Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Post by theyuusuf143 »



70 jir sidaa u ordaya weligay ma arag. He is fit for service . :up:
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Post by barbarossa »

Reer baadiya gaabiya maa weligaa aragtey? Ugaar iyo xoolo sey u bursanaayeen bey waxey ku soo wada baxaan Usain Bolt.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Post by SahanGalbeed »

Muuse Biixi waa inu dadka ka cabanaya iska maslaxa . Shacabku Askari amar qaate ah , ma'aha. Haddad isku yara macaneyn kari laayahay dadka , waa laga saaraya meesha adeer!!
theyuusuf143
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17681
Joined: Sun May 01, 2011 1:15 pm
Location: "Dareen naxli reeba iyo nolosha aan loo sinayn naftaaday dhaawacaan" by dhaglas

Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Post by theyuusuf143 »

SahanGalbeed wrote: Sun Nov 18, 2018 6:41 am Muuse Biixi waa inu dadka ka cabanaya iska maslaxa . Shacabku Askari amar qaate ah , ma'aha. Haddad isku yara macaneyn kari laayahay dadka , waa laga saaraya meesha adeer!!
54% baa lagu soo doortay. Shacabku way taageersan yihiin. Dad dibadaha jooga uunba diidan iyo dabaajiir ay yagu dhaqdhaqaajiyan . Kuwaas na dhirbaaxo kulul baanu la dhacayna haday Hore u Socon waayaan.
User avatar
Timiro1999
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2765
Joined: Thu Dec 03, 2015 7:45 am

Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Post by Timiro1999 »

Muuse derder wuxuu la ordayaa waa baqe tolow odaygu wuxuu gashaday baa igu maqaalao ah bulletproof ayuu xidhay kkkķkk
Waar ilayn fuleynimaa orod leh bisinka iyo yaasinka ALLA yaa wadnahiisa eega xawliguu ku shaqaynayo DHUG DHUG
Muuse shaaniyow lii Kornayl Caare
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Muuse biixi madaxwaynaha ugu dheereeya caalamka

Post by xiimaaya »

Fulanimo la ordya he’s caught wearing bulletproof vest .


He is not man of the people

Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”