Page 1 of 1

The Greatest Somali Singer Cumar Dhuule was reer Las Anod and dedicated this song to his home town

Posted: Fri Oct 26, 2018 3:55 pm
by Flower5

Re: The Greatest Somali Singer Cumar Dhuule was reer Las Anod and dedicated this song to his home town

Posted: Sat Oct 27, 2018 11:01 am
by AwRastaale
Omar Dhule was from Burao.


Cumar Dhuule (Af-Carabi: عمر ظوله; Af-Ingiriis: Omar Dhule) wuxuu ahaa fanaan ka mid ahaa fanaaniinta ugu caansanaa suugaanta dadka Soomaalida ah. Fanaanku waxuu horaantii 1941dii ku dhashay duleedka magaalada Burco gobolka Togdheer ee maanta ka tirsan dowlad-goboleedka Somaliland. Fanaanku wuxuu ahaa heesaa aad u cod macaan oo geyiga Soomaalieed aad looga jecel yahay. Codkiisa wanaagsan darteed waxaa lagu naaneysi jirey Boqorka Qaaciga Fanka Soomaaliyeed.[1]

Re: The Greatest Somali Singer Cumar Dhuule was reer Las Anod and dedicated this song to his home town

Posted: Sat Oct 27, 2018 11:10 am
by Togdeer
AwRastaale wrote: Sat Oct 27, 2018 11:01 am Omar Dhule was from Burao.


Cumar Dhuule (Af-Carabi: عمر ظوله; Af-Ingiriis: Omar Dhule) wuxuu ahaa fanaan ka mid ahaa fanaaniinta ugu caansanaa suugaanta dadka Soomaalida ah. Fanaanku waxuu horaantii 1941dii ku dhashay duleedka magaalada Burco gobolka Togdheer ee maanta ka tirsan dowlada Jamhuriyada Somaliland. Fanaanku wuxuu ahaa heesaa aad u cod macaan oo geyiga Soomaalieed aad looga jecel yahay. Codkiisa wanaagsan darteed waxaa lagu naaneysi jirey Boqorka Qaaciga Fanka Soomaaliyeed.[1]
Fixed.

Re: The Greatest Somali Singer Cumar Dhuule was reer Las Anod and dedicated this song to his home town

Posted: Mon Oct 29, 2018 3:02 pm
by Flower5
His madhibaan subclan lives in Las Anod he famously married a Dulbahante girl

Re: The Greatest Somali Singer Cumar Dhuule was reer Las Anod and dedicated this song to his home town

Posted: Wed Oct 31, 2018 6:25 am
by Khalid Ali
Cumar dhuule was midgaan