Somaliland milita surrendered to puntland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Somaliland milita surrendered to puntland

Post by xiimaaya »

Habar yonis iyo arap are giving up on the fight for lack of moral
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by xiimaaya »

Ciidamo kasoo Baxay Jiida Tukaraq oo lagu soo dhaweyey Qaybo kamid ah Mudug.
November 29, 2018 By News Desk Leave a Comment

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa xalay qayb kamid ah ciidamadaasi ay soo baneeyeyen saldhigyadii ay kulahaayeen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Ciidamo Gaashaman oo ilaa 150 Askari ah ayaa xalay isaga soo baxay deegaanka Tukaraq kadib markii ay sheegeen inaysan meeshaas ku haysan Daryeel Caafimaad iyo sidoo kale Dagaalka oo horay uga bilaaban waayey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool sida ay shegeen ciidamadan Gadooday.

Ciidamadaas qaybo kamid ah ayaa gaaray magaalo Xeebeeda gobolka Mudug ee Deegaanka Garacad iyadoo inta badan ciidamadaasi lagu xanibay magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Ciidamadan ka baxay Jiida Tukaraq ayaa la sheegay inay u badnaayeen Ciidamo laga kala keenay gobolka Mudug iyo Xarunta Madaxtooyada ee Puntland.
User avatar
barbarossa
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5560
Joined: Mon Sep 19, 2011 11:58 am
Location: Souviens-toi l'essentiel, oublie l'eccessoire.

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by barbarossa »

xiimaaya wrote: Thu Nov 29, 2018 3:06 am Ciidamo kasoo Baxay Jiida Tukaraq oo lagu soo dhaweyey Qaybo kamid ah Mudug.
November 29, 2018 By News Desk Leave a Comment

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa xalay qayb kamid ah ciidamadaasi ay soo baneeyeyen saldhigyadii ay kulahaayeen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Ciidamo Gaashaman oo ilaa 150 Askari ah ayaa xalay isaga soo baxay deegaanka Tukaraq kadib markii ay sheegeen inaysan meeshaas ku haysan Daryeel Caafimaad iyo sidoo kale Dagaalka oo horay uga bilaaban waayey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool sida ay shegeen ciidamadan Gadooday.

Ciidamadaas qaybo kamid ah ayaa gaaray magaalo Xeebeeda gobolka Mudug ee Deegaanka Garacad iyadoo inta badan ciidamadaasi lagu xanibay magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Ciidamadan ka baxay Jiida Tukaraq ayaa la sheegay inay u badnaayeen Ciidamo laga kala keenay gobolka Mudug iyo Xarunta Madaxtooyada ee Puntland.

War titleka iyo attached newswire isma lehe bal dib ugu noqo sheekada.
User avatar
Khalid Ali
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 32728
Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by Khalid Ali »

These are majeerteen the guy who posted this didn't even read his own content
User avatar
kaliil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5400
Joined: Thu Oct 30, 2003 7:00 pm
Location: Nin ku yidhi sinaanmayno adna diid sarayntiisa

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by kaliil »

Mujaahid xiimaaye waa runtaa ciidanku puntland bay isu dhiibeen laakiin ciidan sidaa u badan maaha.sarkaal arab ah iyo askar habar yoonis ah weeye.
User avatar
AwRastaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7612
Joined: Mon Nov 30, 2015 5:09 am

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by AwRastaale »

I think he is talking about this:



The isolation project is definitely falling apart.

I personally think it's well overdue. There is no reason why in 2019, there should be divisions and fake British borders amongst Somalis.

Certainly none of us support warlord Bihi.
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by xiimaaya »

AwRastaale wrote: Thu Nov 29, 2018 8:06 pm I think he is talking about this:



The isolation project is definitely falling apart.

I personally think it's well overdue. There is no reason why in 2019, there should be divisions and fake British borders amongst Somalis.

Certainly none of us support warlord Bihi.

Lol that’s it
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by xiimaaya »

kaliil wrote: Thu Nov 29, 2018 11:46 am Mujaahid xiimaaye waa runtaa ciidanku puntland bay isu dhiibeen laakiin ciidan sidaa u badan maaha.sarkaal arab ah iyo askar habar yoonis ah weeye.

Hehhehe was runta it’s not 150 it’s mj source



But it’s definitely going left for jeegan
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by xiimaaya »

barbarossa wrote: Thu Nov 29, 2018 3:26 am
xiimaaya wrote: Thu Nov 29, 2018 3:06 am Ciidamo kasoo Baxay Jiida Tukaraq oo lagu soo dhaweyey Qaybo kamid ah Mudug.
November 29, 2018 By News Desk Leave a Comment

Deegaanka Tukaraq ee Gobolka Sool oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Puntland iyo kuwa Soomaaliland ayaa xalay qayb kamid ah ciidamadaasi ay soo baneeyeyen saldhigyadii ay kulahaayeen deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool.

Ciidamo Gaashaman oo ilaa 150 Askari ah ayaa xalay isaga soo baxay deegaanka Tukaraq kadib markii ay sheegeen inaysan meeshaas ku haysan Daryeel Caafimaad iyo sidoo kale Dagaalka oo horay uga bilaaban waayey deegaanka Tukaraq ee gobolka Sool sida ay shegeen ciidamadan Gadooday.

Ciidamadaas qaybo kamid ah ayaa gaaray magaalo Xeebeeda gobolka Mudug ee Deegaanka Garacad iyadoo inta badan ciidamadaasi lagu xanibay magaalo madaxda Puntland ee Garowe.

Ciidamadan ka baxay Jiida Tukaraq ayaa la sheegay inay u badnaayeen Ciidamo laga kala keenay gobolka Mudug iyo Xarunta Madaxtooyada ee Puntland.

War titleka iyo attached newswire isma lehe bal dib ugu noqo sheekada.
Awrstale fixed it
User avatar
xiimaaya
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4354
Joined: Mon Feb 13, 2012 8:07 pm

Re: Somaliland milita surrendered to puntland

Post by xiimaaya »

Khalid Ali wrote: Thu Nov 29, 2018 7:35 am These are majeerteen the guy who posted this didn't even read his own content

Khalid you have been humbled lately you are not yourself.


It’s sad ninyahow waa iss badashy you are not so confident anymore .
Post Reply
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”