Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Moderator: Moderators
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Muuse biixi u fiirsada bilowga somaliland dheh ayuu yidhi laakiin waa loo joojin waayay.suldaanku waa maakhiri hadalkiisana sarbeeb ayuu ku dhamaystay,fariin culusna wuu diray.
-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Muuse biixi waxu isku doontay mid ka mid ah rug cadayaasha gobolka sanaag , Waliba mid ka daran baa ku dhici laheed hadu tagi lahaa badhan , buuhoodle , las qoray , Muuse wuu iska ilaalin jiray ragga runta u sheega ee maanta nasiib dara ku dhacday lama ilawaan ah 
- Khalid Ali
- SomaliNet Super
- Posts: 32728
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Reality is sanaag Somaliland Halen calankasomaliland ba sudhan and no gadhweyn sultan owns rules that land that's the fact
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Jaamacbuuhoodle wrote: Mon Nov 26, 2018 7:43 am Muuse biixi waxu isku doontay mid ka mid ah rug cadayaasha gobolka sanaag , Waliba mid ka daran baa ku dhici laheed hadu tagi lahaa badhan , buuhoodle , las qoray , Muuse wuu iska ilaalin jiray ragga runta u sheega ee maanta nasiib dara ku dhacday lama ilawaan ah![]()

Jaamacbuuhoodle waa runtaa muuse biixi guulwadeyaal baa hor ordi jiray oo runta looma sheegi jirin laakiin maanta runtaa loo sheegay oo sanaag somali oo dhan baa lehe jeegaan male baa lagu yidhi.muuse ceerigaabo ayuu dirqi ku yimi isagoo rag reer ceerigaabo ah ku daba dhuumanaya.kuma dhaco inuu ceerigaabo bari uga baxo oo Laasqoray,badhan iyo hadaaftimo tago.
Jaamacbuuhoodle si fiican baynu u wada shaqayn doonaa insha allah.guul iyo gobanimo

-
- SomaliNetizen
- Posts: 621
- Joined: Wed Oct 03, 2018 4:51 pm
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Insha allah lolz wada shaqayn wacan guul iyo gobanimokaliil wrote: Mon Nov 26, 2018 8:13 amJaamacbuuhoodle wrote: Mon Nov 26, 2018 7:43 am Muuse biixi waxu isku doontay mid ka mid ah rug cadayaasha gobolka sanaag , Waliba mid ka daran baa ku dhici laheed hadu tagi lahaa badhan , buuhoodle , las qoray , Muuse wuu iska ilaalin jiray ragga runta u sheega ee maanta nasiib dara ku dhacday lama ilawaan ah![]()
![]()
![]()
Jaamacbuuhoodle waa runtaa muuse biixi guulwadeyaal baa hor ordi jiray oo runta looma sheegi jirin laakiin maanta runtaa loo sheegay oo sanaag somali oo dhan baa lehe jeegaan male baa lagu yidhi.muuse ceerigaabo ayuu dirqi ku yimi isagoo rag reer ceerigaabo ah ku daba dhuumanaya.kuma dhaco inuu ceerigaabo bari uga baxo oo Laasqoray,badhan iyo hadaaftimo tago.
Jaamacbuuhoodle si fiican baynu u wada shaqayn doonaa insha allah.guul iyo gobanimo![]()

Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Muse too coward to come to badhan iyo buuhodle he is lucky to come to ceetigaabo because it’s shared city
- kaliil
- SomaliNet Super
- Posts: 5400
- Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
- Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
[quote=Jaamacbuuhoodle
Jaamacbuuhoodle waa runtaa muuse biixi guulwadeyaal baa hor ordi jiray oo runta looma sheegi jirin laakiin maanta runtaa loo sheegay oo sanaag somali oo dhan baa lehe jeegaan male baa lagu yidhi.muuse ceerigaabo ayuu dirqi ku yimi isagoo rag reer ceerigaabo ah ku daba dhuumanaya.kuma dhaco inuu ceerigaabo bari uga baxo oo Laasqoray,badhan iyo hadaaftimo tago.
Jaamacbuuhoodle si fiican baynu u wada shaqayn doonaa insha allah.guul iyo gobanimo
[/quote]
Insha allah lolz wada shaqayn wacan guul iyo gobanimo

- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3237
- Joined: Sun Apr 07, 2013 5:26 pm
- Location: Khaatumo / Jubbaland
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Sanaag wixi uu dhasha Garaanaya beelo Soomaliyeed oo badan ba Deego. 4 reer ha uu Badnaadane.
- ReturnOfMariixmaan
- SomaliNet Super
- Posts: 7771
- Joined: Tue Apr 14, 2015 8:14 pm
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Sanaag is the home of alot of clan founders. Alot of our origin stories are based in Sanaag. From Abgaal to Isaaq to Daarood (Oday iyo Wiilkis Sade), Harti and Isaaq are buried in Sanaag.
Re: Sanaag somali oo dhan baa leh...suldaanka gadhweyn
Abdiweli in holy land
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 837 Views
-
Last post by kaliil
-
- 17 Replies
- 329 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 0 Replies
- 17 Views
-
Last post by lady_nas
-
- 0 Replies
- 310 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 0 Replies
- 419 Views
-
Last post by lady_nas
-
- 2 Replies
- 242 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 3 Replies
- 556 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 9 Replies
- 1448 Views
-
Last post by mashallahbro
-
- 18 Replies
- 2050 Views
-
Last post by MrPrestige