HJ flexing its muscles in Hargeisa
Moderator: Moderators
- Beer-Dilaacshe
- SomaliNetizen
- Posts: 397
- Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
HJ flexing its muscles in Hargeisa
Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 17681
- Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
- Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Dadkii waa waasheen walaahi qof meel bariiskiisa kala soo baxaya oo laga yaabo inaanu xitaa mushaharkuba ku filnayn baa inta magaciisa ama title kiisa lasoo xado lagu dul qoraya qabiilkiisa. Wasiirada iyo waxaasi waaba caadi ee bal maxaa idinku saliday ciidamada iyo civil servants ka. Adiga iyo kuwad isleedahay u faan ba isma dhaantaane dadka meel ka fadhiiso niyaw. Maalin danbe hadaad u noqoto block baan ku saaraya. Mida kale miyaanad nin weyn oo habar jeclo ahayn faan yarida may axmed faarax baad tahay. Somaliland oo dhan baynu leenahay oo aan cidi naga daba hadal .
- Beer-Dilaacshe
- SomaliNetizen
- Posts: 397
- Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
In badan baan niicdooda ka fadhin waayay labadan dhaandhaan ee Garxajis meel walba la taagan, runta ayaan u sheegayaa inaanay hargeysa iska daaya airport ka yar ee daantooda ku yaala xataa waxba ka ahayn.theyuusuf143 wrote: Wed Nov 14, 2018 9:11 am Dadkii waa waasheen walaahi qof meel bariiskiisa kala soo baxaya oo laga yaabo inaanu xitaa mushaharkuba ku filnayn baa inta magaciisa ama title kiisa lasoo xado lagu dul qoraya qabiilkiisa. Wasiirada iyo waxaasi waaba caadi ee bal maxaa idinku saliday ciidamada iyo civil servants ka. Adiga iyo kuwad isleedahay u faan ba isma dhaantaane dadka meel ka fadhiiso niyaw. Maalin danbe hadaad u noqoto block baan ku saaraya. Mida kale miyaanad nin weyn oo habar jeclo ahayn faan yarida may axmed faarax baad tahay. Somaliland oo dhan baynu leenahay oo aan cidi naga daba hadal .
Markaa niicdoodii ayaa badatay, in badan baan is lahayn waxa isaga dul qaata, waliba intaa ka badan ayaa jirta ee waa.intaan ogahay uun intani.
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Beer-Dilaacshe wrote: Wed Nov 14, 2018 8:42 am Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.
Waxad soo qortay reer miyigii maxamuud xaashi madaarka ka buuxiyay markuu wasiirka duulista iyo hawada ahaa.
- Beer-Dilaacshe
- SomaliNetizen
- Posts: 397
- Joined: Sun Jun 21, 2009 3:09 pm
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Horta laba kala daaya ilmaadeera yaal, inaad marna faan iyo faataa bakh iyo libaax baanu nahay meel walba isla soo taagteen. Marna aad sida bisada meelahaa ka cabataan oo ka calaa cashaan, waa nala gumastay, iyo tolaayeey yaa Garxajis ah, sawta la ina fuukay maaha, aad tidhaahdaan.kaliil wrote: Wed Nov 14, 2018 9:18 amBeer-Dilaacshe wrote: Wed Nov 14, 2018 8:42 am Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.
Waxad soo qortay reer miyigii maxamuud xaashi madaarka ka buuxiyay markuu wasiirka duulista iyo hawada ahaa.
Ama tolkiin ka mid.noqda oo faanka joojiya xaqiinana si wacan u doonta oo waliba iskaashi sanaysta siyaasaddana barta, ama dee sidan uun victim u ahaada.
Guys play your cards right or stfu.
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Jheeze, meesha HJ way boobeen, ragga la Boobay, anaga xiil ku haayno, Col Caarre bilaash uma noqon freedom fighter. Nala soo xariira safaaradiina wasse 

Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Midgihii habartu sheikhu asturay ee beesha uunsata dabada ka jartay oo faanaya.
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Habar La'asturay marti bey kutahay hargeysa.
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Garxajis was la haystyal . Lol
how can langaaab ciidgale allow the airport to be confiscated by habr jecelo?
