Page 1 of 1

Agaasime Jeeganta oo is casiley

Posted: Wed Nov 21, 2018 2:18 pm
by gobdoon
Burco
Agasimaha guud ee wasarada cadalada aya ku dhawaqay in uu shaqadi ka tegey kadib marki meel xabsi xariga laga laga jarayay uu taliyaha asluubtu agaasimaha ku yiri shut up goobta oo Biixina joogay.