Hortu xaggee buu kasoo jeedaa magaca somali. Waxaa lasheegaa in odeygii samaale lagakeenay. Samaale qarnigeebuu noolaa. Dadka geeska africa ku nool magacyo dhoor ah baa loo yagaanay sida barbari oo uu ku sheegay taariikhyahan greek ah buugiisa periplus of the erthrean sea oo qarnigi koobaad ee miilaadiga. Waxaakaloo looyaqaanay gaal oo uu ku sheegay sheekhii jaliilka ahaa oo ibn xajar alsqalani kitaabkiisa Aldurar alkaamina .ogow gaal micneheedu asal waa geel waxaadna ka heleysaa qabiilo badan ee soomaaliyeed sida gaaljecel iyo abgaal. Ninka ugu dambeeyay oo dadka somaaliyeed ku sheego magaca barbari wuxuu ahaa ibn batuuta oo yimid saylac markey taariikhda miilaadiga ahayd 1331. Magaca soomali na waxaa ugu horreeyay kitaab lagu xuso futuux alxabash ee dagaalka axmad gurey oo ahayd 1531 miilaadi. Labadaas boqol oo sano gudohood ayaa qof sababay in magaca dadkaas lagabadalo. Ayuu ahaa?
daarood ismaaciil wuxuu dhashay qarnigi 14aad dhexaadkiisa wuxuuna yimid geeska africa asagoo dariiqada sheekha macruufka ahaa oo dhulalka islaamka oo dhan laga yagaannay sh ismaaciil binu ibrahim aljabarti watto oo islamarkaasna aabihiis ahaa. Lasoco waa abtiris dhab ah iyo ba abtiris diineed. Doombiro ayuu guursaday saas beena ree sodogdiisa ku qaateen abtiris ka diineed ee ismaaciili ah. Ismaaciil ibrahiim ayaa isku badalay samaal hiil abroon oo ismaaciil baa wiil iyo aabo kadhigay afdoorsanku. Waa na sababta loo oron jiray soomaali waa dir iyo daarood illeen ayagaa ugu horreeyay. Marka daarood ismaaciil waa daarood samaale waana daarood soomaali. In kastuu afka iyo dhaqanka soomaaliyeed horey u jirey daarood waa ninkii islaam iyo soomalinimo ku kulmiyey in badan.
Samaal hiil abroon waa daarood ismaaciil ibrahim
Moderators: Moderators, Junior Moderators
-
- Posts: 23
- Joined: Sun Nov 11, 2018 1:59 pm
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Samaal hiil abroon waa daarood ismaaciil ibrahim
Sheekh darood isaga beelaha dirts dharka iyo diinta uu xiray.
They use to worship waaq before the have adopted Islam
This dhulbahnte darood if u could read Arabic in Oman
They use to worship waaq before the have adopted Islam
This dhulbahnte darood if u could read Arabic in Oman
-
- Posts: 7
- Joined: Wed Oct 24, 2018 4:01 pm
Re: Samaal hiil abroon waa daarood ismaaciil ibrahim



-
- Posts: 7
- Joined: Wed Oct 24, 2018 4:01 pm
Re: Samaal hiil abroon waa daarood ismaaciil ibrahim
Irir samale exposed as the urur beenaale it was.
- Kismaayo21
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2351
- Joined: Wed Jul 18, 2007 8:48 pm
- Location: Jaziiiraaa beachh
Re: Samaal hiil abroon waa daarood ismaaciil ibrahim
xiimaaya wrote: Thu Nov 15, 2018 7:16 pm Sheekh darood isaga beelaha dirts dharka iyo diinta uu xiray.
They use to worship waaq before the have adopted Islam
This dhulbahnte darood if u could read Arabic in Oman


-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 1011 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 3440 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 1054 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 15228 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 0 Replies
- 8766 Views
-
Last post by Libaaxseendheer
-
- 3 Replies
- 2046 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 20 Replies
- 29549 Views
-
Last post by MidriGeez
-
- 1 Replies
- 1107 Views
-
Last post by Faysal Cali Waraabe
-
- 17 Replies
- 265 Views
-
Last post by pmfaraajo