Habr yoonis is a big nothing habr jecelo has always managed to kick their ass
Habr yoonis is a big nothing habr jecelo has always managed to kick their ass
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Musse Local knows this his cabinet will be the last one, therefore he is scoring petty political points against Garxajisxiimaaya wrote: Wed Nov 14, 2018 11:11 am Garxajis was la haystyal . Lolhow can langaaab ciidgale allow the airport to be confiscated by habr jecelo?
Habr yoonis is a big nothing habr jecelo has always managed to kick their ass

- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Beer-Dilaacshe wrote: Wed Nov 14, 2018 8:42 am Kaliil and Timiro, ordoo dhuusa ama calaacala.
- Hawl galyiga booliska Caasimadda Hargeysa waa HJ,
- Badhasaabka ama governor of Maroodijeex waa HJ,
- Guddoomiyaha Qandaraaska qaranka waa HJ
- Maareeyaha Airportka Hargeisa waa HJ
- Guddoomiyaha haayada dibu dejinta ee qaranka HJ
- ag: maamulka lacagta airportka Hargeysa HJ
- Xisaabiyaha guud ee Duulista HJ
- Taliyaha booliaka madaarka Hargeysa HJ
- Taliyaha Immigration ka.HJ
- Madaxa Operation ka Security ga HJ
- wasiirada ugu badan dawladda waa HJ
- Agaasimayaasha ugu badan dawladda waa HJ
HJ is candidate running mayor of Hargeisa for the first time ever this upcoming elections . Though there is HJ in golaha deegaabka Hargeysa.
Miskiiiiiin adigoo waxaas oo dhan haysta hadana waxba kama beselayso inaad laangaab habar-jilco ah tahay
Hargeysa soo galayti ayaad ku tahay waxaad tahay kuwii lagu soo saaray taayiro u samayso.
Garxajis Hargeisa iyagaa leh Dadkana soo dejiyey adigu xageed u soo martay.
Dawarsiga maalintii iyo ciyaarta habeenkii kala daaya LOL
Majeertenkii faanku waad ka badasiyey ma is tidhi ina siibakhti.
Jeegaan waxa kuu samaysay baqaha aad HY bari ka qabtid.
Weligaaba sidaasad uga baqaysaa ilaa Yawmal qiyaamaha.
Waxaad tahay kuwa markay magaca GX maqlaan isku dhex yaaca.
Laangaab HJ ah maxaan kala hadlaa oo sida duqsi dusha iskaga saaran.
Adeer anagu waanu kaa kooda weyn nahay
Cadaankanu wada loolanaa madaw ciseyn maayo makuu dhacday sheekadu
- Timiro1999
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2765
- Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
ALLA waxaan kaa ilaabay golaha deegaanka Hargeysa
maantabad you darnayd doorashadii golaha deegaanka ee 2012 kii Hargeysa dahab-shiil iyo Silanyo ayaa laalush iyo huuhaa xabad ku darsaday ilayn wuu soo baxay lama odhan karee LOL xabadii gabooyaha ayaad qaadatay xageed isu sii kala daysay
waaba cajiib halkaad isla joogtid adeer yaan lagugu qoslin tani xataa waaidii laydinku sheegi jirey ayaabay baro dhaafisay

-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1927
- Joined: Wed Jul 22, 2015 11:21 pm
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
kkkk HJ oo faan bilowdey wa aduun akheeeer zaman. haye hamblyo kkkkk
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: HJ flexing its muscles in Hargeisa
Siilaanyo wuxu ahaa aabaha qabyaalada muusena ardaygiisa ayuu ahaa laakiin muuse tiisu waa qabyaalad nacasaysan oo qaawan waana ta keentay inay dawladiisu sanadkii u horeeyay fashilanto.siilaanyo ilaa xiligii snm qabyaalada waa lagu yaqaanay oo snm raga ka dhaawacma kuwa reerkooda oo keliya ayuu dibeda u qaadi jiray si loosoo daweeyo.markii dawladiisu xilka la wareegtay shaqaalihii dawlada dhamaan shaqadii wuu ka wada eryay oo wuxu ku bedelay shaqaale cusub oo hj u badan waana ta keentay inuu beerdilaacshe ku faano shaqaale madaarka ka shaqeeya oo $100 qaata bishii.qorshahaasi wuxu ka mid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii garadag oo hj ayaa lagu naasnuujinayay.
