Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Menu
War Deg Dega :- Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Hada Xukumadiisa Ku Sameeyay Magacaabis Iyo Isku Badal Iyo Wasiiro Xilka Wayay
WAR-SAXAAFADEED: 10 /11/2018
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi waxa uu wareegto madaxweyne oo summadeedu tahay JSL/XM/WM/222-233/112018 uu Magacaabid iyo Isku-beddel ku sameeyey xubno ka mida xukuumadda.
Waxaanay u dhignayd Wareegtada Madaxweynuhu Sidan:-
Wareegto Madaxweyne
Magacaabid iyo Isku-beddel
Markaan Arkay: Dastuurka Jamhuuriyadda Somaliland, Qodobka 90aad;
Markaan Arkay: Aqoontooda, Kartidooda iyo Waaya-aragnimadooda;
Markaan ku Qancay: In ay Hanan Karaan Masuuliyadda ka Dhalanaysa Xilalkan;
Markaan Sameeyey: La-tashi Ballaadhan;
Waxaan Go’aamiyey;
1) In laga bilaabo taariikhda maanta aan masuuliyiintan u magacaabo xilalkan:
Tir Magaca Xilka
1. Cismaan Jaamac Aadan Iimaan Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.
2. Deeqa Cabdi Yuusuf Dhidar Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga.
3. Faadumo Cabdillaahi Cumar Diiriye Guddoomiye Ku-xigeenka Hay’adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka.
2) In laga bilaabo taariikhda maanta aan mas’uuliyiintan u beddelo xilalkan:
Tir Magaca Xilka
1. Yaasiin Xaaji Maxamuud Xiir – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah.
2. Sacad Cali Shire – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Arrimaha Dibedda iyo Iskaashiga Caalamiga ah In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiirka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.
3. Cabdiqaadir Maxamuud Sh. Muxummed Warsame (Dhaga-weyne) – Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda.
4. Maxamed Daahir Axmed Furreh – Wasiir Ku-xigeenkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.
5. Axmed Abokor Maxamed Yuusuf – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Horumarinta Maal-gashiga In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado – Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska.
6. Yuusuf Maxamed Cabdi Raage – Wasiirkii hore ee Wasaaradda Horumarinta Maaliyadda In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.
7. Prof. Maxamed Faarax Xareed Qodax – Agaasimihii Guud ee hore ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Sayniska In laga bilaabo taariikhda maanta uu ahaado xubin ka tirsan Guddida Tacliinta Sare ee Qaranka.
ALLAA MAHAD LEH
Muuse Biixi Cabdi
Madaxweynaha JSL.
: 204
Related
Madaxwaynaha Somaliland Oo Sameeyay Magacaabis Cusub
January 13, 2018
In "News"
Akhri:Wareegto uu Soo Saaray Saaka Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi
December 17, 2017
In "News"
Deg-Deg-Madaxweynaha Jsl Oo Wareegto madaxweyne ku Magacaabay Agaasimaha Guud ee Barnaamijka Shaqo Qaran.
October 6, 2018
In "News"
DAWGACAD KA QEYB QAADO
QORMOOYINKA
DAAWO:Taariikhdii AUN Mujaahid Maxamed Xaashi ( Lixle) iyo ....
Daawo: Warbaxin Ku Saabsan Shidaalka Lagu Wado in Laga Soo…
Daawo-Magaalada Hargeisa Oo Dib Loogu Soo Celiyey Tahriibayaashii ugu Tirada…
Daawo-Ujeedada Kulan Dhexmaray Madaxda Ugu Sareysa Gobolka Saaxil iyo Waftigii…
Timacade University Hoyga Aqoonta Gobolka Gabiley.
Daawo-Gudoomiyaha Maxkamada Sare Jsl Oo Maanta Xadhiga Ka Jaray Saddex…
LATEST NEWS
War Deg Dega :- Madaxwayne Muuse Biixi Ayaa Hada…
Deg Deg Daawo Xildhibaanada Golaha Deegaanka Degmada Gabiley Oo Yeeshay…
Barnaamijka Dib U Xasuuso Taarikhada '' Maxaa Ka Fulay Balanqaadkii…
Daawo:Wareysi Lala Yeeshay Safiirka Somaliland u Fadhiya DalkaImaaraadka. "Passeport-ka SL…

