Page 1 of 1
Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 8:02 am
by Sir-Luggoyo
Surprised!! This place is still alive and kicking. I was told that today is the reunion of all old timers ee ma been baa la ii sheegay. I don't say any names except FAH.
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 8:16 am
by X.Playa
This place will survive despite the two-lines Somali spot crew campaign.
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 9:11 am
by Nubis
Hi, welcome.
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 9:17 am
by LeJusticier
SIR LUGOOYO, the man invented Hutu soo dhaway.
AbdiHutu is also here
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 9:23 am
by Sir-Luggoyo
Waryaadha waa nimanka, bal ii warrama, see xaal yahay.
LeJusticier,
Salaan sare awoow, how are things in your neck of the woods? Maxaa tidhi Abdihutu is here aa? Miyaanuu kaba bixinba meesha? Is Basra here?
NubianQueen,
Thanks for the welcome.
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 9:28 am
by LeJusticier
Sir-Luggoyo wrote: Wed Sep 19, 2018 9:23 am
Waryaadha waa nimanka, bal ii warrama, see xaal yahay.
LeJusticier,
Salaan sare awoow, how are things in your neck of the woods? Maxaa tidhi Abdihutu is here aa? Miyaanuu kaba bixinba meesha? Is Basra here?
NubianQueen,
Thanks for the welcome.
Xaalku waa dhagdhag. Waxaan ku noolahay China. AbdiHutu weli wuxuu deganyahay SNet si uu u difaaco HAG.
The 50 years old Basra immigrated sspot aka teenage site.
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 9:57 am
by SahanGalbeed
Wa calekuma salaam sir luggooyo. Shaqsiyan somalinet ta keliya aan u daawasho imaado waxa weeye si aan u ogaado waxa waddanki ka dhacay.Sideeda kale waxay noqotay meesha "zoo" albaabka loo soo xidhay. Waxa la arki jiray nin asalkiisu maan gaaban balse isku daya inu wax isku darsado , halkan se cawaanku bartu toban sanno ka hor taagna wuu ka sii liita sannadkaa maanta.Waxaad iga waranta Nabeela xaggey ka dhacday?
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 10:57 am
by Sir-Luggoyo
Waryaa waa Ina Baxar
War Nabeela imika laba carruuray haysaa oo waa hooyo. Bal adigu ii warran maxaa iga dambeeyay? Oo waxaad leedahay meesha naanaab miidhan baa isugu soo hadhay. Kambuli miyay joogtaa meesha?
LeJusticier, maxaa tidhi? China aa? oo ma waxaad I leedahay ooryo walaal baynu nahay?
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 11:06 am
by SahanGalbeed
Wow , that's good wallahi . Gabadh gob ah bay weligeed ahayd Nabeela . Anigu waan iska noolahay uun , waxna igu ma soo kordhan , waxna iga ma go'an . Kambuli berigaad meeshan ka baxday bay iyana iska tagtay. Noolow saxib , somalida Ilaahey ba u maqan baynu odhan jirnay e , hadda Illah ba xita ka guuray.

( fukin primitives)
If these fuckers would spend a fifth of the time and energy they spend undermining each other to uplift and support each other , Africa ayaynu ka talin lahayn maanta. Leadership ka ninka somaliga , riyaha iyo dameerta reerkiisa iyo ceelka u dhow ma dhaafto.
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 2:44 pm
by Murax
Soo dhawow Sir Lugooye (Luq_Ganane)
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Wed Sep 19, 2018 5:32 pm
by AbdiWahab252
Sir Luugoyo welcome back. How was Djibouti?
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Thu Sep 20, 2018 8:05 am
by Sir-Luggoyo
Waryaa Murax,
Still kicking eh!! Where is the MR crew/ Is Screw still alive? I heard he got Gastric Bypass and lost a lot of weight.
A/Wahab, holy crab if it ain't my HG pal!!!!
I wasn't in Djibouti, I was in Somalia for three yrs and then went to Bangladesh for 9 months and then back to Africa (Egypt, Botswana and Chad). Came back 3 weeks ago and might go to Switzerland, then the Philippines.
How've you been buddy?
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Thu Sep 20, 2018 11:07 am
by Khalid Ali
Welcome back
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Tue Mar 19, 2019 4:13 pm
by Typhoon
this guy was the most anti simitic guy in snet, wa ilhan omar oo 5 daqiiqo dhiman, yahu
Re: Assalaamu Caleikum S-Net
Posted: Tue Mar 19, 2019 4:30 pm
by Nubis
Sir-Luggoyo wrote: Wed Sep 19, 2018 9:23 am
Waryaadha waa nimanka, bal ii warrama, see xaal yahay.
LeJusticier,
Salaan sare awoow, how are things in your neck of the woods? Maxaa tidhi Abdihutu is here aa? Miyaanuu kaba bixinba meesha? Is Basra here?
NubianQueen,
Thanks for the welcome.