Odaygu berigaa sharciga dalka ayuu jebiyay oo xaq uma lahayn inuu shaqaalaha dawlada eryo.markay xukuumad cusubi meesha timaado waxay soo dhisataa golaha wasiirada,badhasaabada iyo agaasimeyaasha.agaasimeyaasha waxa ka hooseeya lama bedelo.markaad sidaa u faanayso xiniinyo habar jeclo kuma faanayside waxad ku faanaysaa jeegaan iyo dawladii wada dhisanay oo afduubteen.qofka fayoobi gurigiisa u xoogiisa iyo dhididkiisa ku dhistay ma dumiyee wuu dhawrtaa.somaliland anagaa xoraynay oo dhisnay inaanu duminona maanu rabin laakiin hada kibirkiina ayaa nagu kelifaya inaanu dumino oo mardanbe wax isugu darsan.ma garanayo labadiina reer cidaad isku halaynaysaan iyo meeshaad geli doontaan.idinkoo awood dawladeed isticmaalaya ayaad dadkii godob ka wada gasheen oo dhamaan beelaha somaliland way idiin dhaarsanyihiin.waxad noqonaysaan sidii mareexaankii la ugaadhsaday markii afweyne la riday.

Actually Silanyo was a very just man. He treated everyone equally. Ask me I’m Adan Madoobe and I’m also the same jilib as Silanyo. Silanyo did not do nothing or give nothing to his people. In 2015 some Adan Madoobe old men went to Silanyo and told him “we invested all our money and energy on your campaign, and you have not done a single thing for your people” Silanyo replied “idinka iyo ka buhoodle jooga wa ii simantihiin. Anigu Madaxwayne qaran ban ahay, Madaxwayne Adan Madoobe ma ihi”kaliil wrote: Thu Nov 15, 2018 2:51 am Siilaanyo wuxu ahaa aabaha qabyaalada muusena ardaygiisa ayuu ahaa laakiin muuse tiisu waa qabyaalad nacasaysan oo qaawan waana ta keentay inay dawladiisu sanadkii u horeeyay fashilanto.siilaanyo ilaa xiligii snm qabyaalada waa lagu yaqaanay oo snm raga ka dhaawacma kuwa reerkooda oo keliya ayuu dibeda u qaadi jiray si loosoo daweeyo.markii dawladiisu xilka la wareegtay shaqaalihii dawlada dhamaan shaqadii wuu ka wada eryay oo wuxu ku bedelay shaqaale cusub oo hj u badan waana ta keentay inuu beerdilaacshe ku faano shaqaale madaarka ka shaqeeya oo $100 qaata bishii.qorshahaasi wuxu ka mid ahaa qodobadii kasoo baxay shirkii garadag oo hj ayaa lagu naasnuujinayay.
Odaygu berigaa sharciga dalka ayuu jebiyay oo xaq uma lahayn inuu shaqaalaha dawlada eryo.markay xukuumad cusubi meesha timaado waxay soo dhisataa golaha wasiirada,badhasaabada iyo agaasimeyaasha.agaasimeyaasha waxa ka hooseeya lama bedelo.markaad sidaa u faanayso xiniinyo habar jeclo kuma faanayside waxad ku faanaysaa jeegaan iyo dawladii wada dhisanay oo afduubteen.qofka fayoobi gurigiisa u xoogiisa iyo dhididkiisa ku dhistay ma dumiyee wuu dhawrtaa.somaliland anagaa xoraynay oo dhisnay inaanu duminona maanu rabin laakiin hada kibirkiina ayaa nagu kelifaya inaanu dumino oo mardanbe wax isugu darsan.ma garanayo labadiina reer cidaad isku halaynaysaan iyo meeshaad geli doontaan.idinkoo awood dawladeed isticmaalaya ayaad dadkii godob ka wada gasheen oo dhamaan beelaha somaliland way idiin dhaarsanyihiin.waxad noqonaysaan sidii mareexaankii la ugaadhsaday markii afweyne la riday.
HJ has nothing under Silanyo.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 53 Replies
- 2396 Views
-
Last post by Cawar
-
- 0 Replies
- 220 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 3 Replies
- 40 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 561 Views
-
Last post by Mystic_Angel
-
- 3 Replies
- 865 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 4 Replies
- 693 Views
-
Last post by Conqueror
-
- 0 Replies
- 212 Views
-
Last post by *jr
-
- 25 Replies
- 257 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 27 Replies
- 1578 Views
-
Last post by Faranacab