Daawo Wefti Ay Hogaaminayso Wasiirka Shaqo Galinta JSL Oo Kulan…
Daawo-"3800 Meherood-baa Kacay Sannadkii Xukuumaddani Jirtay” Sh. Aadan-Siira
Halkan Ka Daawo-Tirada Dadka Ku Dhintay Qaraxyo Is Xigxigay Oo…
Daawo Wasaarada Biyaha Oo Kormeertay Ceel Biyood Laga Hirgalinayo Deegaanka…
Deg Deg Daawo Faahfaahintii Ugu Danbeysay Ee Sadex Qaraxo Oo…
Daawo Qaxootiga Soomaaliyeed Ee Ku Jira Xerada Dhadhaab Oo Fariin…
© Gabiley.Net. All rights reserved. | Privacy Policy | Site Designed & Developed by Slicker Designs
HOMENEWSVIDEOSARTICLESCONTACT
FacebookTwitter <img src="https://i0.wp.com/gabiley.net/wp-conten ... .Netf_.png" data-recalc-dims="1">DAAWO:Xogo Muhiima ah oo Duuliye Maxamuud M.Xayd kaga Waramyo Halgankii…Daawo Somaliland Oo Hirgalinaysa Barnaamijka Shaqo Qaran iyo .......<img src="https://i1.wp.com/gabiley.net/wp-conten ... artuna.png" data-recalc-dims="1"> <img src="https://i1.wp.com/gabiley.net/wp-conten ... /COVER.jpg" data-recalc-dims="1">DOCUMENTARY KA HADLAYA DIB-U-DHISKII SOMALILANDYour browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.AKHRISO ASMA ULLAH ALXUSNA <img src="https://i2.wp.com/gabiley.net/wp-conten ... Husnaa.gif" data-recalc-dims="1"> RUWAAYADII INTERNET-KA QAYBTII QOSOLKA BADNAYDYour browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.XIGMADII XASAN SHEEKH MUUMIN EE SHIRKII BEELAHA SOMALILAND EE 1993Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.BEERAHA GABILEY.Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.SHIRKII TAWFIIQ EE SHEEKH 1992Your browser does not currently recognize any of the video formats available. Click here to visit our frequently asked questions about HTML5 video.USERS ONLINE

Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey museisaaqson reshufles cabinet
He replaced Dr Sacad Ali Shire. With Faratoon a guy that used to be on benefits and does not know nothing about foreign affairs. This is the worse move muse Bixi has made.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Who is faratoon what's his qabil and does any one have his cv
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
You are too blinded by qabyaalad to see muse handaraab is destroyed the nation slowly. If there is a Somaliland left standing after dayday biixi, i will eat my own shoes/
Khalid mate, stop the ceeb, not even the reer samatarbadow can defend this level of incompetence. Fartoon can’t read or write let alone become a FM. Dayday biixi is clearly out of his depth. But this is what you get when you have tribal democracy in which people vote on qabiil rather than a manifesto or political ideology.

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1823
- Joined: Sun Mar 13, 2016 10:32 am
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Illiterate Dhulbahante guy. Former henchman to Afweyne, interior minister under Siilaanyo, and was education minister under Biixi before today.Khalid Ali wrote: Sat Nov 10, 2018 8:34 am Who is faratoon what's his qabil and does any one have his cv
Muuse Biixi really dropped the ball on this one

- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Muuse Biixi is the worst Somaliland president ever!.
Khalaaas, less than a year ayuu Somaliland ku burburiyay.
Dad wada juhala ah ayaa meeshiiba qab saday.
Khalaaas, less than a year ayuu Somaliland ku burburiyay.
Dad wada juhala ah ayaa meeshiiba qab saday.
- KingWaslawi
- SomaliNet Super
- Posts: 5295
- Joined: Mon Mar 29, 2010 12:24 pm
- Location: Kayd-kii jacaylkaa riyo laygu keenaa, kabbo baan idhaahdaa, mise waaba koob madhan :(
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Faratoon as FM
Sacad Cali shire maaliyada
Waar ninku miyaanu la taliyayaalna lahayn.
Sacad Cali shire maaliyada

Waar ninku miyaanu la taliyayaalna lahayn.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Faratoon controlled the jaamac siyaad militias who liberated Lasanod from pintland. He Is the first cousin and may be the brother of the notorious colonel mahad canbaashe. The guy is dramatically promoted . From militia man to the biggest ministries of somaliland.
- kanadiid90
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2099
- Joined: Thu Nov 20, 2014 9:46 pm
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Man WTF!!!!!!!!!!...Im done walhi

