Page 1 of 1

Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 4:34 am
by theyuusuf143
Dhamaan asal raaca qawmiyada Direed waxa la faraya inay soo buux dhaafiyaan shir wayn oo qawmiyadeena barakaysan ii Direed ku leedahay magaalada Burco 15ka bishan november 2018, ha moogaanina qaadka iyo hilib kuba waa bilaash. And may be more ! Agendaha shirka waxa kamida

1. Faan : inaynu ku baano Dirnimada , is wada barano, isu hiilino gar iyo gar daraba. Isagana sheekeeyno wixii aynu guulo gaadhnay iyo kuwa aynu hiigsanayno

2. Kaftan : inaynu aad u wada qayilno inta shirku socdo oo aynu iswaydaarsano sheekoyin xiiso leh oo la xidhiidha dhaqankeena kala duwan.

3. Hanjabaad : inaynu u hanjabno cid kasta oo inagu mucaarida , tusnana awooda aynu arlada ku leenahay

4. Guubaabo : inaynu Dirism ka aad u noolayno oo aynu samayno tabliiqin qabyaalada ku takhasusay oo Dirnimada u heelan.

5. Duco. Inaynu guuud ahaan bin aadamka u ducayno gaalo iyo Islam inta nagu xidhan, inta wax na tartay , inta bugta ee caafid u baahan , inta gaajaysan iyo kuwa ilaahay u nimceeyeyba.

Wa billahi tawfiiq, Yusuf ibnu daahir El burcaawi, khaadimu Dir fii somalinet. Viva Dir

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 5:10 am
by Khalid Ali
There are no dir In burco only Isaaq habaryoonis esblished the city cawad khuurshe sultan diiriye. Green a gobka a qudhaca iyo geedaha ba sultan diiriya hadhasan jiray habasxabusheed caaqilyare. And he never saw dir sheikh cismaaan represents habarawal in burco awal bari. There are absolutely not one single die in burco so they should hold conference in borama or Jabuuti.

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 5:34 am
by theyuusuf143
Khalid Ali wrote: Mon Nov 12, 2018 5:10 am There are no dir In burco only Isaaq habaryoonis esblished the city cawad khuurshe sultan diiriye. Green a gobka a qudhaca iyo geedaha ba sultan diiriya hadhasan jiray habasxabusheed caaqilyare. And he never saw dir sheikh cismaaan represents habarawal in burco awal bari. There are absolutely not one single die in burco so they should hold conference in borama or Jabuuti.
Yo I am dir. We are not talking about Japanese. Both HJ and HY are Proud Dir and we are holding this shir to spread Dirism like a new found religion. Ka bax badayada yaan belaayo kaa raacine.

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 10:09 am
by Kismaayo21
theyuusuf143 wrote: Mon Nov 12, 2018 4:34 am Dhamaan asal raaca qawmiyada Direed waxa la faraya inay soo buux dhaafiyaan shir wayn oo qawmiyadeena barakaysan ii Direed ku leedahay magaalada Burco 15ka bishan november 2018, ha moogaanina qaadka iyo hilib kuba waa bilaash. And may be more ! Agendaha shirka waxa kamida

1. Faan : inaynu ku baano Dirnimada , is wada barano, isu hiilino gar iyo gar daraba. Isagana sheekeeyno wixii aynu guulo gaadhnay iyo kuwa aynu hiigsanayno

2. Kaftan : inaynu aad u wada qayilno inta shirku socdo oo aynu iswaydaarsano sheekoyin xiiso leh oo la xidhiidha dhaqankeena kala duwan.

3. Hanjabaad : inaynu u hanjabno cid kasta oo inagu mucaarida , tusnana awooda aynu arlada ku leenahay

4. Guubaabo : inaynu Dirism ka aad u noolayno oo aynu samayno tabliiqin qabyaalada ku takhasusay oo Dirnimada u heelan.

5. Duco. Inaynu guuud ahaan bin aadamka u ducayno gaalo iyo Islam inta nagu xidhan, inta wax na tartay , inta bugta ee caafid u baahan , inta gaajaysan iyo kuwa ilaahay u nimceeyeyba.

