fake news / Kutiri Kuteen
Posted: Tue Aug 14, 2018 4:33 am
Social media going crazy
Habar walba iyo oday wa so gelayan oo waxay raban so gelinayan ayago aan ka fiirsan masuliyada shaqsiga ama jornalistaha , waxan dawaday dood uu ka qayb galay galay wasiirka maliyada Somaliya Bayle marki nin jornaliste weydiiyey lacag bishi Ramadan u yiri waxa la siiyey xildhibaano , Bayle si xanaq ah bu uga jawabey asago ku boriyey dhalinyarada meesha joogtay oo badankodu jamacado ka so baxay inayan qorin hadalada kutiri kuteenka ee makhayadaha looga sheekaysto wa waxa dib ino dhigaya waxuna kula taliye bal inteyan wax qorin research sameeya oo runta iyo xaqiiqda hela
PM Etoobiya asaguna qalalasaha ka jira dhulka somalida Etoobiya waxu dusha ka saaray waxa la dheho fake news iyo dadka faafiya.