Page 1 of 2
Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Wed Sep 19, 2018 1:46 am
by Khalid Ali
Rumours in htown habarxabuusheed habarjeclo wey shiraysa and xirsi gaab is preparing him self for the throne horta wa aftahan kaftanka qoladisa ma reer binin ba axmed farax reer raage cawaale suqaar
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Wed Sep 19, 2018 5:51 am
by kaliil
Habar jeclo xirsi iyo maxamuud xaashi ayaa han siyaasadeed lahaa labadaba xiniinyaha ayaad ka saarteen.muuse qorshihiisu muxuu yahay?balantii wuu kaga baxay reerkii xulafada lahaa oo kursigii wuu isku dhejinayaa
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Wed Sep 19, 2018 7:14 am
by Khalid Ali
Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 1:01 am
by kaliil
Khalid Ali wrote: Wed Sep 19, 2018 7:14 am
Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Khalid waxa keliya e isku haysanaa waa qaabka doorashadi u qabsoontay iyo cadaalad darada dalka ka jirta.doorashadi siday doonto ha u qabsoonto laakiin muuse ayaa madaxweyne loo cumaamaday waxaanu diyaar u ahayna inaanu la shaqayno ileen waa nin habar magaado ah oo garxajis dhaleene.waxay ahayd inuu dalka maro oo dadka cidii u codaysay iyo kuwii ka codeeyayba la kulmo oo la tashado taladooda wixii macquul ahna ka qaato laakiin sidaa muu samayne madaxtooyada ayuu iskusoo qufulay oo waata muuse handaraab iyo muuse local loo bixiyay.halkuu dadka tabashadooda wax ka qaban lahaa e khaladaadka sixi lahaa ayuu guulwadeyaal laaluush qaybinaya dirayaa cidii hadashana xidhayaa.intuu madaxtooyada ku jiray waakaa cabdiweli sanaag jooga e mashaaricda dhagax dhigaya qaarna xadhiga ka jaraya.haduu dalka si fiican u maamulayo oo khaladaadka jira saxayo waanu taageeri lahayn cidii ka gardarana waanu ka difaaci lahayn
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 5:27 am
by CaliBurco
Jeegaanta is not over. Next president is Habar Jeclo, if not we will create a qurbajoog dawlad, have a YouTube president, have a few odayaal sonkor qabba oo qoryo siita in Puntland etc etc. Wait....You would have thought I was habar younis

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 8:33 am
by Timiro1999
CaliBurco wrote: Sat Sep 22, 2018 5:27 am
Jeegaanta is not over. Next president is Habar Jeclo, if not we will create a qurbajoog dawlad, have a YouTube president, have a few odayaal sonkor qabba oo qoryo siita in Puntland etc etc. Wait
....You would have thought I was habar younis
May, waa layska kaa garanayaa inaad tahay habar-jilco Laangaab ah.
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 8:38 am
by Timiro1999
kaliil wrote: Sat Sep 22, 2018 1:01 am
Khalid Ali wrote: Wed Sep 19, 2018 7:14 am
Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Khalid waxa keliya e isku haysanaa waa qaabka doorashadi u qabsoontay iyo cadaalad darada dalka ka jirta.doorashadi siday doonto ha u qabsoonto laakiin muuse ayaa madaxweyne loo cumaamaday waxaanu diyaar u ahayna inaanu la shaqayno ileen
waa nin habar magaado ah oo garxajis dhaleene.waxay ahayd inuu dalka maro oo dadka cidii u codaysay iyo kuwii ka codeeyayba la kulmo oo la tashado taladooda wixii macquul ahna ka qaato laakiin sidaa muu samayne madaxtooyada ayuu iskusoo qufulay oo waata muuse handaraab iyo muuse local loo bixiyay.halkuu dadka tabashadooda wax ka qaban lahaa e khaladaadka sixi lahaa ayuu guulwadeyaal laaluush qaybinaya dirayaa cidii hadashana xidhayaa.intuu madaxtooyada ku jiray waakaa cabdiweli sanaag jooga e mashaaricda dhagax dhigaya qaarna xadhiga ka jaraya.haduu dalka si fiican u maamulayo oo khaladaadka jira saxayo waanu taageeri lahayn cidii ka gardarana waanu ka difaaci lahayn

Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 8:40 am
by Khalid Ali
Baho baha markay noqoto waxanu nahay baha xabuussheed eh.
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 8:57 am
by Timiro1999
Kaliilow
Inaaderow inaga daa dadkan aan la garanahaynin hooyadod calaamad su'aal ayaa saarane.
