a letter from saudi arabia

Soomaalida waddankan ku dhaqan

Moderators: Moderators, Junior Moderators, Islam mods, uk mods

HIT MAN
Posts: 213
Joined: Wed Nov 23, 2005 11:00 am
Location: you mess wid me you messed if da best

a letter from saudi arabia

Post by HIT MAN »

peace im out

>>?wallaalayaasha muslimiinta? ahoow
>>?
>>Warqadaan waxay ka timid sacuudi arabiya, waxayna usocotaa dadka
islaamka ah oo raga iyo dumarka ah sheikh axmed daad oo ah
illaaliyaha qabriga nabiga s.c.w. Waqti habeen ah markuu tukadey
salaatu-layl ka dib nabigau nnkha waxuu yiri? sheikh axmed daadow
6,000,000 oo qof ayaa dhimatey oo qof ka mid ah janada magalin sh.
Axmed aad buu u baqay sababtoo ah dadkii islaamka ahaa oon raacin
jidka nabiga nnkha darteed. Dumarka ma ogola inay raacaan ragooda
markay wax faraan cawradoodana ma asturaan. Dadka maalqabeenka ah
xoolahoodana masaakiinta islaamka ah inyar wax kama siiyaan. Dadka
xajka aadana ma tukadaan waqtikasta. Nabiga nnkha waxuu yiri
sheikh axmed u sheeg dadka islaamka ah si ay u wariyaan una
qaybiyaan warqadaan qofkii qaybiya oo badiya riyadooda ama
niyadooda waxay ku qabtaan wey arki doonaan hadiin illaah idmo
nabiga muxamed nnkha isaga iyo caruurtiisa jano ayay helayaan.
Qofkii isagoo dayn qabo warqadaan badiya ka dibna dadka islaamka ah
u qaybiya ilaahay baa ka saacidaaya inuu daynta iska bixiyo. Amiin
sheikh axmed daad hadii? waxa aan sheegaayo ey been yihiin
illaahay iima naxariisto janadiisana ha iga dheereyo Muslimiinta
oo dhan ha raaceen diinta islaamka waxay fareyso hana ka haran
waxa ay ka reebeyso qaraabada iyo dadweynaha?in ay ?isku naxariistaan
ilaahay danbi dhaaf ha weediistaan isniin walbana ha soomaan
qofkii warqadaan sodon koobi ka qora oo dadka islaamka ah uqeybiyo
naxariis ilaah buu helayaa wax uusan waligii arkina wuu arkayaa
warqadan yay noqon wax meel la iska dhigo qofkii muslim ah oo arkaa
waa inuu badiyo oo uu muslimiinta gaarsiiyo nin la yiraahdo kitaabi
warqadaan markuu arkey wuxuu u dhiibey gabar xoghayn u ah waxay ka
qortay 29 koobi wayna qaybisay maalmo
gudahood nasiib wanaag ayay heshay nin kale oola yiraahdo saima saimana?
warqadaan markuu arkay armaajo ayuu ku riday wuuna ku hilmaamay
shaqadiisana waa laga eryey markuuse waayay shaqadiisa ayuu
xasuustey warqadii ow 120 koobi ka sameyey warqadii. shaqo tiisa ka
fiicana wuu helay. nin kale warqadaan markuu helay waxaan micno
lahayn ayuu ka soo qaaday wuuna jeexjeexay isla maalmo gudahood
ayuu ku geeriyoodey ninkii qora warqadaan cajiibka ah ilaahay ha
>>idinka sawaabiyo xilka fiican aad gudaneysaan >>Aaamiin>>
User avatar
Westernized Xalimo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4583
Joined: Mon Oct 03, 2005 3:28 am
Location: MURDA MILE!

Post by Westernized Xalimo »

damnnn bludd, tranlate dat shyt yeh Exclamation
User avatar
IlWaaDSan
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 611
Joined: Sat Aug 20, 2005 7:10 pm
Location: EasTsiDe BaaaaY'B

Post by IlWaaDSan »

AFTER I READ...'PEACE IM OUT'...AND SCROLLED DOWN......I SERIOUSLY GOT A HEAD-ACHE....
Embarassed

I WAS REALLY INTERESTED IN READING THAT.....SO...IF YOU COULD PERHAPS TRANSLATE AND SUMMARISE THAT FOR MOI I'D BE V. DELIGHTED
User avatar
SNM_Warrior
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1655
Joined: Tue Aug 16, 2005 8:19 pm
Location: I CAN SMELL IT COMING DA 18 0F MAY

Post by SNM_Warrior »

hit man blud ur century late
HIT MAN
Posts: 213
Joined: Wed Nov 23, 2005 11:00 am
Location: you mess wid me you messed if da best

Post by HIT MAN »

im bk ppl shall i translate
User avatar
Westernized Xalimo
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4583
Joined: Mon Oct 03, 2005 3:28 am
Location: MURDA MILE!

Post by Westernized Xalimo »

go on den
User avatar
SNM_Warrior
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1655
Joined: Tue Aug 16, 2005 8:19 pm
Location: I CAN SMELL IT COMING DA 18 0F MAY

Post by SNM_Warrior »

hit m we waiting whats taking u so long
User avatar
BiKiNi_ChiC
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1073
Joined: Sat Jan 17, 2004 7:00 pm
Location: Relaxing on the Beach, Bahamas

Post by BiKiNi_ChiC »

wtf is that all about? Rolling Eyes Rolling Eyes
dr 4 maali
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 653
Joined: Mon Sep 29, 2003 7:00 pm

Post by dr 4 maali »

Basically fear allah at all times.
User avatar
SNM_Warrior
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1655
Joined: Tue Aug 16, 2005 8:19 pm
Location: I CAN SMELL IT COMING DA 18 0F MAY

Post by SNM_Warrior »

hit man so whers da reply to this topic Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Europe - UK”