Justice is done in Hargeza, THE PEOPLE ARE NON EQUAL TO THE LOW.

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Justice is done in Hargeza, THE PEOPLE ARE NON EQUAL TO THE LOW.

Post by bashe19 »

Maxaa Dhex Maray Muuse Biixi Iyo Faysal cali waraabe?


·July 29, 2018





Madaxweynaha Maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi, ayaa Xalay Madaxtooyadda kula kulmay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe oo todobaadkan kula khaas ah kula soo qaatay Magaalada Bresales ee dalka Beljenka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdilahi Farmaajo.

Warar lagu kalsoon yahay oo Warbaahintu ka heshay ilo ka ag dhow Madaxweynaha iyo Gudoomiyaha Xisbiga Ucid, ayaa sheegay in kulankaas dhexmaray Muuse Biixi iyo Faysal Cali Waraabe ahaa mid albaabadu u xidhan yahay, isla markaana waxay labada masuul iska laab-xaadheen qardoofadii todobaadkan dhexmartay, iyadoo intaa ay xogguhuu Ku dareen in Muuse Biixi raaligelin siiyey Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng. Faysal Cali Waraabe, kasoo ka raaligeliyey weedhihii uu todobaadkii hore Muuse Biixi hawada u mariyey Faysal, kuwasoo uu Ku sheegay inaanay waxba kala socon safarkiisi uu kula soo kulmay Madaxweynaha Somalia Farmaajo.

Hadalkaas oo sida la sheegay Muuse Biixi Gudoomiyaha Xisbiga Ucid ugu micneeyey inuu uga Dan lahaa inuu dadka Ku dejinaayey.

Sidoo kale Muuse Biixi waxa uu Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Eng Faysal ka dalbaday inuu halkii kasii wado wadashaqayntii maamulkiisa iyo isagga, isla markaana uu kala shaqeeyo sidii doorashada Baarlaanka iyo golayaasha deegaanka loo qaban lahaa.

Dhimaca kale, Faysal Cali Waraabe ayaa isna aqbalay raligelinta Muuse Biixi usoo jeediyey, isla markaana waxa uu sheegay inuu laban-laabi doono wada shaqayntii Xukuumada Muuse Biixi iyo isagga.

:dj:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”