I hope this shit you posted is fake

I hope this shit you posted is fake

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Madaxwunuhu isaga xaq u leh ciduu hawl u dirsanayo, inagu comments inaynu ka bixino uunba inoo banaan. Cid Madaxwaynaha dhuuso ku toogan karta ma jirto , haduu xitaa hablo yaryar oo cas cas wasiiro ka dhigto waa in masaajidka looga duceeya. Ulul amriga in la adeeco weeeyan oo go,aan kooda lagu ixtiraamo . Hadaan fekradayda ka dhiibto anigu waxan leeyahay madaxwaynuhu sidi aan jeclaa muu yeelin laakiin siduu Dan mooday baan ku ixtiraamaya weliba ku difaacaya .
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Here is somalilands Ambassador for the UK confirming the news on Twitter
Sacad Ali Shire is the new finance minister
What happened to the cidagalle finance minister?

Sacad Ali Shire is the new finance minister
What happened to the cidagalle finance minister?

Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
You would not be saying that if he sacked your uncle Maxamed Kahintheyuusuf143 wrote: Sat Nov 10, 2018 9:30 am Madaxwunuhu isaga xaq u leh ciduu hawl u dirsanayo, inagu comments inaynu ka bixino uunba inoo banaan. Cid Madaxwaynaha dhuuso ku toogan karta ma jirto , haduu xitaa hablo yaryar oo cas cas wasiiro ka dhigto waa in masaajidka looga duceeya. Ulul amriga in la adeeco weeeyan oo go,aan kooda lagu ixtiraamo . Hadaan fekradayda ka dhiibto anigu waxan leeyahay madaxwaynuhu sidi aan jeclaa muu yeelin laakiin siduu Dan mooday baan ku ixtiraamaya weliba ku difaacaya .
-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
I never liked kaahin to be in our minister of interior.Togdeer wrote: Sat Nov 10, 2018 10:09 amYou would not be saying that if he sacked your uncle Maxamed Kahintheyuusuf143 wrote: Sat Nov 10, 2018 9:30 am Madaxwunuhu isaga xaq u leh ciduu hawl u dirsanayo, inagu comments inaynu ka bixino uunba inoo banaan. Cid Madaxwaynaha dhuuso ku toogan karta ma jirto , haduu xitaa hablo yaryar oo cas cas wasiiro ka dhigto waa in masaajidka looga duceeya. Ulul amriga in la adeeco weeeyan oo go,aan kooda lagu ixtiraamo . Hadaan fekradayda ka dhiibto anigu waxan leeyahay madaxwaynuhu sidi aan jeclaa muu yeelin laakiin siduu Dan mooday baan ku ixtiraamaya weliba ku difaacaya .
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Muuse bixii, lol. Nothing more to say.Togdeer wrote: Sat Nov 10, 2018 10:07 am Here is somalilands Ambassador for the UK confirming the news on Twitter
Sacad Ali Shire is the new finance minister
What happened to the cidagalle finance minister?
![]()
As for Ayaan mohamud, I remember her cousin on somalinet. Very anti Somaliland.
Re: Sadaat nation leader Messiah Mujahid Muuse moshey MuseIsaaqson reshufles cabinet
Here is the full list below. From what I understand he threw the finance minister under the bus and made him the education minister. He move Sacad Ali Shire from Foreign minister to finance minister. He promoted Yaasen Faratoon from education minister to foreign minister.
For those of you who don’t know Faratoon he is an uneducated man from the UK who was on benefits before he got a job from Silanyo. Silanyo then made him Interier Minister for his last year in office replacing Warancade. To be honest you don’t have to be the most educated man to be a good foreign minister you just have to be good at dealing with people, clan leaders and elders. Muse Bixi then made him education minister. Faratoon and Bixi where the two people who gave 220 out of 300 scholarships to Maroodi jeex. Gabiley district got 40 which is the same as all 3 eastern regions combined. The opposition leaders both pointed this out. Muse Bixi then blamed it on his education minister Yaasin Faratoon. Muse Bixi then did leaving party for them, he did not fix the problem. Faratoon did not say a word about the situation. Now Bixi decides and makes him foreign minister.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 1983 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 26 Replies
- 2149 Views
-
Last post by Waachis
-
- 48 Replies
- 2733 Views
-
Last post by LaY-D_LicK
-
- 4 Replies
- 1506 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 2 Replies
- 532 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 12 Replies
- 1036 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 25 Replies
- 3474 Views
-
Last post by Zoomalia4Kucks
-
- 7 Replies
- 1323 Views
-
Last post by AwRastaale
-
- 12 Replies
- 1277 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 30 Replies
- 4520 Views
-
Last post by Khalid Ali