
From Somalia's Minister of Information:
https://horseedmedia.net/2018/07/29/was ... maaraatka/Daahir Geele wasiirka warfaafinta soomaaliya oo ka mid ah waftiga uu hogaaminayo madaxweyne Maxamed Cabdilaahi Farmaajo ee booqashada ku jooga dalka Eritrea oo la hadlayay qaar ka mida warbaahinta ayaa sheegay in dawlada Eritrea ay kaalin wayn ka qaadan karto isu soo dhawaanshaha Soomaaliya iyo Imaaraatka oo mudooyinkii danbe ay jireen arimo ay kala tabanayaan.
“Dabcan Dowladda Eritrea iyo Imaaraadka oo isku fiican, waxay kaalin mug leh oo macno leh ka qaadan kartaa inay isku soo dhoweyso Soomaaliya iyo Imaaraadka oo arrimo badan oo la kala tabanayay ay beryahan jireen”ayuu yiri Wasiir Daahir Geelle.
https://alarab.co.uk/%D8%A7%D9%84%D8%B5 ... 8%AF%D8%A9وزير الإعلام الصومالي: نأمل بواسطة إريتريا في تحسين علاقتنا مع دولة الإمارات العربية المتحدة.