Wa billahi tawfiiq, Yusuf ibnu daahir El burcaawi, khaadimu Dir fii somalinet. Viva Dir
Sounds like a typical isaaq xaflad to me :lol: :lol:

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 10:33 am
by Khalid Ali
There are no dir In burco habaryoonis muse ismaciil musecarre have never claimed dir iyo waxaa laangaab since the 12 century muse carre protected the tomb of sheikh isxaaq ibn axmed al ridawi al madhar.
Sheikh muuse ismaciiil is buried inside ceerogaabo.
Ismacil carre is buired in maydh. Dir land starts from dila And lughaye west. Zelac is shared between Isaaq habr awal and ciise and maxammad case.

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 10:50 am
by theyuusuf143
Khalid Ali wrote: Mon Nov 12, 2018 10:33 am There are no dir In burco habaryoonis muse ismaciil musecarre have never claimed dir iyo waxaa laangaab since the 12 century muse carre protected the tomb of sheikh isxaaq ibn axmed al ridawi al madhar.
Sheikh muuse ismaciiil is buried inside ceerogaabo.
Ismacil carre is buired in maydh. Dir land starts from dila And lughaye west. Zelac is shared between Isaaq habr awal and ciise and maxammad case.
Now they are proudly claiming. Because they are, and we all are Dir. Adiga cidi kaa waydiin mayso. May be you are Oromo who knows.

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 10:51 am
by theyuusuf143
Kismaayo21 wrote: Mon Nov 12, 2018 10:09 am
theyuusuf143 wrote: Mon Nov 12, 2018 4:34 am Dhamaan asal raaca qawmiyada Direed waxa la faraya inay soo buux dhaafiyaan shir wayn oo qawmiyadeena barakaysan ii Direed ku leedahay magaalada Burco 15ka bishan november 2018, ha moogaanina qaadka iyo hilib kuba waa bilaash. And may be more ! Agendaha shirka waxa kamida

1. Faan : inaynu ku baano Dirnimada , is wada barano, isu hiilino gar iyo gar daraba. Isagana sheekeeyno wixii aynu guulo gaadhnay iyo kuwa aynu hiigsanayno

2. Kaftan : inaynu aad u wada qayilno inta shirku socdo oo aynu iswaydaarsano sheekoyin xiiso leh oo la xidhiidha dhaqankeena kala duwan.

3. Hanjabaad : inaynu u hanjabno cid kasta oo inagu mucaarida , tusnana awooda aynu arlada ku leenahay

4. Guubaabo : inaynu Dirism ka aad u noolayno oo aynu samayno tabliiqin qabyaalada ku takhasusay oo Dirnimada u heelan.

5. Duco. Inaynu guuud ahaan bin aadamka u ducayno gaalo iyo Islam inta nagu xidhan, inta wax na tartay , inta bugta ee caafid u baahan , inta gaajaysan iyo kuwa ilaahay u nimceeyeyba.

Wa billahi tawfiiq, Yusuf ibnu daahir El burcaawi, khaadimu Dir fii somalinet. Viva Dir
Sounds like a typical isaaq xaflad to me :lol: :lol:
:myman:

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 12:43 pm
by Sharmarke91
Isaaq started claiming Dir ancestry at the start of the civil war. They never claimed this prior to this period.

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 2:28 pm
by original dervish
They could claim Eskimo for all I care. :)

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 5:00 pm
by dalalos101
Image

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Mon Nov 12, 2018 9:17 pm
by Khalid Ali
The yusuf if hy and hj was Dir they would have claimed it they have never claimed through out the history. As for oromo half of the dir clans in Ethiopia actually claim dir akiche jaarso gurgure and they are oromo also possibly by ancestry or perhaps by association. Dir is a clan from Somalia and Ethiopia they have little to do with Somalilands especially there are no dirs In burco. Dadkuynay ku maqlin reer yusuf ba dir ah.

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Tue Nov 13, 2018 4:15 pm
by TheLoFather
Reer Sheikh Isaaq are pure DIR and only sheegatoos would deny this fact!!!!

Re: Ogaysiis shirwaynaha qawmiyada Direed ee Burco

Posted: Tue Nov 13, 2018 5:01 pm
by X.Playa
rubbish