British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by Khalid Ali »

Home
Wararka Manta
Jobs
Madaxweynaha Somaliland oo xafkiisa ku qaabiley wefti ka socda Dalka Ingiriiska



thumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnailthumbnail


Axad, October, 07, 2018 (HOL) – Madaxweyne Muuse Biixi ayaa xafiiskiisa kulan kula yeeshay wefti ka socda dalka Ingiriiska oo ay hoggaaminayso wasiiru-dawlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika, ahna madaxa hay’adda horumarinta caalamiga ah ee DFID. Harriett Baldwin.

Kulankan waxa madaxweynaha kula wehelinayey madaxweyne-ku-xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Saylici, wasiirka arrimaha dibadda, Dr. Sacad Cali Shire iyo wakiilka Somaliland u fadhiya dalka Ingiriiska, Ayaan Maxamuud Cashuur.

Markii uu kulankaasi dhamaaday waxa warbaahinta la hadlay wasiirka Arrimaha Dibada Somaliland iyo wasiiru dawlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan arrimaha Afrika, kuwaas oo sheegay inay ka wada hadleen mashaariicda horumarineed ee ka socda Somaliland ee gacanta ka gaysatay Ingiriiska, wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya iyo doorashooyinka soo socda ee la filayo inay ka qabsoomaan horaanta sanadka soo socda.

“Madaxweynaha iyo weftigu waxa ay ka wada hadleen arrimo badan oo ay kamid tahay iskaashiga labada dal ee dhinacyada iskaashiga, horumarka, nabadgelyada, kaabayaasha, doorashooyinka iyo wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya, wada-hadalkaasina si wacan buu u dhacay, ingiriiskuna waa dawladda inoogu deeqda badan, aad iyo aadna waannu uga mahadcelinayey deeqdaas uu Ingiriisku ina siiyo, waxana aannu isla meel-dhignay inaynnu is-kaashigeennaa iyo wax wada-qabsigeennaas aynnu halkaas kasii wadno.”ayuu yidhi wasiir Sacad oo dhankiisa ka hadlayey wuxuu daarnaa kulankaasi.

Sidoo kale,Wasiiru-dawlaha dalka Ingiriiska u qaabilsan qaaradda Afrika, Mis, Harriett Baldwin oo iyaduna ka hadlaysa waxay ka wada hadleen madaxweynaha waxay tidhi “ maantana waxa aan indhahayga kusoo arkay qaar kamid ah mashaariicda uu dalkaygu maalgeliyo ee loogu talo galay dadka reer Somaliland. Sanduuqa horumarinta Somaliland (Somaliland Development fund) waxa uu gacan siinayaa mashruuca biyo ballaadhinta Hargeysa, waxana aan aad ugu faraxsanahay inaan maanta halkan kaga dhawaaqo bilowga wejiga labaad ee mashruuca horumarinta Somaliland oo aannu ugu deeqaynno 25-Milyan oo bound oo wax lagaga qabanayo kaabayaasha dhaqaalaha dalka Somaliland.”

Barkhad-ladiif M. Cumar, Hiiraan Onlin
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by original dervish »

The iidoor are stuck in the twilight zone.............forever. :damn:
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by Khalid Ali »

Oringal dayuus can you elaborate for us how kastuumo is doing the liberation of tukaraq laascanood xudun is going for you I heard after saado cali was killed by your hawiye masters and galaydh defected to us. You seem to be very lost politically
original dervish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29468
Joined: Mon Aug 22, 2005 5:08 pm

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by original dervish »

I've noticed among your many filthy habits is to keep mentioning the name Saado Cali aun.
Clearly you are on the path of ignorance.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by Khalid Ali »

Saado cali wasn't she your hero the backbone of the kastuumo struggle. Don't worry mujahid qalinle has a daughter at least she is somalilander.
User avatar
SuldaanOfSanaag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2204
Joined: Thu Jun 13, 2013 4:47 pm

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by SuldaanOfSanaag »

Khaatumo is part of somaliland
abodu
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 857
Joined: Wed Dec 03, 2014 12:18 pm

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by abodu »

Bisqinta waxaad kala hadasha kuwii Gunter uu xiiri jiray.
Midgaan suldaankoodu shirkii Gacan libaax ee garxajis vip ayuu aha.
Maxay kuugu filantay hadii midgaan aad garabsateen? Habar magaado midgaheedu maanta soo idinka maaha?

Ila mid baad tahay. Guri jeegaan hadeynu maanta labadeenu booqano, meel qudha labadeenaba nala fadhiisin. Kabaha meesha lagu bixiyo.

Laandheerow qaraafiicda iyo dacaska iska durki oo soo dhawoow.
Midgan weheshadaw soo dhawoow.
Habar magaado yastoy soo dhawoow.
User avatar
X.Playa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17317
Joined: Sun Mar 17, 2002 7:00 pm
Location: Canada,Hawd

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by X.Playa »

abodu wrote: Tue Oct 09, 2018 3:22 pm Bisqinta waxaad kala hadasha kuwii Gunter uu xiiri jiray.
Midgaan suldaankoodu shirkii Gacan libaax ee garxajis vip ayuu aha.
Maxay kuugu filantay hadii midgaan aad garabsateen? Habar magaado midgaheedu maanta soo idinka maaha?

Ila mid baad tahay. Guri jeegaan hadeynu maanta labadeenu booqano, meel qudha labadeenaba nala fadhiisin. Kabaha meesha lagu bixiyo.

Laandheerow qaraafiicda iyo dacaska iska durki oo soo dhawoow.
Midgan weheshadaw soo dhawoow.
Habar magaado yastoy soo dhawoow.
vip maxay kuu tari midgaan xun oo dabato ah oo ey calyadiis cuna baad tahaye. Hooyadaana waxay ka shaqaysaa kintir jaris aabahaana bisqinta reerka u la yaalo ayuu xiiraa , ama xoolahuu u qalaa , ama doofaarka la taaban ayuu gaalka haraga uga siiibaa.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: British minister on African and commonwealth affairs arrives in hargeysa meets president muuse biixi abdi

Post by Khalid Ali »

War wa yixirxuno ugaadhsato ah ooh isleh let me talk smart munafaq labbaafle nacalad ba adiga iyo midgaanti ku dhashay kutaal. Ninkan car qoladisa hasheego . Kuma dhaco. Bendover ba dhulka kujiiday
Bahalkan xun balagta urursada we can see through your silly game. Nacala ummak ..
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”