It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by bashe19 »

Gafaneyaasha shacabka Soomaaliyed dhiigisa ku naaxay ee loo yaqaan madaxda dowlad goboleedyasa soomaaliyeed, kuligood waxaa ku soo foolleh doorashooyinka dowlad goboleedyada, waxay doonayaan inay si xaaraan rishwad, laaluush, cagajuglayn iyo istaageerid ay u dhanyihiin ay kusoo wada laabtaan:


Shariif sheekh Xasan Koofur galbeed state doorashada waa Novembar 2018.

Abdiwali Gaas of Buntiland doorashadu waa 1. January 2019.

Axmed Madooooobe Jubaland state doorashadu waa Abril 2019

Geele Xaaaaaf doorashadu waa 2019 bisha laba hubo

Waare of Hiirshabeele doorashadu wa 2019 bisha lama hubo.


Gidigood waa xaaraan ku naaxayaal tuuga ah oo luga haya horumarka iyo wadajirka ummadda Soomaaliyeed, waaka daalay Rishwadooda, waakadaalay tuugadooda waakadaalay dib u dhaca ay noogaysteen, waa kadaalay nin jeclaysigooda, waana kadaalay wajigooda Xun ee ay danahooda gaarka ah nala hortaagan yihiin, WAA GAFANAYAAL XAARAAAN AH OO DHIIGA SHACABKA KU NAAXAY ISLAMARKAANA AAN DOONEYN IN GOBOLADA DAD XALAALA IYO CADAALAD KU MAAMULA AY SOO BAXAAN.

Inay RISHWAD isku taageeraan baydoonayaan, inay TUUGONIMO iskugarabsiiyaan baydoonayaan, Inay KURSI JACAYL isku taageeraan baydoonayaan, inay HANJABAAD IYO COLAAD, AY U QABAAN RAGGA LA TARTAMAYA ISKU TAAGEERAAN BAYDOONAYAA,.

wAA gafanayaale ISKADIIDA, WAA tuugee iskadiida, waa xaaraankunaaxayaale iskadiida, DOONIMAYNO GAFANEYAASHA, DOONIMAYNO XAARAANKUNAAXEYAASHA, DIB U SOCODKA DOONIMAYNO, RISHWO QAATE IYO BIXIYAASHA DOONIMAYNO, DOONIMAYNO CAWO IYO MAALIN DOONIMAYNO.

:dj:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by bashe19 »

Hay, why you guys dont feedback this tread? r y afraid? I dont afraid nobody eccept Allah, walaahi they r All gafaneyaal, shillin, kudkude, iyo qaniiyada dhiiga miirta.

Sono tutti bastardi, corrotti, malladetti. Devono andarsene via tutti a casa farabutro



:dj:
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by original dervish »

The desperation is palpable. :)
SuperLander
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by SuperLander »

original dervish wrote: Wed Aug 22, 2018 6:59 am The desperation is palpable. :)
well marehan and murursade need a strong central government of Somalia to have relevance after all, this is not the case for only some groups which are MJ cagdheer abgaal HG and rahanweyn
only those 5 in Somalia are laandheer territorially in politics/governance thanks to balkanisation
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by original dervish »

Every Somali across the world needs a strong sovereign Somali to defend the Somali interest. :som:
SuperLander
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by SuperLander »

miskeen people only care about qabiil in Somalia, during Hassan Sheikh presidency wasn’t it you who basically called for balkanisation because you wanted JL to not be under his control, now you do a u turn once one of your own clansmen succeeded HSM
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by bashe19 »

SuperLander wrote: Wed Aug 22, 2018 7:08 am
original dervish wrote: Wed Aug 22, 2018 6:59 am The desperation is palpable. :)
well marehan and murursade need a strong central government of Somalia to have relevance after all, this is not the case for only some groups which are MJ cagdheer abgaal HG and rahanweyn
only those 5 in Somalia are laandheer territorially in politics/governance thanks to balkanisation

We shall fix Iiidooorland too maladetto.


:stylin:
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by bashe19 »

Ppl in Garbaharey say NO to Axmeq Madoobe, we dont want you Strait in the face as i told you before, walahi it happen masha Allah.



:dj:
SuperLander
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Sat Jul 28, 2018 10:27 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by SuperLander »

bashe19 wrote: Wed Aug 22, 2018 12:51 pm
SuperLander wrote: Wed Aug 22, 2018 7:08 am
original dervish wrote: Wed Aug 22, 2018 6:59 am The desperation is palpable. :)
well marehan and murursade need a strong central government of Somalia to have relevance after all, this is not the case for only some groups which are MJ cagdheer abgaal HG and rahanweyn
only those 5 in Somalia are laandheer territorially in politics/governance thanks to balkanisation

We shall fix Iiidooorland too maladetto.


:stylin:
no thanks we are good - when was the last time you gave 50 Cent a ring kkkkkkkk
User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

Re: It's time to say enough, we dont want you, strait to the face

Post by bashe19 »










:dj:
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”