While failmaajo licks the ass of the xamasien dictator .car bomb in mogadishu
Posted: Sun Jul 29, 2018 1:27 am
golis
Madaxweyne Farmaajo oo Booqan doonaa Dalka Eritrea.
July 27, 2018 - By: Mohamud Nadif
Shares
Madaxweynaha jamhuuriyada federaalka ah ee soomaaliya Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ayaa lagu wadaa in maalinimada berito ah uu booqasho ku tago caasimada dalka Eritrea ee Asmara sida uu sheegay Wasiirka warfaafinta soomaaliya Daahir Maxamuud Geele.
Sidoo kale afhayeen madaxweynaha Eritrea Yemane G. Meskel war uu ku qoray bartiisa twitterka waxa uu sheegay in madaxweynaha dalka Eritrea Isaias Afwerki uu casumaad u diray madaxweynaha soomaaliya maxamed cabdilaahi farmaajo, isla markaana uu ka aqbalay booqasho 3 beri qaadanaysana uu ku imaan doono dalka Eritrea.
Eritrea iyo Soomaaliya ayaa mudo waxaa dhex tiil xurguf siyaasadeed iyadoo Asmara lagu xasuusto hada ka hor in ay xarun garabkii maxkamadaha ee uu hogaamin jiray madaxweyne Sheekh shariif Sheekh Axmed, Xiriirka Eritrea ay la leedaha dalka bariga Africa ayaa soo wanaagsanaanaya tan iyo markii ay heshiiyeen Dalka Ethopia oo ay ka dhaxaysay colaad mudo ka badan 20 sano.
Dhawaan qaar ka mida warbaahinta dunida ayaa qortay in sidoo kale Dalka Jabuuti ay codsadeen in dhexdhexaadin loo sameeyo wadanka Eritrea oo ay ka dhaxayso dagaal la xiriira xaga xuduuda oo ka dhacay deegaanka Dumeera, Eritrea ayaana isaga baxday urur goboleedka IGAD oo ay ku bahoobeenw adamada bariga Africa