Weligaa garanwaaga lama urursado
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 9:38 am
by Khalid Ali
Timiro are you abdalle isxaaq or qaasim
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 9:45 am
by Timiro1999
Khalid Ali wrote: Sat Sep 22, 2018 9:38 am
Timiro are you abdalle isxaaq or qaasim
Dee miyey ku kala xigaan saw labaduba cadawgaaga maaha
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 9:49 am
by Khalid Ali
Qaar ba ogol jeegaanta qaaarna wadaadki muuse cabdallr eeh farax maxammad bay la ooyayaaan
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 10:13 am
by Beer-Dilaacshe
kaliil wrote: Sat Sep 22, 2018 1:01 am
Khalid Ali wrote: Wed Sep 19, 2018 7:14 am
Jeegaan is over dee hagbadu 1 iyo 1.
Axmed mire next president of Somaliland after the messiah. In order to reconcile garxajis and habarawal
Khalid waxa keliya e isku haysanaa waa qaabka doorashadi u qabsoontay iyo
cadaalad darada dalka ka jirta.doorashadi siday doonto ha u qabsoonto laakiin muuse ayaa madaxweyne loo cumaamaday waxaanu diyaar u ahayna inaanu la shaqayno ileen
waa nin habar magaado ah oo garxajis dhaleene.waxay ahayd inuu dalka maro oo dadka cidii u codaysay iyo kuwii ka codeeyayba la kulmo oo la tashado taladooda wixii macquul ahna ka qaato laakiin sidaa muu samayne madaxtooyada ayuu iskusoo qufulay oo waata muuse handaraab iyo muuse local loo bixiyay.halkuu dadka tabashadooda wax ka qaban lahaa e khaladaadka sixi lahaa ayuu guulwadeyaal laaluush qaybinaya dirayaa cidii hadashana xidhayaa.intuu madaxtooyada ku jiray waakaa cabdiweli sanaag jooga e mashaaricda dhagax dhigaya qaarna xadhiga ka jaraya.haduu dalka si fiican u maamulayo oo khaladaadka jira saxayo waanu taageeri lahayn cidii ka gardarana waanu ka difaaci lahayn
Walaahi waan qoslay, marna qabyaaladee, marna caddaalad darro diid isma qabato, ama caddaalad darro diid nooc ay tahayba, ama sheeka baraalada meelahaa la qabo, walaahi waad u qalantaan inaad wax kasta oo ducufnimo ah.
Garxajis ku nacay laba mid, waata koowaade, annagaa libaaxa iyo ta labaad oo ah, faan iyo faataa bakh, waar haddaad caddaalad rabto waddo loo maro ayay leedahay, adigu caddaalada ka shaqee marka hore, ka dib markaad guuleysatana caddaalada haka tagin.
Anigu Caddaalad darrada jirta haddii sifo ina wada qancinaya lagaga gudbayo waan jeclaan lahaa, laakiin caddaalad darro ka guur oo caddaalad darro kale u guur, waa wax aad u liita, caddaalad hala wada helo, ama caddaarad darro isma dhaantee, tan hadda jirtaa ha iska socoto.
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 1:19 pm
by kaliil
CaliBurco wrote: Sat Sep 22, 2018 5:27 am
Jeegaanta is not over. Next president is Habar Jeclo, if not we will create a qurbajoog dawlad, have a YouTube president, have a few odayaal sonkor qabba oo qoryo siita in Puntland etc etc.
Adigu intaa midna ma samayn karaysid jeegaantana waad ku qasbantahay oo cid kale oo xulafo la samaysan kartaan ma jirto.aniguba waxan aaminsanahay jeegaantu inaanay burburayn inta garxajis jiro laakiin labada reer habar awal option kale leh oo hadii doonaan samaroon ayay wax ku darsanayaan ama garxajiska qaarkood laakiin adigu xagaad tegi?waad ku qasbantahay inaad habar awal ku daba sujuudo
Re: Kitefiqye reer yoonis and biicide iyo shirka garadag
Posted: Sat Sep 22, 2018 1:58 pm
by CaliBurco
Habar awal aan ku dabo sujuudo, taasa kheyr ku jirta eh. Kuwa majerteenia maanta fadhiya waa adiga. Kuwa doorashada la ga guuleeysto mar walba Ilaa iyo Nabi ciise soo noqdo waa adiga.
Garxaajis yaa wax ku darsan kara? Ma kuwa habeen iyo maalin wax kasta ka soo hoorjeeda oo aan garaneyn wax alaa ay mucaarad ku yihiin? Diigaag iska wareega ayaad tahay maanta. Orod oo dowlad goboleedkaa iska sameyso awal ba neef baad aheyd eh.