Page 1 of 1

Haatan waxaa khad Telefonka Aan Kula Hadlaaya Yar Sxbkeey Ah oo Dhiri Dhabe Jooga

Posted: Wed Aug 08, 2018 1:17 am
by TheLoFather
Isagoo week iyo dhawr cisho ku sugnaa magaalada oo fasax ku jooga ah na reer UK. Wuxuu ii sheegay ineey Soomaalida magaalada nativeka ku ahi ineey muujiyeen RAGGANIMO oo difaaceen dadkoodii, guryahoogii iyo meheradahoogii dhamaan oo Oromadiina xaafadahoogi casharo uu gu dhigay.
....Walleee Ciisuhu waa dad nool oo Gob ah. Waa siduu hadalka u dhigaye. Intaana wuxuu ku dharey oo ii sheegay in wax dagaal i aan u jirin hada lakiin tensions being very very high.