hoostiisa kaneeco ku cuni-doonin,isaga iyo ciidankiisa oo markii hore Khaatumo ahaa balse ku biiray Maamulka Garoowe.
Wuxuu ka carooday ilaa muddo kordhin 2-sanno loo sameeyo Xukuumadda Xaflad-Joog inaan dagaal la qaadi-doonin.

Korneyl Gaagaale ayaa hadda loo soo gudbiyay Hotel Laascaanood ku yaal,waxaana la filayaa inuu Warbaahinta la hadlo sababta uu uga soo goostay Xerta Xukuumadda fadhiidka ah ee Gaas oo 6-Bilood geeddo hoostoodda ku haya Ciidamo ay doonayaan inay dagalaamaan oo qurra kolka 2 sanno loogu darro Xerta Xaflad-Joog.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”