Hadaad u haystaan in Ethiopia kala jeceshahay Somalida habeen maad jirin.
Oromo ama tigray idinma ma kala jecla meeshaa doontaan ku noolada meesha aad doontan ka yimaada.
Ethiopia waxay ka shaqaysay siday Somalia u wiiqi lahayd waanay ku guulaysatay.
Somalidii iyagii ayay cadaw iskaga dhigtay oo midna aanu midka kale arki karin.
Ethiopia madaxdii somalida ayay midba mar la shirtay waabay u kala dheerayn jireen, sidii caruur yaryar oo aabahood suuqa ka yimid oo uu nac-nac u qaybinayo.
Oromadaas somalida qaeracaysa dadka wax ka diirayaa waabu yar yahay.
Xabashi injirleey waxay lahaayen aragti fog oo ah somali kala qaybi oo u tali tiina way ku guulaysteen.
F.G anigu ma lihi Somali ka wada midowdo oo isku dal ha ahaato lknse waa in aanay ogalaab in xabashi injirleey soo kala dhex gasho, xabashi injirleey waxay ahayd in aanay u ogalaanin inay la kala shirto oo dhexdooda fadhiisato.
Maanta somalidu waxay joogtaa halkii ay Ethiopian ku la doonayen, dhulkii somalida waxa si waalan u jooga Oromo.
Magaaaada Hargeisa shaqooyinkii hoose oo dhan iyagaa haysta, imikadaas laba Oromo ah ayaa shaqo ku qaadatay 6-7 saacadod noo qabtay oo aanu siinay $170
Dhismihii iyagaa ka shaqeeya waayo nimankii somalida ahaa layskuma halayn karo intay balan sameeyan ayay kuu jiitamayan.
Ethiopia qaad ayay somalida u keentaa lacag adag ayaa loogu bedelaa.
Somalida Ethiopia la safanaysa ee somalida kale cadawga u arkayoow saadambaad garan, marka xabashi iyo Oromo halkaaga kugu timaado.
Habeen maad jirin!!!!
Moderator: Moderators
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
- KingWaslawi
- SomaliNet Super

- Posts: 5296
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Habeen maad jirin!!!!
Inama kala jecla wa xaqiiq, laakiin Soomaalida lafteeda ayaaba iskaga xun cadaw walba, bal ka waran, Soomaaliga aan guushaada rabin haddana raba inuu ku walaalsado, Jabuuti iyo Koonfur cadaawadda ay Somaliland u hayaan iyo xaasid nimadooda ayaa ka xun boqol goor wax kasta.
Dabcan waddan kastaaba, ahmiyadiisa gaarka ah ayuu ilaashanayaa, taasoo ah sida ay marba la noqoto, sidaa daraaddeed Itoobiya iyagoo qoomiyadaa ayay garteen is cafiya, waxna isu ogolaada, halka Soomaalidu xaasidnimo uun ku jiraan.
Macnuhu maaha Somalilandba inay Itoobiya jeceshahay, laakiin wax u dhaama ayay wayday. Haddii Soomaalidu wax isu ogol yihiin cidiba ismay dhibsateen, Itoobiyama meel baa looga soo wada jeesan lahaa.
Waxaan se caqliga qaadanayn, aan ku xaasido, walaalna ii noqo.

- AwRastaale
- SomaliNet Super

- Posts: 7611
- Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am
Re: Habeen maad jirin!!!!
Sorry Timiro you can't preach to us about Somalinimo when you despise your own Isaaq eg Habar Awal and Habar Jeclo.
Horta tas iska so dawe oo baro sida wax lo dhaliilo adon habeen iyo maalin aflagaden oo qolyaha ku diidana uu durban tumin.
Marka inadeerada so baratid sida waxaga lo sheegto waxa qabtiidna ka sheegatiid, aya Somalinimadu wax yelaysa.
Horta tas iska so dawe oo baro sida wax lo dhaliilo adon habeen iyo maalin aflagaden oo qolyaha ku diidana uu durban tumin.
Marka inadeerada so baratid sida waxaga lo sheegto waxa qabtiidna ka sheegatiid, aya Somalinimadu wax yelaysa.
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: Habeen maad jirin!!!!
AwRastaale wrote: Tue Aug 07, 2018 3:58 am Sorry Timiro you can't preach to us about Somalinimo when you despise your own Isaaq eg Habar Awal and Habar Jeclo.
Horta tas iska so dawe oo baro sida wax lo dhaliilo adon habeen iyo maalin aflagaden oo qolyaha ku diidana uu durban tumin.
Marka inadeerada so baratid sida waxaga lo sheegto waxa qabtiidna ka sheegatiid, aya Somalinimadu wax yelaysa.
Tan aan ka hadlayaa maaha nacayb iyo jacayl waa Somalida oo la doonayo in la cidhib tiro dhulkoodana la qaato.
Reerahan aad sheegteyna iyaguba ma yaraystaan lkn iyagu waa hasha geela cuntee cabaada.
Adigu ma afhayeenkodad tahay, Xaarplaya ayaa afhayeen ugu filan qolyahan aad sheegtay.
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Habeen maad jirin!!!!
War Ilaahey haddad ka baqaysaan leave her alone . "Walking to the beat of your own drum " baa lagu yidha af ingiriska , marka , rather than trying to conform someone to your point of view , one should increase his tolerance level in the other exercising his / her freedom . Who and what is a threat and who and what is not , kala garta. There 's a difference between a cult and a clan 
Freedom is freedom , not just when you like it . Anigu I want my people to be free and not hide their opinions.( Within the parameters of reason)
Freedom is freedom , not just when you like it . Anigu I want my people to be free and not hide their opinions.( Within the parameters of reason)
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Habeen maad jirin!!!!
Europe waxa ku nool dad badan oo u haysta in muslimiintu dhulka la wareegeyaan. Weli cidii wax ma qabsan iyaago "millions" albaabka u fura. Dadka markaad soo dhowaysato ood nasabnimo mujiiso waxaad tahay bu noqonaya. It is as old as humanity itself. Somalidu markey "humility" , "honest humility from the heart , not the kind you show Allah in hopes of some reward" markey taas bartaan bay wax noqonayaan . Waxay isku haystaan iyo waxay yihiin baan is lahayn
-
PrinceNugaalHawd
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3235
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Habeen maad jirin!!!!
Saaxiix Somali Oromo makala jeecla, we might be enemies Politically or over territory, Clans vs Clans or Sub clans vs Sub clans or so on & on. But we are all Somalis and Oromo sees us as one.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 405 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 9 Replies
- 612 Views
-
Last post by xamari_gash
-
- 0 Replies
- 223 Views
-
Last post by Candy_Triggers
-
- 8 Replies
- 862 Views
-
Last post by ruralboy
-
- 19 Replies
- 1244 Views
-
Last post by Perfect_Order
-
- 18 Replies
- 1682 Views
-
Last post by Diblomaasi
-
- 1 Replies
- 542 Views
-
Last post by TarTar
-
- 4 Replies
- 591 Views
-
Last post by S_lander-boy
-
- 12 Replies
- 846 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 18 Replies
- 1321 Views
-
Last post by Advocatar