German Hostage Sonja Nientiet was freed by SOMALI NATIONAL ARMY

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
bashe19
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3303
Joined: Thu Apr 11, 2013 6:57 am

German Hostage Sonja Nientiet was freed by SOMALI NATIONAL ARMY

Post by bashe19 »

German Hostage Sonja Nientiet was fried by SOMALI NATIONAL ARMY

 Thread starter bashe19






Haweeney Ajnabi ah oo laga afduubtay Muqdisho oo lix bilood kadib lasoo badbaadiyay
November 21, 2018








Muqdisho (Caasimada Online)-Ciidamada dowladda Soomaaliya ayaa ku guuleystay inay soo furtaan Haweeney u dhalatay dalka Germany oo Bishii Shanaad ee sanadkaan laga Afduubtay magaalada Muqdisho.
Haweeneydaan oo lagu magacaabo Sonja Nienteit ayaa ka tirsaneyd hay’adda Laanqeyrta Cas, waxaana loo afduubtay gobolka Galgaduud, sida ay xaqiijiyeen ilo xog ogaal ah.






Haweeneyda ayaa kooxaha hubeysan waxaa la sheegay inay ku heysteen deegaan ka tirsan gobolka Galgaduud, laakiin si cad looma sheegin halka ay ku sugnaayeen.
Lama sheegin khasaare ka dhashay howlgalka, hase ahaatee 6 bilood kaddib Sonja Nientiet ayaa xorriyaddeedii dib u heshay Xalay, sida xubnaha saraakiisha howlgalka hogaaminayay ay shaaciyeen

Sonja Nientiet,ayaa laga afduubtay Xarunta Hay’adda Laanqeyrta Cas ee Magaalada Muqdisho,waxaana Afduubkaas lagu eedeeyay in ay geysteen shaqaale ka tirsanaa Hay’adda Laanqeyrta Cas.
Afduubkaas waxaa uu sababay Hay’adda in ay dhinto shaqaalihii ka joogay Soomaaliya sidoo kalena hakad geliso howlihii ay ka wadday Soomaaliya.


:dj:
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”